Saraakiil Soomaali ah oo tababar uga qaybgalay Kampala

    Kampala 30.Aug 2013 (SDN)- Midowga Afrika ayaa maanta magaaladda Kambala ee dalka Uganda tabar ku saabsanaa horumarinta is-fahamka iyo u hoggaansanaanta sharciyada caalamiga ee bani’aadannimada ugu soo gabagabeeyay ku dhowaad 60 sarkaal oo ka tirsan ciidamada dowladda federaalka ee Soomaaliya. Tababarka oo ay fududeeyeen qeybta xaquuqul-insaanka ee xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ee UNSOM…

    Read More

      Xubno Wasiiro ah oo Socdaal Maanta ku tagay degmada Sallaxley iyo Ujeedada uu la xidhiidho

      Sallaxley 30.Aug 2013 (SDN)- Wasiirada Wasaaradaha Warfaafinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse,Arrimaha Dibada Mudane Maxamed Biixi Yoonis iyo Wasiirul dawlaha wasaarada Madaxtooyada Mudane Maxamed Muuse Abees ayaa maanta Socdaal ku tagay Magaalada Sallaxley. Wasiirada oo ay Weheliyaan Xildhibaan Cabdi raxmaan Cismaan Caalin oo ka tirsan Golaha Wakiilada,Gudida dhismaha wadada cad,iyo Hablo Qurbejooga deegaanka degmada Sallaxley…

      Read More

        Ciidamada Dawlada oo Hawlgal ay ka sameeyeen Magaalada Muqdisho ku qabqabtay Xubno la sheegay inay Al Shabaab yihiin

        Muqdisho 30 Aug 2013 (SDN)- Ciidamada ammaanka ee dowladda ayaa howlgal ay xalay ka sameeyeen magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ku soo qabqabteen maleeshiyaad farabadan oo ka tirsan  Al Shabaab sida ay warbaahinta dowladda lagu sheegay kuwaasi oo isugu jiray Soomaali iyo Ajaanib. Howlgalkan oo xalay saqdii dhexe ciidamada amaanka ay ka sameeyeen Hoteelo yar…

        Read More

          Munaasibad lagu sii Sagootiyay Kooxdii Kubada Kolaga ee Jabuuti oo lagu qabtay Hargaysa

          Hargaysa 30.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha, Wasiir Ku Xigeenada Warfaafinta iyo Cadaaladda, , Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ciyaaraha iyo masuuliyiin kale ayaa ka qayb galay Xalay Munaasibad ay Shirkada Isgaadhsiinta ee Telesom u samaysay Kooxdii Kubada Kolayga ee Ka Socday Wadanka Jabuuti. Ciyaaryahanadan oo maalmihii ugu dambeeyay booqasho ku joogay Magaaladda Hargeysa ayaa waxa…

          Read More

            Fawziya Yuusuf “Dowladda China waxa ay dib u dhiseysaa wadada xiriirisa Gaalkacyo iyo Burco….

            Muqdisho Aug 30,2013(SDN)-Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Fawziya Yuusuf Xaaji Aadam oo maanta Caasimadda Muqdisho dib ugu soo laabatay kadib safar shaqo oo qaatay muddo ka badan hal todobaad oo ay ku joogtay wadanka China iyada iyo wafdi ay hogaamineysay oo ay ka mid ahaayeen Wasiiru dowlaha Arrimaha…

            Read More

              Wasiirka Macdanta iyo Tamarta oo Khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka Jeediyay Shir Caalami ah oo Arrimaha Macdanta ah

              Melbourne, Australia 30.Aug 2013 (SDN) – Waxa weli si habsami leh u socda shirweynihi caalamiga ahaa ee loo yaqaaney AfricaDownUnder Conference, ee ka socda magaalada Perth ee galbeedka dalweynaha Australia. Hadaba waxa maanta shirkaas qudbad dheer oo dhaxal gal ah isla markaasna taariikhi ah ka jeediyey wasiirka macdanta iyo khayraadka ee Jamhuuriyada Somaliland. mudane Xuseen…

              Read More

                “Golahan Wakiilada Xukuumada ayaa Fadhiid ka dhigtay iyadaana la Weydiinayaa inay awoodii ka qaaday” Waraysi gaar ah Xildhibaan Bulqaas {DHAGAYSO}

                Hargaysa 30.Aug 2013 (SDN)- Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Somaliland , ayaa ka hadlay  kulamadii qarsoodiga ahaa ee ay maalmahanaba xildhibaanadu albaabada iskusoo xidheen, waxa kale oo uu ka hadlay aragtidiisa ku wajahan sababta keentay fadhiidnimada Golahooda  oo uu nisbeeyey dhinaca xukuumadda. waxa kale oo uu xildhibaanku ka…

                Read More

                  Wasiirka Arrimaha Dibada Somalia oo ku soo laabatay Muqdisho kana Warantay Safarkeedii China

                  Muqdisho 30.Aug 2013 (SDN)-R/wasaare ku xigeen ahna wasiirka arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabatay kadib booqasho qaadatay hal todobaad oo ay ku tagtay dalka Shiinaha. Wafdi ay hogaaminayso R/wasaare ku xigeen ahna wasiirka arrimaha dibadda Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa saaka ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde iyadoo…

                  Read More

                    Waftigii uu Hoggaaminayey wasiir waran-cadde oo Burco ku sugan iyo socdaal kale oo Turxaan Bixin ah oo u qorshaysan

                    Burco:Aug-2013-(SDN)-Waftigii ballaadhnaa ee uu hogaaminayey wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, ayaa haatan ku sugan Magaalada Burco ee Gobolka Taogdheer. Waftiga oo muddo badan ku manqaa daminta iyo xal u helidda shaqaaqooyin kala dambeeyey oo ka taagnaa Deegaanada Bariga Somaliland, ayaa u jeedooyinkoodii guul ka soo gaadhay, waxana ay hadda ku talo jiraan inay u baxaan dhinaca…

                    Read More

                      Kufsiga oo La sheegay Inuu Soomaaliya kusii Badanayo iyo warbixin cusub oo Laga soo Saaray

                      Nairobi:30-Aug-2013- (SDN)-Hay’adda u doodda xuquuqda Aadamaha ee Amnesty International, ayaa jimcahan maanta ah warbixin ay soo saartay, waxa lagu sheegay warbixin ay soo saartay Jimcaha maanta ah, waxaa lagu sheegay in xeryaha ay degen yihiin Dadka Barakacayaasha ah gaar ahaan Magaalada Muqdisho ay wajahaan tacadiyo dhinaca galmada ah iyo dhiibaatayn kale oo loo gaysto. Warbixinta…

                      Read More

                        Dagaal Culus oo Xalay ka dhacay Degmada heliwaa ee Gobolka Banaadir

                        Muqdisho:30-Aug-2013-(SDN)-Dagaal faraha la iskula Tegey  oo Daqiiqado Soconayay, ayaa Habeenkii xalay  waxa uu ka dhacay Degmada Heliwaa Ee Gobolka Banaadir. Dagaalkan oo la isku adeegsaday Hubka Noocyadiisa kal duwan, ayaa u dhexeeyey kooxo hubaysan oo loo malaynayo inay ka tirsanaayeen kooxda Al-shabaab iyo ciidamada Dawladda ku-meel-gaaadhka ah. Wararka  Aanu ka helayno degmada hilwaa ayaa sheegaya …

                        Read More

                          “Dawladdu dhul aanay Maamulkeedaba Gaadhsiin oo ay Dadka Jooga Didisay, Maaha inay Maanta Tidhaahdo Nin baa Soo Galay, Xikmadduna maaha………..”xildh. Bulqaas.

                          Hargeysa:30-AUG-2013-(SDN)-Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha wakiilada Somaliland ee ka soo jeeda Deegaanka Bariga Sanaag, lagana soo doortay xisbiga Talada Haya ee Kulmiye, ayaa sheegay inaanay xukuumaddu xaq u lahayn  inay ka hadasho imaatinka Madaxweyen-ku-xigeenka Puntland ee Deegaanka Taleex. Xildhibaan Bulqaas oo maalintii shalay  si gaar ah ugu warramayey Shabakadda wararka…

                          Read More

                            Lacago Beer-abuur ah Oo Istaajiyey Ganacsigii Gobolka Sanaag, Noloshii Shacabka Oo Halis Ku jirta iyo Guddoomiyaha Baanka Somaliland Afka Ka Xidhay

                              Ceerigaabo: 30-Aug-2013-(SDN)-Guddoomiyaha Baanka Dhexe   ee Somaliland Cabdi Dirir Cabdi, ayaa diiday inuu jawaab cad ka bixiyo dhibaato laxaad leh oo shacabka Ku nool Gobolka Sanaag ay ku hayaan Lacago faalso ah oo lagu soo daabulay. Shacabka reer sanaag oo  isticaala lacagtii shilli soomaaligii hore ee Gobollada kale ee Somaliland laga beddelay, islamarkaana dhibaato dheeri…

                            Read More