Somalia’s Al-Shabab says it bombed Mogadishu eatery

    Mogadishu, Sep 08, 2013 (SDN) —The Somali Islamist militant group al-Shabab has said it bombed a popular restaurant in the capital Mogadishu, killing 15 people. The group said it had attacked the Village restaurant because it is frequented by Somali MPs. Explosions ripped through the restaurant in the lunchtime attack, which apparently involved a car…

    Read More

      Sababaha Biyo-kama-dhibcaanka ah ee loo Aanaynayo Bixitaanka shirkadda Genel Energy oo Xukuumadda wax laga saarayo

      Hargeysa:8-Sep-2013(SDN)-Ilaa iyo Haatan waxa ka soo baxaya warar is khilaafsan  oo ku saabsan sababta rasmiga ah ee shirkadda sahaminta shidaalka ee Genel Energy uga baxday Deegaamadii ay sahaminta ka wadday ee Somaliland. Iyadoo tallaabadaas ay ku dhaqaaqday  shirkaddu  ay tahay mid warwar iyo yaab ku abuurtay guud ahaanba shacabka reer Somaliland, ayaa ay xukuumaddu si…

      Read More

        Burco Oo Habeenkii Xabaalaha La Baloodhaynayo iyo Culimada oo Qaylo-dhaan ka soo saartay

        Burco:8-Sep-2013(SDN)- waxa Magaalo-madaxda Gobolka Togdheer ee Burco in muddo ahba ka taagnayd arrin naxdin leh oo ah inay dadka qaar Habeenkii meelaha Xabaalaha ah caalamadaysanay si ay jagooyin uga dhigaan. Dadkan dhaqanka ugubka ka ah ka wada magaalada, ayaa la sheegayaa inay  xilliyada habeenkii Gurayaan dhagaxaanta astaanta u ah xabaalaha ee dusha ka saaran, waxana…

        Read More

          Guddoomiye Cirro Oo Mudanayaasha Wakiillada u Fasaxay inay Su’aalo kaga Ciil Baxaan wasiir Waran-cadde, balse Hal su’aal ah isbaaro hor dhigtay

          Hargeysa:8-Sep-2013(SDN)-Guddoomiyaha Golaha wakiillada Somaliland  ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani,ayaa si  badheedh ugu diiday xildhibaanada Golaha inay waydiiyaan su’aal la xidhiidhay xisbiga waddani wasiirka arrimaha gudaha oo ay maalintii shalay su’aalo iyo ansixin iskugu darayeen. Wasiirka oo ay xildhibaanadu su’aalo badan ku  boobeen, ayaa uu Guddoomiye Cirro difaac adag ka galay in la weydiiyo…

          Read More

            Wasiirrada Arrimaha Dibadda iyo Caafimaadka Somaliland oo Kulamo Dubai kula Yeeshay Qurbejoogta

            DUBIA:8-Sep-2013 (SDN)-Wasiirrada Arrimaha dibadda iyo Caafimaadka Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis iyo Mudane Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-toosiye) oo socdaal shaqo ku jooga dalka Imaaraadka carabta ayaa  habeenimadii sabtida kulan la yeeshay jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan magaaladda Dubia oo ay kala hadleen sidii la iskugu xidhi lahaa dedaaladda xukuumadda iyo qurbo-joogga oo ah danjireyaal kaalin…

            Read More

              Nuxurka Kulan Al-baabadu u xidhnaayeen oo Dhex maray Guddida Arrimaha Bulshada ee Golaha Wakiillada iyo wasiir Xirsi

              Hargeysa:8-Sep-2013(SDN)- Wasiirka wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland  xirsi  Cali Xaaji Xasan, ayaa maalintii shalay kulan albaabadu u xidhnaayeen la yeeshay Guddida Arrimaha Bulshada ee Golaha Wakiillada Somaliland. Kulankan oo ka dhacay Xafiiska gaarka ah ee Guddidaas, ayaa ahaa mid xog-waratsi ahaa oo salka ku hayey xeer dhawaan wasiir xirsi u soo Gudbiyey Golaha wakiillada oo ku saabsanaa…

              Read More

                Mujaahid xasan ciise Oo Mar Kale Ku Baaqay Inaanay Ka Tanaasuli Doonin Shirka Qaran ee ay Ku Baaqeen

                Hargeysa:8-Sep-2013(SDN)-Muj. xasan ciise jaamac oo ka mid ah siyaasiyiinta ku bohowday madasha wad-atashiga iyo Toosinta Qaranka, ayaa mar kale ku celiyey inay ka Go’an tahay qabashada shirka qaran ee ay hore ugu baaqeen Madasha wada-tashiga iyo toosinta Qaranka ee uu xubinta ka yahay. Xasan ciise   oo maalintii shalay la hadlayey qaar ka mid ah warbaahinta…

                Read More

                  Qaramada Midoobay , Midawga Afrika iyo Madaxda Soomaaliya Oo Ka Hadlay Weerarkii Dadka Badani Ku Dhinteen ee Ka Dhacay Muqdisho

                  Muqdisho:Sep-8-2013(SDN)- Ergyga Qaramada Middobay u qaabbilsan Arrimaha Soomaaliya Nicholas Kay, ayaa cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee maalintii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo ay ku dhinteen in ka badan 18-qof oo intooda badan ahaa dad shacab ah, tiro intaas ka badanina ku dhaawacmeen. Qaraxyadaas ismiidaaminta ah oo Mas’uuliyaddooda ay sheegatay ururka Al-Shabaab, ayuu ku tilmaamay…

                  Read More

                    Xukuumadda Somaliland Oo Markii Ugu Horraysay Si Rasmi ah Uga Hortimi Shirka Qaran ee Madasha Wada-tashigu ku Dhawaaqeen inay Qaban Doonaan

                    Hargeysa:8-sep-2013(SDN)-Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horraysay si cad uga hortimi dhawaaqii ka soo yeedhay madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranka ee ay ku iclaamiyeen inay Bisha Soo socota ee Otober qaban doonaan shirweyne Qaran. Wasiirka Wasaaradda  Arrimaha Gudaha somalilanda Cali Maxamed Waran-cadde oo ku Hadlayey afka Xukuumadda  uu ka tirsan yahay, ayaa maalintii shalay si rasmi…

                    Read More

                      Labo Wariye oo dhawacyo fudud ka soo gaareen Weerarkii Isqarxinta ahaa

                      Mogadishu, September 08, 2013–Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed waxa uu ogaaday in labo suxufi ay dhaawacyo ka soo gaareen weerarkii isqarxinta ahaa ee lagu qaaday maqaayada The village ee ku taala guriga hooyooyinka ee magaalada Muqdisho taariikhdu marka ay ahayd September 07, 2013, weerarkaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 18 qof oo dhacay abaaro 11:00am….

                      Read More

                        DAAWO:Madaxweynaha Jubba oo Muqdisho gaaray

                        Muqdisho Sept 08,2013(SDN)-Madaxweynaha maamulka Juba Axmed Maxamed Islaam ayaa safar ku yimi magaalada Muqdisho si loo sii anba qaado wadahadaldii iyo heshiisyadii Adis Ababa. Madaxweynaha ayaa waxa garoonka diyuuradaha Muqdisho ku soo dhaweeyay wasiirka arrimaha guddaha ee Soomaaliya Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo xubno sare oo dawlada ka mid ah.DAAWO.

                        Read More

                          Xabsi lagu Carbiyo Kooxda Alshabaab oo dab qabsaday iyo Toban ka Mid ah Dagaalyahanadooda oo ku Geeriyooday

                          Buulo-mareer 07.Sep 2013 (SDN)- Ugu yaraan 10-qof oo isugu jira dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab, rayid iyo maxaabiis ayaa ku dhintay dab xalay saqdii dhexe ka kacay xabsi ay maamusho Al-shabaab oo ku yaala deegaanka Buulo-mareer ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Xabsigan ayaa la sheegay inay ku jireen maxaabiis u xirxiran Al-shabaab iyadoo 3-ruux oo ka mid…

                          Read More

                            Kooxda Alshabaab oo Sheegatay Mas’uuliyada Qaraxii Maanta ka dhacay Makhaayada The Village ee Muqdisho

                            Muqdisho 07.Sep 2013 (SDN)- Kooxda Al Shabaab  ayaa sheegatay mas’uuliyadda weeraro qaraxyo ah oo maanta barqadii   ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya Sida ku xusan war-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska war-faafinta ee kooxda xariirka laleh Al-qaacida qaraxyada ayaa lala beegsaday halka loo yaqaano maqaayadda  The Village  ee ku taalla degmada  Xamarweyne, halkaas oo ay…

                            Read More

                              Somaliland: SOHASCO and Caritaz Concludes Site Supervision Training for 20 Members

                              Hargeisa September 7, 2013 (SDN)—Somaliland Health and Social Care Organization (SOHASCO)  and Caritaz, an International NGO have concluded Site Supervision Training for 20 members from the districts of Maroodi Jeeh region and awarded certificate of completion in a closing ceremony held at Mansoor Hotel in Hargiesa. Participants of the training were including Foremen for constructing…

                              Read More

                                “Argagixisadu waxay caqabad ku tahay dadka Soomaaliyeed, wadamada Gobolka” Danjire Nicholas Kay

                                Nairobi , 07 Sebtember 2013 (SDN)- Ergayga-Gaarka  ah  ee Xoghaya- Guud ee Qaramadda Middoby, Nicholas Kay, ayaa cambaareeyay weerarka ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Sida la soo sheegay, qof isa- soo miidaamiyay iyo gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa ayaa  lagu qarxiyay goob ay ka buuxeen dadka, halkaasi oo  ay ku taalo makhaayad The…

                                Read More