Hawshii xalka loogu raadinayey shaqaaqadii Deegaanka Oog oo caqabadi ku timi ka dib markii labada beelood midkood ku qanciweyday wixii la hor dhigay
Oog:24-Aug-2013-(SDN)-Isku dayadii laga dhex waday labada beelood ee ku wada nool Deegaanka God heeli ee Gobolka Sanaag si loo damiyo colaadda, ayaa ay caqabadi ku timi habsami-u-socodkiisii ka dib markii labada Beelood mid ka mid ah laga waayey Qaneeco. Isku dayo illaa iyo maalintii khamiistii gelinkeedii dambe la waday, ayaan ilaa iyo habeenkii xalay saacadihii…
