Maxay ka wada hadleen Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Badhasaabada Gobolada oo Kulan Albaabadu u Xidhnaayeen Hargaysa ku Yeeshay
Hargaysa 29.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Arimaha Gudaha jsl Mudane Cali Maxamed Warancadde ayaa maanta gudoomiyeyaasha gobolada dalka kulan albaabadu u xidhanyihiin kula yeeshay xarunta wasaarada arimaha gudaha. Wasiirka oo kulankaasi ka dib warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in kulankaasi kaga wada hadleen gudoomiyeyaasha gobolada dalka arimo la xidhiidha dadaalada horumarineed ee ka socda gobolada…
