Radio Shabeele oo Albaabada loo laabay iyo Shaqaalihii ka Hawl galayay oo Xabsiga loo Taxaabay

    Muqdisho 26.October 2013 (SDN)- Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa goor dhow gaari shabaqle ah ku guray shaqaalaha Idaacada Shabelle, kadib markii ay diideen in dhismaha idaacada ay ka baxaan. Wararka ayaa sheegaya in ilaa 20-shaqaale oo rag iyo dumar isugu jiray ay ciidamada ku kaxeeyeen gaariga shabaqlaha ah, waxaana loo qaaday dhinata Xarunta dambi baarista ee…

    Read More

      Eedaysanihii Rasaasta la Beegsaday Xildhibaan Qabile oo la Qabtay iyo Taliyaha Booliska oo ka hadlay

      Hargaysa 26.October 2013 (SDN)- Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay boolisku ay khamiistii ku soo qabteen degmadda Dacar-budhuq ninkii rasaaseeyay afar habeen ka hor xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka tirsan aqalka wakiiladda. Taliyaha oo maanta xafiiskiisa ugu waramayay warbaahinta waxa uu sheegay in ninkaasi…

      Read More

        Munaasibad lagu sii Sagootinayay Arday ka Qalin Jebisay Kuliyada Sharciga ee Jaamacada Hargaysa oo lagu qabtay Mansoor Huteel

        Hargaysa 26.October 2013 (SDN)- Wasiirada Wasaaradaha Duulista iyo Hawada, Qorshaynta Qaranka iyo Hawlaha Guud iyo Madax kale ayaa ka qayb galay Munaasibad loogu sameeyay Huteel Maansoor ee Magaalada Hargaysa 57 Arday oo dhawaan ka Qallin jebiyay Kulliyada Sharciga ee Jaamacada Hargaysa. Todoba iyo Kontonkan arday oo Lix iyo Labaatan ka Mid ahi haween ahaayeen waxaa…

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo oo Qaabilay Madaxa Urur Weynaha Qaarada Yurub u qaabilsan Horumarka {DHAGAYSO}

          Hargaysa 26.October 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo uu weheliyo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta xafiiskood ku qaabilay Wefti uu hogaaminayo Madaxa Urur Weynaha Qaarada Yurub ee Xaga Horumarka Erik Solheim oo booqasho shaqo ku yimid . Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashiga ee Somaliland…

          Read More

            Radio Shabeele oo Hawada laga Saaray iyo Ciidamada Dawlada oo ku Gedaaman dhismaha Idaacadaas

            Muqdisho 26.Octiber 2013 (SDN)- Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya ayaa ku hareereysan dhismaha Idaacada Shabelle ay ka degan tahay agagaarka Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho, iyadoo Idaacada goor dhoweyd hawada laga saaray. Sida ay sheegayaan wararka ciidamadan ayaa fulinaya amar ka soo baxay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka, kaasoo ku saabsan in Idaacada Shabelle ay…

            Read More

              Ku xigeenka xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay Jan Eliasson oo Maanta Muqdisho ka Degay

              Muqdisho 26.October 2013 (SDN)- Ku xigeenka xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay Jan Eliasson ayaa maanta booqday magaalada Muqdisho iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Ujeeddada socdaalkiisa ayaa lagu sheegay in ay tahay sidii uu ugu kuurgali lahaa horumarka kala duwan ee laga hirgaliyay Soomaaliya. Jan Eliasson ayaa ku ammaanay dowladda…

              Read More

                Xisbiga Waddani oo beeniyay inay ku gacan saydheen Shirweynihii Talo Qaran,Shaaciyayna Mawqifkooda dhabta ah

                Hargaysa 26.October 2013 (SDN)-Xisbiga Mucaaridka ah e Waddani ayaa maanta beeniyay War lagu baahiyay Wargayska Saxan Saxo oo ka mid ah Warsidayaasha ka soo baxa Caasimada hargaysa isla markana lagu sheegay in Xisbiga Waddani uu ku Gacan saydhay Shirweyne Talo qaran oo Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranku ku sheegeen inay qaban qaabadiisa ku wareejiyeen…

                Read More

                  WERIYAHA KALA KORAY EE MUNIIR LAGU MAGACAABO

                  Waxaa la yaab iyo u qaadan waa igu noqotay markaan arkay maqaal uu ka horay weriye, weriye kale oo ay weliba dad isugu dhawaayeen kana wada tirsanaayeen Tv ga qaranka kaasi oo ah Muniir Axmed Cige iyo weriyaha uu maqaalka ka sameeyey oo ah Maazim Axmed Cawaale oo dalka uga baxay fursad waxbarasho oo uu…

                  Read More

                    Searching For A Scapegoat For the Oil Fiasco

                    I have known Mr Mohammed Bihi Yonis for many years. He is a highly educated, experienced and a very accomplished person. Through his influence, intelligence and charming personality, Mr Yonis helped many Somali professionals find lucrative opportunities in various international development organizations. Mr Yonis’ extensive professional and personal Rolodex includes influential and powerful players in…

                    Read More

                      Digniin Culus oo ku socota dadka Cuna ama ka Ganacsada Qaadka ee ku nool ama degan Cariga Ingiriiska (

                        Sidaad  la socotaan waxaa wadanka Ingiriiska lagaga  dhawaaqey taariikhdu markii ay aheyd 3/7/13 in Qaadka laga joojin doono ( mab-nuuc) dhamaan cariga ingiriiska dhamaadka sanadkan 2013 ama labada week ee u-horeeya sanadka cusub ee soo socda.     Hadaba Waxaa si is-daba joog ah uga  socda  Caasimada Ingiriiska ee  Magaalada London shir-doodeedyo iyo waab-hawleedyo is-daba joog ah oo badan oo…

                      Read More

                      Yaya Toure Waa Iney Fifa Iyo Uefa Wax Ka Qabato Cusurinimada Lugula Kacayo Ciyaartooyda Afrika.(By Jaahuur)

                      London-Oct-26-2013-(SDN)-Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula caraabeynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska iyo Yaya Toure oo afka furtey,markii taageerayaasha Russia ugu yeedheen daanyeer ciyaar dhexmartey Man City iyo CSKA oo ka dhacdey Moskow. Ciyaar aad u xiisa badneyd oo ka dhacdey magaalo madaxds Russiaa ee Moscow,dhex marteyna Man City iyo CSKA kana tirsaneyd Champion League ayaa 2-1…

                      Read More

                        Somali Central Regions Hold Administrative Conference in Nairobi

                        A conference on the formation of an administrative region for Somalia’s central regions opened in Nairobi Wednesday (October 23rd) with representatives from Galgadud, Galmadug, and Himan and Heeb attending, UN-funded Radio Bar-Kulan reported. Somali lawmakers and representatives from the international community also attended the conference, which was opened by Somalia’s Ambassador to Kenya Mohamed Ali…

                        Read More

                          Dhismaha Maamul Cusub oo loo sameeynayo Gobolada Dhexe ee Soomaaliya oo Nairobi ka socda,maxeyse Ahlu Suna ka tiri?

                          Nairobi Oct 26,20139SDN)-Kulan maamul loogu sameynayo gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya ayaa 23kii bishan ka furmay magaalada Nairobi. Kulan ayaa waxa ka qeybgalaya masuuliyiin ka kala socda maamulada Galgaduud,Galmudug iyo Ximin iyo Xeeb. Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya iyo xubno ka mida beesha caalmka ayaa ka qeybgalay furitaankii kulanka oo uu furay Safiirka Soomaaliya u…

                          Read More

                            Shaqaalaha Dawladda Federalka ah Oo Aan Muddo 3-Bilood ah wax Mushahar ah Qaadan

                            Muqdisho:26-Oct-2013(SDN)-Guud ahaanba shaqaalaha Dawladda Federalka ah ee soomaaliya, ayaa ka cabanaya  mushahar la’aan muddo sadde bilood ah, iyadoo Haatan ay madaxa la gelayaan bishii Afraad oo Mushahar la’aan ah. Shaqaalahan ayaa Guud ahaanba Noloshoodu gashay heer aad u culays badan oo ay noloshu ku adkaato, waxana arrintani keenti kartaa halis cusub oo dhinaca ammaanka ah….

                            Read More

                              Askarigii Weeraray Md. Qabille Oo Awood Wasiir Kaga Muruxsaday Gacanta Ciidanka Iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Amray In 24 Saacadood Dib Loogu Soo Qabto

                              Hargeysa:26-2013 (SDN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa la sheegay in Shalay uu amar ku siiyey Ciidammada Amniga inay Afar iyo labaatan saacadood gudahood gacanta ku soo dhigaan Md. Tabaarik Maxamed Ducaale oo ah Ninkii Xabadda ku riday Xil. Maxamed Faarax Qabille oo ka tirsan Golaha Wakiillada. Amarka Madaxweynaha ayaa yimid…

                              Read More

                                Xukuumadda Siilaanyo Oo Mar Labaad Khuuro Dheer Gashay Iyo Khatar Ammaan Oo Kasoo Fool Leh Shirka Degmada Taleex

                                Taleex:26-Oct-2013 (SDN)- Xukuumadda Somaliland ee uu haatan gadhwadeenka u yahay madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa markii labaad indhaheeda ku daawanaysa shirka kooxda Fidnada jecel ee khaatumo uga socdo Deegaanka taleex oo u jeeddadiisu tahay in lagu hagardaameeyo Nabadda somaliland.  Kooxda faashiliinta ah ee khaatumo la baxday ayaa sannaddii 2011-kii shir sidan oo kale ah…

                                Read More

                                  UK Somali Week Festival 2013

                                  Kayd Somali Arts and Culture, in collaboration with Redsea-online Cultural Foundation and other partners, are proud to present Somali Week Festival 2013. This year’s festival will run from Friday 18th to Sunday 27th October at Oxford House, Derbyshire Street, London, E2 6HG. Somali Week Festival is an integral part of Black History Month and offers…

                                  Read More