Wasiirka Gaashandhigga Mareykanka Oo Tilmaamay Inay Sugayaan Amarkii ay Ku Weerari Lahaayeen Suuriya

    Washington:28-Aug-2013-(SDN)-Wasiirka Gaashandhigga Mareykanka  ayaa sheegay in ay sugayaan oo kaliya amar lagu siiyo weerar ay ku qaadaan Dalka Suuriya.    Chuck Hegal, Wasiirka Difaaca Mareeykanka ayaa tilmaamay inuu soo dhawaanayo wakhtigii weerarka lagu qaadi lahaa Dalka Suuriya si meesha looga saaro xukuumadda uu hgaamiyo Bashar Al Asad, iyadoo loogu marmarsoonayo inuu Adeegsaday hubka aadka wax…

    Read More

      Dalada Bulshada Rayidka ee Puntland oo madaxweyne Faroole ku eedeysay in uu faragelyay wadahadalada Jubaland iyo dawlada Soomaaliya

      Garoowe Aug 28,2013(SDN)-Afhayeenka dalada ururada bulshada rayidka ee Puntland ayaa ku eedeeyay madaxweynaha maamul-goboleedka Puntland in uu farogelin ku hayo wadahadalada Adis Ababa uga socda dawlada Soomaaliya iyo maamulka dhawaanta looga dhawaaqay Kismaayo ee Jubaland. Maamul-Goboleedka Puntland ayaa horaantii Bishan xiriirka u jaray dawlada dhexe ee Soomalaiya oo uu ku eedeeyay in ay ka jebisay…

      Read More

        Xarunta Jaamacadda Lincoln University ku Leedahay Dalka Malaysia oo Qiime-dhimis 50% u Samaysay Ardayda Reer Somaliland

        Hargeysa: 28-Aug-2013-(SDN) Munaasibad Ballaadhan oo  Jaamacada Lincoln university college ee xarumaha ku leh dalka kuna leh xarumaha Dalalka UK, US, Canada iyo Australia Gaar ahaan xarunteeda Malaysia Qiime-dhimis ugu samaynayso Ardayda Reer Somaliland ee Doonaysa inay waxbarashadooda sare (Undergraduate & Postgraduate) ayaa maalintii shalay lagu qabtay Huteel Mansoor ee Magaalada Hargeysa,   Munaasibaddan oo ay…

        Read More

          Warbixinadii ay ka qoreen suxufiyinta Somalidu Dr. Mohamed Abdilahi iyo horumarkii uu ku talabsaday intii uu joogay

          Marka hore waxan halkan ka salaamaya dhamaan akhristayasha maqaalkan meel kasta oo ay jooganba. Inta ka dib waxan jeclahay in aan in yar ka taabto marka hore waa kuma Dr. Mohamed Abdilahi Cumar. Sidaad la socotaanba Dr. Mohamed wuxu ahaa mudda ku dhaw 3 sanno wasiirkii arrimaha Dibada ee Somaliland. Sida la sheego wuxu ku…

          Read More

            Geel lagu kala dhacay Deegaanka Kalshaale, Xukuumadda Oo Dhegaha ka Furaysatay

            Qorulugud:28-Aug-2013(SDN) -Waxa xaalad colaadeed laga soo sheegayaa deegaanka Kalshaale oo hore  Nabad-gelyo darro uga jirtay. Xaaladdan nabad-gelyo darro ayaa ka dhalatay ka dib markii makhribnimadii maalinimadii Isniintii rag hubaysan oo ka jeeda Beesha Deegaanka Qorilugud ay Soo dhaceen Geel ay lahayd Beesha Deegaanka Buuhoodle oo hore ay xaaladi u dhex taallay. Deegaankaas oo ah dhul-daaqsimeed…

            Read More

              Suldaan Galaal:“Berigii Gaboose Wasiirka Ahaa Ayuun Baan Maqli jirey Guryo Xaafadda New Hargeysa ku yaalla Oo La Gubay, Xilligaas……”

              Hargeysa Aug 28,2013(SDN/Hubaal)-Hargeysa: ( )-Suldaan Maxamed Cabdilaahi Galaal oo ah Suldaanka Guud ee Beelaha Maxamed Daa’uud, ayaa si kulul u beeniyey wararka sheegaya in shaqaaqo iyo saan-saan colaadeed ka taagan tahay Deegaanka Balli-maxamed Daa’uud oo uu hore Suldaan Yuusuf Xiirey uga soo saaray qaylo dhaan la xidhiidha muranka halkaas ka taagan. Suldaanka oo Maalntii shalay…

              Read More

                Maamul Goboleedka Puntland oo dhaleeceeyay Shir Qaran oo Dawlada Soomaaliya Qabaneyso

                Garoowe Aug 28,2013(SDN)-Dawlada Maamul goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya ayaa dhaleeceysay shir dawlada Soomaaliya ay ku qabaneyso Muqdisho horaanta bisha ina soo heysa. Shirka Aragtida 2016 u gudubka Dimuqraadiyada ayaa la qabanayaa ka hor shirka reer Yurub ee New Deal oo Brussels bartamaha bisha ina soo haysa. Qoraalka ka soo baxay Puntlanad ayaa lagu sheegay…

                Read More

                  Dawlada Sucuudiga oo Xujeyda Soomaaliya iyo Kiinya ku xiray Talaalka Dabeysha

                  Riyadh Aug 28,2013(SDN)-Dawlada dalka Sucuudiga ayaa goaan ay shaacisay ku sheegtay in ay xujeyda dalalaka Soomaaliya iyo Kiinya ka dalbatay in ay iska talkaalaan cudurka Dabeysha ka hor inta aaney soo gaarin dalkooda. “Xujeydu waa in ay heystaan cadeyn ama shahaado caafimaad oo muujineysa in ruuxa dalkeena imanaya uu heysto”ayaa qoraalka lagu yiri. Wasaarada Caafimaadka…

                  Read More

                    Puntland Government Criticizes Somali Feds Over Conference on Transition to Democracy

                    The Puntland regional government Sunday (August 25th) criticised a national conference organised by the Somali federal government planned for September 2nd-6th in Mogadishu. The conference, Vision 2016: Transitioning Towards Democracy, will take place in advance of the New Deal for Somalia conference in Brussels on September 16th. The Puntland administration said in statement said that…

                    Read More

                      Al Shabab Seize Strategic Town from Government Forces

                      Mogadishu, Aug 27, 2013 (SDN)  -Hundreds of  Al shabab militiamen  have taken  control of  a strategic town in Somalia’s south-western region of Bakool located near Ethiopian border without any resistance after government soldiers withdrew earlier today. Residents of  Qurac-Jome said ,the rebels after capturing the town launched house-to-house searches, looking for people suspected to be…

                      Read More

                        ”Kulanka Addis Ababa waxaan u aragnaa talaabo loo qaaday dhinaca dib-u-heshiisinta”Ergeyga QM ee Soomaaliya Nicholas Kay

                        Nairobi 27.Aug 2013 (SDN)- QM ayaa markii ugu horeysay si toos ah uga hadashay rajada ay ka qabto wada hadallada magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya uga soconaya wafuuda ka kala socta dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland. Ergeyga QM ee Soomaaliya Nicholas Kay ayaa isaga oo ku sugan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya…

                        Read More

                          Kooxda Ciidanka Asluubta ee Kubada Kolayga oo Mar kale Guul daro u Horseeday Kooxda Jabuuti City Council

                          Hargaysa 27.Aug 2013 (SDN)-Ciyaar Saaxiibtinimo oo Kubada Kolayga ah ayaa waxay galabta ku dhex martay garoonka Timcade ee magaalada hargaysa Kooxda Ciidanka Asluubta  iyo Naadiga Jabuuti City Council kuna ciyaara magaca golaha deegaanka ee degmada Jabuuti oo Maalmihii u danbeeyey ku sugnaa Caasimada Hargaysa . Daawashada Ciyaartan waxaa ka soo qayb galay Agaasimaha Guud ee…

                          Read More

                            Wasiirka Cadaalada Somaliland oo dhagax dhigay Xabsi laga Hirgalinayo Magaalada Balli Gubadle

                            Balli Gubadle 27.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Cadaalada ee Somaliland Mudane Xuseen Axmed Caydiid oo uu Weheliyo Taliyaha Ciidamada Asluubta Sareeye Guuto Maxamed Xuseen Faarax Xiirane ayaa maanta Dhagax dhigay Jeel Cusub oo laga Hirgalinayo Magaalada Balli Gubadle ee Xarunta Gobolka Hawd. Dhismaha Jeelkan oo ay Maalgelinayso Hay’ada DDG oo fadhigeedu yahaay magaalada Balli Gubadle…

                            Read More

                              Dowladda oo August 27 u aqoonsatay Maalinta Qaranka ee Xuquuqda Bini’aadamka {DHAGAYSO}

                              Muqdisho 27.Aug 2013 (SDN)- Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqay in August 27 loo aqoonsaday Maalinta Qaranka ee Xuquuqda Bini’aadamka Soomaaliya. Raysul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon wuxuu sheegay in dowladda ay guud ahaan Soomaaliya ka dhaqan-gelin doonto dhawrista iyo horumarinta xuquuqda bini’aadamka. Wuxuu sheegay in dowladdiisa ay billowday hannaankan, aysanna dib u…

                              Read More

                                Faysal Cali Waraabe oo Jawaab ka Bixiyay Socdaalka Madaxweyne Xigeenka Punt land ee Taleex {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 27.Aug 2013 (SDN)- Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa daan-daansi iyo faro gelin qaawan ku tilmaamay madaxweyne Ku xigeenka maamul goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya C/Samad Cali Shirre oo socdaal ku tagay shalay gelinkii dambe degmadda Taleex ee gobolka Sool. Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo maanta xafiiskiisa ugu waramayay saxaafadda…

                                Read More

                                  U.S to re-open its embassy in Mogadishu

                                  Mogadishu, Aug 27, 2013 (SDN)  -The United States of America is willing to re-open is embassy in Mogadishu and resume diplomatic mission in the war-torn county after more than two decades of absence. On Monday Somali president Hassan Sheikh Mohamud has received the new U.S ambassador to Somalia James McNulty at the Villa Somalia presidential…

                                  Read More