Lix Ruux Oo Dumar U Badan Oo Aano Loogu Laayey Deegaanada Wardheer iyo Iyo Galduduud
Caabudwaaq:31-Dec-2013(SDN)-Dilal Qorshaysan oo Aanooyin Qabiil Salka ku haya, ayaa Ka Dhacay Gobalka Wardheer oo ku yaalla Ismaamulka Somalida Itoobiya iyo degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud. Ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in 6 qof lagu dilay tuulada Waal oo hoostagta gobalkaasi Wardheer ee Soomaalida Itoobiya, iyadoo dilalkaasina loo aanaynayo Utumo hore oo qabiil. Dilka ka…
