Wasiirka Arrimaha dibada oo ka hadlay dhabaha uu u Jeexayo Siyaasada arrimaha dibada Somaliland {DHAGAYSO}

    Hargaysa 31.Aug 2013 (SDN)  Wasiirka wasaarada arrimaha dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Maxamed Biixi Yoonis aya maanta faahfaahin ka bixiyay dariiqa uu marayo hirgalinta iyo ka dhabaynta siyaasada arrimaha dibada ee loo igmaday. Wasiirka ayaa tilmaamay in Khibrada uu u leeyahay Shaqooyinka Qaramada Midoobay ay qayb ka noqon doonto siyaasadiisa cusub isagoo hadalkan ka…

    Read More

      “Waxaanu doonaynaa in Saxaafada Madaxa banaan iyo Ta dawlada aanu walaalayno labadana uu Sharcigu ka sareeyo” Wasiir Cukuse {DHAGAYSO}

      Hargaysa 31.Aug 2013 (SDN) Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa sheegay inuu ka shaqaynayo sidii isfaham iyo wada shaqayn buuxda uu uga dhex samayn lahaa Xukuumada iyo bah’da Saxaafada . Wasiirka Warfaafintu waxaa kale oo uu ka waramay Ahmiyada ay Wasaarada Warfaafintu u leedahay dalka waxaanu  hadalkan ka jeediyay…

      Read More

        Madaxweynaha Somalia oo Jawaab ka bixiyay Hadal uu Warbaahinta u Mariyay Madaxweynaha Punt land {DHAGAYSO}

        Muqdisho 31.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo ka jawaabey hadallo deel qaaf ah oo maalmaha ka soo yeeray Hogaamiyaha waqtgiisu dhamaaday ee Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole  ayaa sheegay in Faroole uusan ahayn qof caadi ah isla markaasna hadaladiisu aysan ahayn kuwo fadhiya. Madaxweynaha oo su,aalo la waydinayey ka jawaabayey ayaa shaaciyey…

        Read More

          Baanka Somaliland oo Lacagta Shilling Somaliland Gaadhsiiyay Magaalada Ceerigaabo iyo Maamulka Gobolka oo awaamiir cusub bixiyay

          Ceerigaabo 31.Aug 2013 (SDN)-Shir jaraa’id oo ay qabteen Gudoomiyaha Gobolka Sanaag,Maayarka Degmada Ceerigaabo iyo Mas’uuliyiin ka socota Bangiga Somaliland ayaa maanta shaaciyay inay keeneen lacag badan oo shilling Somaliland ah oo lagu badbaadinayo Gobolka isla markaana lagaga hortagayo lacagaha faalsada ah ee Somaliga . Waxay Madaxdani sheegeen inay u fureen Kaalin lagu bedelayo lacagtaas taas…

          Read More

            Abaanduulaha ciidamada Xooga dalka Somalia oo tagay deegaanka Caabudwaaq

            Caabud waaq 31.Aug 2013 (SDN)- Abaanduulaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Cabdirisaaq Khaliif Cilmi oo ay la socday guddoomiyaha cusub ee gobolka Galgaduud Xuseen Cali Wehliye Cirfo iyo Saraakiil ka tirsan ciidamada dowlada ayaa maanta gaaray degmada Caabduwaaq ee gobolkaas. Maamulka degmada Caabudwaaq ayaa abaanduulaha ku wareejiyay ciidamada iyo qalabka ciidan ee degmada ay gacanta…

            Read More

              Golaha Wakiilada oo soo bandhigay Waxyaabaha ay kaga wada hadlayeen Shirar Maalmihii u danbeeyay ay Albaabada isugu Xidheen

              Hargaysa 31.Aug 2013 (SDN)- Golaha Wakiilada ee Somaliland ayaa Warsaxafadeed ay maanta soo saareen waxay faahfaahin kaga bixiyeen fadhiyo albaabadu u xidhnaayeen oo ay yeesheen Todobaadkii hore . Warsaxaafadeedkan oo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamd C.laahi Cirro u jeediyay Mudanayaasha aqalka Wakiilada ayaa u dhignaa Sidan :-Golaha Wakiilada JSL oo ah Golaha sharci dejinta…

              Read More

                Xisbiga UCID oo Iclaamiyay Shir aan Ujjedadiisa la shaacin

                Hargeysa Aug 31,2013(SDN)-Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa manta war uu soo saaray ku sheegay in ay qabsanayaan kulan degdega oo uu yeelanayo gollaha dhexe ee Xisbiga Bisha ina heysa 15keeda. Xoghaya Gollaha dhexe ee xisbiga oo arrinkan Iclaamiyay ayaa saxaafada gaarsiiyay ogeysiiskan: Ujeedo: Ogaysiin Waxa La Ogaysiinayaa Dhamaan Xubnaha Golaha Dhexe iyo Guddida Fullinta…

                Read More

                  Somaliland: Unsafe heaven to anti-peace elements

                  Addis Ababa, Aug.31, 2013 (SDN)-Ethiopia, in collaboration with the Somaliland people, has made Somaliland and its vicinity unsafe haven to terrorist groups and anti-peace elements. This was said by the Ethiopian Ambassador to Somaliland Brigadier General Berhe Tesfay during an interview with waltainfo.com in Addis Ababa where he also said that Ethiopia has sacrificed a…

                  Read More

                    Wasiirka Macdanta iyo Tamarta oo Khudbad dhinacyo badan taabaysa ka jeediyay Shirkii Caalamiga ahaa ee Macdanta

                    Melbourne, Australia 31.Aug 2013 (SDN)- Waxa maanta la soo gabagabeeyey shirkii caalamiga ahaa ee loo yaqaanay Africa-DownUnder ee maalmahanba ka socday magaalada Perth ee galbeedka dalweynaha Australia. Hadaba wasiirka macdanta iyo khayraadka ee jamhuuriyada Somaliland mudane Xuseen Cabdi Ducaale ayaa guulo waa weyn ka soo hooyey. Kadib markii uu qudbad dheer ka hor akhriyey taas…

                    Read More

                      Somalia: President Hassan Announces National Reconciliation Conference in Mogadishu

                      Mogadishu, Aug.31, 2013 (SDN)-Somali president Hassan Sheikh Mohamud has officially announced on Friday that his government will host a national reconciliation conference in Mogadishu next month. “The government will arrange a wide level of reconciliation conference in Mogadishu to end crisis in Jubba region.” the president said during his address to the nation on Friday….

                      Read More

                        Somalia says ties with China growing

                        Mogadishu, Aug.31, 2013 (SDN)-Somalia says its relations with China is growing following a week-long official visit by the country’s foreign Minister Fawzia Yusuf as she returned to the capital Mogadishu on Friday. Fawzia, who is also deputy prime minister, said she met with top Chinese officials to discuss ways of strengthening bilateral ties between the…

                        Read More

                          Golaha Wakiilada Somaliland oo Dur duro ku Ansixiyay Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada

                          Hargaysa 31.Aug 2013 (SDN)- Fadhigii maanta ee golaha Wakiilada Somaliland oo uu Shirgudoominayay Gudoomiyaha Golahaasi Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Ciro ayaa Cod aqlabiyad ah ku meel mariyay ansixinta wasiirada wasaaradaha Arrimaha Dibada, Warfaafinta,Xidhiidhka Golayaasha,Boosaha iyo Isgaadhsiinta, Dib u dejinta,Wasiir ku xigeenada Ganacsiga,Qorshaynta, Gaashaandhiga iyo Wasiirul dawlaha Maaliyada. Fadhigan oo ay ka soo Xaadireen 51 Mudane…

                          Read More

                            Somalia: Federal Government to Open Talks with Puntland Administration

                            Mogadishu, Aug.31, 2013 (SDN)-Federal Government of Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud said on Friday his government wants to open talks with Puntland government in northern Somalia. “I am very sorry to hear Puntland’s decision on relations with Federal Government, we all remember that it [Puntland] was a strong base for the current government [Federal Government…

                            Read More

                              “Si adag ayaan u hor istaagi doonnaa shirkadahaasi inay Puntland ka shaqeeyaan, Masoo gali doonaan” Farroole

                              Garoowe 31.Aug 2013 (SDN)- Madaxwaynaha Puntland Dr. C/raxmaan Faroole ayaa sheegay in dawaladda Soomaaliya ay caqabad ku noqotay hirgalinta dastuurka Federaaliga ah ee Soomaaliya. Madaxwaynaha oo waraysi gaar ah siiyay wakaaladda wararka ee Reuters ayaa ayaa xusay in dawladda Muqdishu ku xadgudubtay habka faderaaliga ah . Wuxuu madaxwaynuhu sheegay in xukuumadda hadda jirtaa rabto inuu…

                              Read More

                                Madaxweynaha Somalia oo Sheegay inay ku hawlan yihiin qorshe cusub oo ku wajahan bixinta baasaboorada

                                Muqdisho 31.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday in ay dowladdu bilowday qorsheyaal ay ku sugeyso qaadashada baasaboorka Soomaaliga kuwaasi oo kasoo bilaabanaya Dowladda Hoose Madaxweynaha Jamhuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay arrimaha socdaalka iyo Bassaborka dalku uu leeyahay ayaa ku waramay in dowladda…

                                Read More

                                  Itoobiya “Somaliland Waa Goob Ka Caagan Argagixisadda iyo Kooxaha Nabad Diidka Ah” General Berhe Tesfay

                                  Addis ababa 31.Aug 2013 (SDN)-Itoobiya oo kaashanaysa dawladda Somaliland waxa ay ka dhigtay Somaliland iyo marinkeedaba goob u daran kooxaha argagixisada iyo canaasiirta nabad diidka ahba, sidaas waxa sheegay danjiraha Itoobiya u fadhiya Somaliland General Berhe Tesfay. Wareysi gaar ah oo wakaalada wararka Itoobiya (WIC) uu siiyay qunsulka guud ee Itoobiya u fadhiya Somaliland, waxa…

                                  Read More

                                    Wasaarada Amuuraha Gudaha oo ka hadashay Horumarinta Bilicda Magaalooyinka

                                    Hargaysa 31.Aug 2013 (SDN)- Agaasimaha Guud ee wasaaradda arimaha Gudaha Md Cabdi-semed Cumar Maal ayaa maanta ka hadlay kobcinta wasaaradda arimaha gudaha iyo qorshayaasheeda ku aaddan bilicda magaalooyinka iyo xidhiidhka golayaasha deegaanada dalka. Agaasimaha guud oo u waramayey wakaaladda wararka Somaliland ee Solna ayaa sheegay in maalinta berrito ee bilowga bisha sagaalaad ee sanadka 2013…

                                    Read More