Dhalinyaro Soomaali ah oo Minnesota isku leynaya
Minneapolis Aug 30,2013(SDN)-Booliska Minnesota ayaa baaraya dil ka dhacay magaalada Shoreview ka dib kolkii meyd la dhigay wado ka mida wadooyinka magaaladaasi. Dilkan u danbeeyay ayaa la aaminsan yahay in uu ku lug leeyahay dhalinyaro gobolkan ku nool oo dilal soo noqnoqday isu geysanayay. Meydkan u danbeeyay ee la helay ayaan wax cadeyn ah oo…
