Aas balaadhan oo loo sameeyay Marxuun Suldaan Bare Warsame iyo Weedhihii Madaxda {DHAGAYSO}
Hargaysa 22.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),oo ay Weheliyaan Shir Gudoonada Golayaasha Qaranka,Madaxda Xisbiyada,Madax dhaqameedyo iyo dadweyne kale ayaa Galabta ka qayb galay aas balaadhan oo loo sameeyay alle ha u naxariistee Marxuun Suldaan Barre Warsame Shire oo ku geeriyooday Shil baabuur kadib markii uu Xalay dooxa dacar budhuq qaaday. Gudoomiyaha…
