The State of Higher Education in Somalia – Privatization, Rapid Growth and the Need for Regulation

    Mogadishu, Aug 23, 2013 (SDN)- Higher education institutions have proliferated in Somalia during two decades of civil war. More than 50,000 students are attending some 50 universities across the country. This exponential growth has happened largely without government oversight and quality control. Research and publications capacity is almost nonexistent. Teaching capacity is low. Universities lack…

    Read More

      Somalia shooting a possible kidnap attempt

      Mogadishu, Aug 23, 2013 (SDN)- The Swedish politician Ann-Margarethe Livh, who was shot in the chest on Wednesday in Mogadishu in an attack that claimed two colleagues’ lives, said the gunmen tried to abduct her. Livh, of the minority Left Party, was on a visit to Somalia with youth from Stockholm’s Husby and Rinkeby neighbourhoods…

      Read More

        Somaliland: Guddi u Banbaxday Dagaal ka dhan ah Dadka Caadaystay Af-legaadada Diinta Islaamka

        Hargeysa:23-Aug-2013- (SDN) –  Badiba Gobolada Somaliland wax aka socda Olole Dagaal  oo Ballaadhan kaas oo lagaga soo horjeedo af-lagaadeynta Diinteena iyo Suubanaheena CW, iyadoo dadka ku dhaqan magaalooyinka waaweyn sanadihii u danbeeyay laga wacyi gelinayay waxyaabaha xun xun ee Diinta waxyeeleynaya. Guddiga Wanaag Farista iyo Xumaan Reebisa Somaliland oo dadaal u galay sidii looga joojin…

        Read More

          Guddoomiye KU-xigeenka UCID oo khabiir Matt Bryden warbixin uu ka qoray taageeray

          Hargeysa Aug 23,2013(SDN)-Guddoomiye ku-xigeenka sadexaad ee xisbiga UCID Cali Guray ayaa taageeray warbixin uu dhawaan daabacay Matt Bryden oo ah khabiir aad wax uga qora arrimaha Soomaalida. Mujj Cali Gurey ayaa qoraal uu ku faafiyay barta internetka ee facebook waxa uu ku yiri;Warbixintii Matt Braden waxay taabatay xaqqiqada ka jirta Somaliland marka aynu eegno sedex…

          Read More

            Khilaafka waayadan ku soo noqnoqonaya Beelaha Somaliland oo lagu macneeyey Guurtidii oo macno Beeshay una janjeedhsaday Arrimo siyaasadeed oo aan loo igman

            Hargeysa:23-Aug-2013-(SDN)-Golaha Guurtida Somaliland oo ahaa golihii ugu magaca iyo maamuuska wanaagsanaa Somaliland, ayaa haatan noqday kuwo fadhiid ah oo Magac ahaan uun u jira, islamrkaana aan dalka wax la taaban karo u tarin.  Golahan ayaa u xuub-siibtay Gole siyaasadeed, kana tegay arrimihii dhaqanka ee ay u xilsaarnaayeen, waxana ay wakhtigooda inta badan siiyaan arrimo siyaasadee,iyagoo…

            Read More

              Baanka Imaaraadka Carabta oo shaaciyay xanibaada hantida madaxda Shabaabka iyo magacyada Shabaabka lacgtoodu taalo baananka dalkaas

              Dubai Aug 23,2013(SDN)-Baanka dhexe ee dalka ImaraadkaCarabta ayaa shaaciyay in ay joojiyeen la macaamilka madaxda Shabaabka isla markaana soo bandhigay magacyada Shabaabka lacaguhu u yaalaan dalkaasi. Madaxa Baanka dhexe ee Imaraadka ayaa sidoo kale amar uu dul dhigau baanaka kale ee madax banaan waxa uu ku faray in ay u hogaansamaan qaraar ka soo baxay…

              Read More

                Dhimashada Xasuuqii Shalay ka dhacay Syria oo cirka isku Shareeray iyo Quwadaha Dunida oo ku kala qeybsamay cida ka danbeysa

                Dimishiq Aug 23,2013(SDN)-Tirada dadka ku dhintay xasuuqii shalay ka dhacay magaalada Dimishiq ayaa cirka isku shareeratay ka dib kolkii la booqday degaankii weerarku ka dhacay duleedka caasimada. Shalay waxa la sheegay in tirada dalka ku dhintay weerar loo adeegsaday sun uu ahaa ilaa 100 ruux. Halka maantana la shaaciyay in tiradaasi ay 1,800 oo ruux…

                Read More

                  Maamulka gobolka Mudug oo qalab xafiiseed ku wareejiyay dhalinyarada degmada Galdogob

                  Gaalkacayo 22.Aug 2013 (SDN)-Maamulka gobolka Mudug ayaa agabka xafiisyada loogu adeego ugu deeqay ururada dhalinyarada degmada Galdogob ee galbeedka gobolka Mudug. Qalabkan lagu wareejiyay dhalinyarada degmada oo isugu jiray Kombiyuutarro,Printer iyo qalab xafiiseed kala ayaa munaasabad lagu wareejinayay dhalinyarada oo ka dhacday xarunta maamulka gobolka Mudug waxaa ka qayb galay masuuliyiinta gobolka,kuwa degmada Gaalkacyo,saraakiisha ammaan…

                  Read More

                    Jawaari oo Sheegay in Baarlamanka danbe uu noqon doono mid ay Shacabku doortaan

                    Muqdisho 22.Aug 2013 (SDN)- Gudoomiyaha baarlamanka Soomaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in doorasho xor ah ay ka dhicidoonto dalka  marka uu dhamaado waqtiga dowlada,  isagoo xusay  in baarlamanka wax badan ay u qabsoomeen mudadii uu jiray Afhayeenka Baarlamanka mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in baarlamanka uu yahay…

                    Read More

                      Xeer Iyo Xakamme Miyaan Loo Helayn?

                      “Laba oorya Walaaliyo Ilmaadeer is maquunsha lama sheegin adduunkee -marka aan ugu liito mar aan eeda sokeeyiyo ilmahayga ku waayo -mar aan aayo la’aanta seedigay ugu aarro oo walaashay asay qaado -mar hadday aqalkayga Haddii layga adkaadiyo Hadaan raystey idhaahdaba -mar lay oohin u tahay bal maxaan istafiiday” Maansadii ERGO ALLE ha u naxariistee Marxuum-…

                      Read More

                        Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo Xabsiga dhigay Saddex qof oo looga shaki qabo weerarkii lagu dhaawacay Haweeneydii Sweden

                        Muqdisho 22.Aug 2013 (SDN)- Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa Maanta sheegay in ay xireen saddex qof oo ay ku tuhmeen in ay qeyb ka ahaayeen weerarkii shalay lagu dhaawacay haweeneydii Swedishka ee Ann-Margarethe-Livh iyadoo labo qof oo kalena oo mid uu ahaa Somali haystay Baasaboorka Sweden ay ku dhinteen. “Ilaa iyo hada saddex qof oo la…

                        Read More

                          Wasiirka Caafimaadka oo dhagax dhigay Xarun lagu sifeeyo Kelyaha lagana hirgalinayo Magaalada Burco

                          Burco 22.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka wasaarada caafimaadka  Saleebaan Ciise Axmed(Xaglatoosiye) oo safar shaqo ku jooga magaalada Burco Ayaa maanta dhagax dhigay Xarun Caafimaad oo lagu sifeyn doono  Kelyaha, xaruntan oo laga dhisi doono Cisbitaalka Magaalada Burco Gudaheeda ayaa waxaa Kulankii lagu dhagax dhigayay oo ay goob joog ka ahaayeen Wasiirka wasaarada Xanaanada Xoolaha Cabdi Aw…

                          Read More

                            Wiil dhalinyaro ah oo lagu dilay Kismaayo iyo Maleeshiyada Raaskambooni oo lagu eedeeyay inay ka danbeeyeen

                            Kismaayo 22.Aug 2013 (SDN)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in galabta ay maleeshiyo beeleedka Raaskambooni wiil dhalinyaro ah oo kamid ahaa dadka magaalada dagan ay dileen. Warkan ayaa intaasi waxa uu ku darayaa maleeshiyo beeleedka Raaskambooni in ay wiilkan dhalinyarada ah oo aan la shaacin magaciisa ay ku dileen suuq Yaasin…

                            Read More

                              “Al Shabaab waxey sameyaan ficillo xun xun oo ka soo horjeda shareecada Islaamka” fu’aad Shangole

                              Muqdisho 22.Aug 2013 (SDN)-  Horjooge fu’aad Shangole oo ka tirsan kooxda Shabaab ayaa sheegay in kooxdooda ay ka fogaatay shareecada Islaamka, isla markaana ay noqdeen ficiladoodu kuwo aan wanaagsanayn. Fu’aad Maxamed Qalaf Shongole oo ka tirsan Al Shabaab ayaa hadal uu ka jeediyay qeybo ka mid ah gobolka Shabeelaha Hoose waxa uu ku dhaliilay hoggaanka…

                              Read More

                                “Lama Ogolaan doono Cid Sidata wax Hub ah Ciidankuna way ka qaadayaan” Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Gaadhay deegaankii dhibku ka dhacay {DAAWO}

                                Oog 22.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade iyo Wefti uu  Balaadhan oo uu Hogaaminayo ayaa Gaadhay deegaank God-Heeli oo shaqaaqo gacan ka hadal ahi ku dhex martay laba beelood oo Walaalo ah Isla markaana Sababtay Dhimashada 6 Qof oo labada dhinac ah iyo Dhaawaca 9 qof oo…

                                Read More