Kooxaha Al-shabaab Oo Ku Hanjabay Inay Weerari Karaan Xarumaha Dawladda Ee Muqdisho, Shacabkana Farriin u Diray

    Muqdisho:30-Dec-2013 (SDN)-Kooxaha Dawladda Somalia Dagaalka Kula Jira ee  Al-Shabaab ayaa sheegay  Inay wali Awood buuxda ku leeyihiin Caasimadda Muqdisho, isla-markaana ay Weerari karaan Xili Kasta Xarumaha Ciidamada Dawaladda iyo Kuwa AMISO. Guddoomiyaha Al-Shabaab ee gobalka Banaadir Sheekh Cali Maxamed Xuseen oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay Al-Shabaab in ay deeganno badan ka maamusho magaalada Muqdisho,…

    Read More

      “ Annagoo Aan Markii Horeba Lahayn Agaasime, Wasiir iyo Xildhibaan In Nalaga Qaado Xubintii Guddida Caddaalada Waxanu u Aragnaa……”Suldaan Daakir

       Burco:30-Dec-2013(SDN)-Suldaanka Guud ee Beelaha Gaboobe, Suldaan Daakir Xasan Khaliif, ayaa isaguna si weyn uga soo horjeestay Haddalada la isla dhex maraya ee sheegaya in La Beddelaya Xubta Beeshiisu ku Leedahay Guddida Caddaalada Somaliland. Suldaanka oo la Hadlayey Saxaafadda, ayaa Tilmaamay inaanay Arrintaasi wax la Aqbali karo ahayn, isla-markaana ay waddanka sumcad xumo ku tahay in…

      Read More

        Somalis to Ask Lawmakers for Help Reducing Violence

        The Cedar Cultural Center recently held an event in which Somalis and other members of the traditional African American community came together to celebrate similarities and promote unity. The effort to become closer comes after the cultures have experienced shootings and a brawl between Somali and African American students at South High in Minneapolis earlier…

        Read More

          Al Shabaab Ambushes On Govt Bases in Mogadishu

          Mogadishu — According to local residents in Mogadishu, Witnesses say heavy fighting broke out between Somali Federal Government troops and Al Shabaab militants in Yaqashid and Huriwaa districts in Banaadir region. The deadly battle took place at Jiro-Garoob and Suuqa Xoolaha suburbs located in the two districts respectively after Al Shabaab militants launched an ambush…

          Read More

            “Siyaasada Marka la doonayo Waa wax facwayn oo u baahan daris iyo barasho xeel dheer oo Kugu Hagta Dhaqanka iyo Dhaqaalaha” Prof Axmed Ismaaciil Samatar {DHAGAYSO BARNAAMIJ AAD U DHEER}

            Hargaysa 29.Dec 2013 (SDN)- Prof Axmed Ismaaciil samatar oo maalimihii ugu dambeeyay Ku sugnaa Dalka ayaa Lacture dheer ka jeediyay Jaamacada ADMAS qaybteeda Caasimada Somaliland Ee Hargeisa isagoo Kagag Hadlay Horumarka(Development) Waxanu tilmaamay in loo soo jeedsado sidii loo horumarin lahaa dalkan Somaliland isla markaan wax soo saar kala duwan looga samayn lahaa. Prof Axmed…

            Read More

              Madaxweyne Faroole iyo Siyaasiga Cade Muuse oo ku Heshiiyay n la taageero go’aanka ka soo baxa guddiga xallinta khilaafaadka {DHAGAYSO}

              Garowe 29.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole iyo madaxweynihii hore ee Puntland Jeneraal Maxamuud Muuse Xersi (Cadde Muuse) ayaa  sheegay in ay gaareen is faham siyaasadeed oo la xiriira sidii ay dorashooyinka  Puntland ugu qabsoomi lahaayeen si nabad-gelyo ah. Faroole iyo Cadde Muuse oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa…

              Read More

                Marwada Madaxweynaha Somalia oo Haweenka u soo Jeedisay in la Taageero Ra’isal Wasaaraha Cusub {DHAGAYSO}

                Muqdisho 29.Dec 2013 (SDN)- Kulankani oo ay soo qaban qaabisay marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro Cumar Xasan islamarkaana ay ka qeyb galeen haween Soomaaliyeed oo ka kala yimid gobolada dalka ayaa lagu taageerayay Ra’isul Wasaaraha cusub iyo Xukuumadda uu soo dhisi doono in ay la timaado howlkarnimo, waxaana ay kula dar daarmeen Xukuumadaasi in ay…

                Read More

                  Hargeysa: Munaasibad Lagu Daah-furey Shirkadda Sahaminta Iyo Qodista Ceelasha Biyaha Ee HORN DRILLING COMPANY

                  Hargeisa, 29 Dec 2013 (SDN) – Agaasimaha guud ee Wasaaradda khayraadka Biyaha Somaliland, Cabdirisaaq Jaamac Nuur, ayaa maanta xadhiga ka jaray shirkadda HORN DRILLING COMPANY, ayaa ah shirkad ka shaqeynaysa qodidda ceelasha biyaha iyo sahaminta goobaha ay biyuhu ku jiraan ee baahan in ceelal biyood laga qodo. Shirkadda HORN DRILLING COMPANY, oo ay aasaaseen dhalinyaro…

                  Read More

                    Golaha Guurtida oo Amray in la baadho masuuliyiinta ku shaqada leh Cashuuraha ay Booyadlaydu ka gadooday iyo Khasaaraha ka Dhashay

                    Hargaysa 29.Dec 2013 (SDN)- Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa maanta guddi sagaal xildhibaan ka kooban u saaray baadhitaanka khasaarihii ka dhashay shaqo joojintii Booyadaha, mudaharaadkii Dadweynaha iyo Biyo la’aantii Hargeysa Gilgishay. Guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa Amray Guddida in ay u yeedhaan masuuliyiinta saamaynta ku lahayd arrintan iyo Booyadlaydaba isla markaana ay…

                    Read More

                      Xukuumada Federaalka oo Diyaarad u diraysa Koonfurta Sudaan si looga soo daabulo dadka Somaliyeed ee ku dhex jira Dagaalka Sokeeye ee Wadankaas

                      Muqdisho  29.Dec 2013 (SDN)- Sida ay xaqiijisay Siihayaha Wasiirka arimaha dibada Xukuumadii Saacid Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta diyaarad waxa ay udireysaa Koonfurta dalka Suudaan, halkaasi oo ay ku sugan yihiin Soomaali badan oo sameeyay dagaalada dalkaasi ka socda. Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa sheegtay in diyaaradaan ay direyso maanta Dowladda…

                      Read More

                        “Xukuumada Somaliland ee Musuqa iyo qaraaba kiilku dishooday iyada ayaa ka masuul ah biyo la’aanta hargaysa” Xisbiga Ucid

                        Hargaysa 29.Dec 2013 (SDN)- Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Ucid Waxaa War-Saxaafadeedkan Cod Xoogan Ku Canbaareynayaa Rasaasta Nool Nool ee Lagu Laynayo Dadka Shacbiga Ee Sida SALMIGA AH uga Mudaharaadayey Biyo La,aanta Ku Dhacdey Mudo Saddex Cisho Ah, War Xukuuumada Ka Soo Baxdeyna Aaney Jirin Sidaas Waxaa lagu sheegay Warsaxaafadeed uu soo Saaray Xisbiga UCID kuna…

                        Read More

                          Madaxweynaha Somaliland oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Dhalinyarada Beesha Gabooye Daawo

                          Hargaysa 29.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay dhalin yarada beesha gabooye oo ay hogaaminayeen guddiga akadamiga (Academy)-ga horumarka, iyo waxbarashada ee beeshaasi.   Kulankan oo u jeedadiisu ahayd sidii loo dardar gelin lahaa hawlaha  waxbarasho ee lagu horumarinayo beeshaasi, ayaa ugu horayn waxa uu madaxweynuhu…

                          Read More

                            Xoogag Hubaysan oo ku soo Fool leh Magaalada Bor ee Konfurta Sudan

                            Juba 29.Dec 2013 (SDN)- Ciidanka militariga ee dalka South Sudan ayaa sheegay in kumanaan dhalinyaro ah oo hubeysan, daacadna u ah madaxweyne kuxigeenkii xilka laga qaaday, Riek Machar ayaa kusoo jeedaan magaalada uu ciidanka dawladdu qabsaday ee Bor. Arrintan ayaa imanaysa xilli bulshada caalamku ay ku hawlan tahay xabbad-joojin dalkaas ka hirgasha. Philip Aguer oo…

                            Read More

                              Djibouti to Send More Troops to Somalia

                              Djibouti, 29 Dec 2013 (SDN) -—Djibouti’s President Ismail Omar Guelleh says his country will send more troops to violence-ridden Somalia within the next three weeks. Guelleh told VOA’s Somali service his country will deploy one more battalion to boost its troop presence in central Somalia. He said operations will soon begin to liberate the town…

                              Read More

                                Gudi uu Golaha Wakiiladu u saaray Falkii Fashilmay ee lagu Khaarajin rabay Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile

                                Hargaysa 29.Dec 2013 (SDN)- Fadhigii maanta ee golaha ee wakiiladda oo uu shir gudoominayay  gudoomiyaha golahaasi mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi [ cirro]  ayaa guddi u saaray  baadhitaan iyo warbixin ku soo sameeya falkii lagula kacay xildhibaan maxamed faarax qabile  ee ka dhacay caasimada  hargaysa. Gudidaas oo ka kooban shan xubnoo d oo kala ah Garyaqaan…

                                Read More

                                  Dawlada Kuwait oo adduun dhan Afar milyan iyo afarboqol oo kun ugu deeqday Somaliland

                                  Hargaysa 29.Dec 2013 (SDN)- “ Wasaaradda Duulista Hawadda iyo Gaadiidka Cirka ee Somaliland waxay halkan ku soo gudbinaysaa faahfaahin la xidhiidha Mashruuca cusub oo dawaladda Kuwait inoogu deeqday. Ka dib markii uu guulaystay mashruucii hore ee 10 milyan ee doolar ka koobnaa ee dawladda Kuwait inagu caawisay, lacagtaas oo ku kala baxday mashaariic laga fuliyey…

                                  Read More

                                    Ciidamada Xooga Dalka Somalia oo Nidar ku Galay inay Sannadka Cusub Hilfaha u laabi doonaan Alshabaab

                                    Muqdisho 29.Dec 2013 (SDN)- Taliyaha ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed, ayaa shaaca ka qaaday qorshooyin ka dhan ah Ururka Al-Shabaab ee Dowladda Soomaaliya dagaalka kula jira. Taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed Generaal Daahir Aadan Cilmi Indhoqarshe, ayaa sheegay in ciidamada xooga dalka Soomaaliya ay kuguda jiraan abaabul ka dhan ah Ururka Al-Shabaab. Sanadka cusub ayuu sheegay…

                                    Read More