Madaxweynaha Mareykanka oo taageero uga Heysan goleyaasha dalkaasi si Syria uu u weeraro
Washington Sept 09.2013(SDN)-Madaxweynaha Dalka Mareykanka ayaa ilaa iyo haatan aan ku qancin golleyaasha Baarlamaan ee dalkaasi in ay weeraraan dalka Syria si loo ciqaabo xukuumada Asaad. Tiro koobyo kala duwan oo aay soo bandhigeen warbaahinta Mareykanka ayaa muujinaya in labada aqal ee baarlamaan ee dalkaasi ay xubnahoodu ka soo horjeesteen weerar lagu qaado Syria. Madaxweynaha…
