Doctors Worldwide helping people of Somalia

    Mogadishu, Aug 27, 2013 (SDN)  -Helping to improve people’s welfare all around the world, Doctors Worldwide will continue with their activities to improve the conditions of health institutions.  Refusing to give up on its activities in Somalia, Doctors Worldwide, in addition to the medical assistance it provides, creates projects to help Somalia become more self-sufficient…

    Read More

      Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku dhawaaqay aasaaska Golaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed {DHAGAYSO}

      Muqdisho 27.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku dhawaaqay in la aasaasay Golaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed oo leh Xogheyn gaar ah oo dabagal ku sameysa fulinta go’aanadda Golaha Amniga Qaranka. Madaxweynaha oo furitaankii shirkii ugu horreeyey maanta shir guddoominayey ayaa yir “ Golaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed waa hay’adda…

      Read More

        Wasiirka Arrimaha Dibada Somalia oo Soo Gabo Gabaysay Booqashadii ay ku Joogtay China lana kulantay Dhigeeda Shiinaha

        Shanghai 27.Aug 2013 (SDN)-  Raisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Marwo Fawzia Yuusuf Xaaji Aadan iyo wafdi ay hogaaminayso oo maalmahan booqasho rasmi ah ku joogay jamhuuriyada dadka ee Shiinaha ayaa maanta la kulantay wasiirka arrimaha dibada ee Jamhuuriyada  Shiinaha Mr Wang Yi. Labada wasiir…

        Read More

          Afhayeenka Madaxtooyada oo Hadalo aflagaado ah kula kacay Madaxda Xisbiyada {DHAGAYSO}

          Hargaysa 27.Aug 2013 (SDN)- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa Hadal uu Warbaahinta ku siiyay Qasriga Madaxtooyada waxa uu Hadalo deel qaaf ah u jeediyay Madaxda Xisbiyada Mucaaridka ah,Iyo Siyaasiyiin Waaweyn oo dalka Sharaf iyo Sumcad ku leh. Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Shakhsiyaadka uu Sida ba’an u Weerar waxaa ka mid  ah Gudoomiyaha Xisbiga Ucid…

          Read More

            Golaha Wakiillada Somaliland oo Laba Cisho Oo Albaabadu U xidhnaayeen ka dib maanta laga Filayo inay Shacabka wax u sheegaan

            Hargeysa:27-Aug-2013-(SDN)- Golaha wakiillada Somaliland ayaa labadii Maalmood ee Ugu dambeeyey ku jirey shirar hoose oo ay Albaabada isu soo xidheen,  iyagoo sheegay inay xaaladda Guud ahaan ee waddanka kaga hadlayaan. Shirarkan hoose ee Goluhu ku jirey ayaa warar is khilaafsani ka soo baxayey, iyadoo ay wararka qaar sheegayaan inay goobtaas  ay isu soo xidheen kaga…

            Read More

              Afhayeenka AMISOM oo Dafiray Kufsi Cidamadoodu Geysteen

              Muqdisho Aug 27,2013(SDN)-Afhayenka Ciidamda AMISOM Col Cali Aadan Xaamud ayaa dafiray in ciidamadoodu Kufsadeen Haween Soomaaliyeed dhawr Todobaad ka hor. “AMISOM waxa ay gacanta ku heysaa xeryo fara badan oo haween fara badani u tagaan adeeg caafimaad,mana jirto kufsi ilaa haatan lagu eedeeyay”ayuu yiri Afhayeenku. Afhayeenka AMISOM ayaa sheegay in baaritaano ay wadaan dawlada Soomaaliya…

              Read More

                Dhacdo Naxdin leh: Ayeeyo Da`ah oo Aargudasho Loo dilay

                Amman:27-Aug-2013-(SDN)-Haweeneey Ayeeyo ah oo Da’deeda lagu sheegay  kontir jir, ayaa  Aano ahaan Dil Loogu Geystay Dalka Urdun.   Haweenaydan ayaa  la sheegay inay Aargudashan loo dilay ay ahayd dil ay carruurteedu u geysteen shakhsi oo ku noolaa Baadiyaha Dalka urdun, taas oo Keentay in iyadu ay u dhimato.   Haweeneydan waayeelka ah ayaa u geeritootay…

                Read More

                  Reer Galbeedka oo markii u horeysay muujiyay in ay dhici kareyso in tilaabo Ciidan ay ka qaadaan Xukuumada Syria

                  Washington Aug 27,2013(SDN)-Xoghayaha arrimaha Dibedda ee dalka Mareykanka John Kerry ayaa shir jaraaid oo uu qabtay uga waramay sida Mareykanku u arko weerar dhawaan lagu qaaday duleedka magaalada Dimishiq oo uu sheegay in loo adeegsaday hub chemical ahaa. Weerarkan ayaa waxa ka soo baxaya muuqaalo muujinaya in eedaasi ay dhab tahay oo goobtaas lagu gaaracay…

                  Read More

                    Wadahadaladii Falastiiniyiinta iyo Israel oo Shaki galay ka dib rabshado ka dhacay Daanta Galbeed

                    Ramala Aug 27,2013(SDN)-Sarkaal ka tirsan xukuumada Falastiin ayaa sheegay in ay haked geliyeen wadahadaladii u dhexeeyay iyaga iyo dawlada Israel ka dib kolkii ay ciidamada Israel hawlgalo ka fuliyiin Daanka Galbeed. Sarkaalkan ayaa hadlay ka dib kolkii sadex ruux ay dileen tioro dad ahna xabsiga u tahaabeen ciidamada Israel oo hawlgal ka fuliyay Daanta Galbeed….

                    Read More

                      Weerar iyo Dilal Aan Hore Loo Arag oo Saraakiil Sarsare Loogu Geystay Saraakiil ka Tirsan Soomaalida Ethiopia

                      Mustaxiil:27-Aug-2013-(SDN)-Wararka ka imaanaya deegaanka Sabax xume oo kamid ah deegaanka hoostaga degmada Mustaxiil ee dhulka Somali Galbeed ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay saraakiil ka tirsan deegaankaasi.   Wararku waxa ay intaas ku darayaan  in GuDdomiiyihii deegaankaasi Axmed Seyngooye iyo ku-xigeenkiisii oo lagu soo koobay magaciisa Food Cadde lagu dilay weerar ka dhacay deegaankaasi, sida…

                      Read More

                        Wararkii Ugu Dambeeyey ee Shirka Labada dhinac ee SOmalida ah uga Socda Magaalada Addis-Ababa iyo Caqabado soo Kordhay

                        Addis Ababa:27-Aug-2013-(SDN) -Wararkii ugu dambeeyay ee ka imanaya shirka Magaalada Adis Sabab uga socda labada dhinac ee Jubaland iyo Dawladda Federalka ah, ayaa sheegaya inay labada dhinac u muuqdaan kuwa sii kala fogaanaya. Wararka ayaa intaa ku daray in lagu waday in shirku dhamaado Habeenimadii ay salaasadu soo gelaysay, balse uu shirku isu bedelay mid…

                        Read More

                          Waa Suaal daweynoo madaxa daalinayse Hadii dabku dhaxamoodo maxaa lagu diiriyaa? Jawaab? Ruux haddii la doortoo darajadii lasaariyo xilkii daryeeliwaayo , dab dhaxamooday weeyaan…. Xukuumada Soomaaliland waxii lagu dabiibi dadweynahaa laweydiin!!!

                          Hadal iyo murtiba umada Af-Soomaaliga ku hadashaa hore ayey u dhamaysay.. waxaa jiri jirey nadaam iyo hab dhaqan aynu kusoo caano maalnay, kaasoo ahaa mid labadii isqabta/dirirta lagu kala saaro umadna haga oo hogaansha. Waxaa jirey xeeran laqadariyo (kuwaas weli qaar jiraan), waxaa jirey maamul wanaagsan oo gaadhsiisan heer degaan ilaa heer qoys, lagu wada…

                          Read More

                            Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulamo la qaatay Wakiilada Maraykanka iyo Midowga Yurub

                            Muqdisho 26.Aug 2013 (SDN) Kulamadaan maanta uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud la qaatay safiirrada Maraykanka iyo Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, ayaa diirada lagu saaray, qorshaha siyaasaddeed ee dowladda, waxqabadkii sannadkan iyo arrimo  kale oo muhiim ah. Kulamadaan kadib ayaa Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Egn. C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow, waxa…

                            Read More

                              Wejigii Kowaad ee Xalinta Mashaqadii ka dhacday deegaanka God Heeli oo la soo Gabo gabeeyay iyo Khudbadihii laga Jeediyay {DHAGAYSO}

                              Oog 26.Aug 2013 (SDN) Munaasibad ballaadhan oo galabta lagu qabtay magaalada Oog ayaa si rasmiya loogu dhaariyey Konton Xubnood oo ka soo kala jeeda labadii beelood ee Shaqaaqadu ku Dhex martay Deegaankaasi . Ismaaciil Saalax Cali iyo Cawad Barre, oo ah odayaasha hormuudka u ah nabadeynta oo labadan beelood ka soo kala jeeda, ayaa cadeeyay…

                              Read More