Wasiirka Madaxtooyada oo Mar kale Maanta Hortagay Golaha Wakiilada iyo Qadiyada Wadooyinka {DHAGAYSO}
Hargaysa 09.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada ee Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa maanta Mar labaad hor tagay Golaha Wakiilada ee Somaliland isla markaana faah faahin ka siiyay Mudanayaasha Dayac Tirka iyo Dhismayaasha Wadooyinka . Fadhigan Waxaa Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Waxa uu Wasiirku Tilmaamay in…
