Heshiiska dowladda Soomaaliya iyo maamulka Kumeel gaadhka ee Jubba
Addis Ababa 28.Aug 2013 (SDN)-Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamulka Axmed Madoobe ayaa maanta magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ku gaaray heshiis soo afjaray isfaham-waa u dhaxeeyay labada dhinac. Qodobbada ay ku heshiiyeen waxaa ku jira sameynta maamul ku-meel-gaar ah oo labo sano ah oo uu hoggaamiye ka noqonayo Axmed Maxamed Islaam (Axmed…
