Dhuuso Mareeb: Dad lagu soo qabqabtay Hawlgalo ay Sameeyeen Ciidamada Amaanku

    Muqdisho 18.Aug 2013 (SDN)- Maamulka degmada Dhuusamareeb ee G/Galgaduud ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal dad lagu soo qabqabtay oo saacadihii la soo dhaafay ay ciidamada amnigu ka sameeyeen magaaladaasi. Howlgalkan oo 24-kii la soo dhaafay ay ciidamada ammaanku ka sameeyeen magaalada Dhuusamareeb ayaa lagu soo qabqabtay Shan ruux  oo looga shakiyay iney falal amnidaro ah…

    Read More

      Madaxweyne Siilaanyo Oo Xayiraaddii ka qaaday Wargeyska Hubaal

      Hargeysa:18-Aug-2013-(SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md.Axmed Maxmaed Maxamuud Siillanyo ayaa Maanta Xayiradii ka qaaday Wargeyska Madaxbaan ee Hubaal oo muddo 4Billood ku dhaw  u Xidhnaa Xukumada Siilanyo. Siddoo kale waxa uu madaxweynaha Somaliland Cafis u Fidiyey Maareyaha Wargeyska Hubaal Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay) iyo Tifatiraha wargeyska Hubaal Xassan Keefkef oo hore Maxkamada hargeysi ku xukuntay Muddo…

      Read More

        Maamulka Gobolka Togdheer oo Isu taagay Wax ka qabashada Shakhsiyaad damac ka hayo inay dhistaan Dhulka Qubuuraha ah

        Burco 18.Aug 2013 (SDN)- Maamulka gobolka Togdheer ayaa guddi u saaray xakameynta dhismayaasha ku fidiyaha qabuuraha Burco ee xarunta gobolka. Guddoomiyaha gobolka Togdheer ee maamulka Somaliland Axmed Xaaji Cabdullaahi Xamarji ayaa sheegay in maamulku ay sameeyeen guddi ka kooban sagaal xubnood, kuwaas oo loogu talagalay wax ka qabashada dadka doonaya inay deegaamaystaan goobaha dadka lagu…

        Read More

          Roobab Khasaare Nafeed Geystay oo Ka Da’ay Gobolka Salal

          Saylac:18-Aug-2013-(SDN)- Alla Ha u naxariistee Hal qof ayaa dhintay, laba kalena  waa la la’yahay meel  ay jaan iyo cidhib dhigeen ka dib markii Habeenkii xalay  Roobab xooggan oo Daadad wataa ka da’een Degmada Saylac ee Gobolka Salal.   Guddoomiyaha Golaha degaanka ee degmada Saylac, Xuseen Iidle Barkhadle ayaa qaar ka mid ah warbaahinta u sheegay…

          Read More

            Waxgaradka Shabeelada Hoose oo Haya Tubtii ay Punt land ku Qaadacday Nidaamka Dawlada Federaalka ah

            Muqdisho 18.Aug 2013 (SDN)- Kulan ay magaalada Muqdisho isugu tageen qaar ka mida siyaasiyiinta, odayaasha iyo haweenka gobolka Shabeelada Hoose ayaa looga hadlay xaalada gobolka oo bilihii la soo dhaafay ka dhaceen dagaalo lagu eedeeyay DF Somalia inay ka danbaysay. Dadkii ka hadlay madasha ayaa si wayn u soo dhoweeyay nidaamka Federaalka ee Somalidu ku…

            Read More

              Boorama oo lagu qabtay Shir lagu falanqaynayo Wax ka qabashada iyo Horumarka Madaarka Magaaladaasi

              Boorama 18.Aug 2013 (SDN)- Kullan balaadhan oo lagaga hadlayay  wax ka qabashada  iyo horumarinta Madaarka  Magaalada Boorame ayaa maanta lagu qabtay xarunta Madaarkaas. Kulankan oo uu soo qaban qaabiyay maayarka magaaalada Boorame Md.Saleebaan Xasan Xaddi ayaa waxa ka soo qaybgalay xubno ka tirsan Qurbo jooga gobolka awdal, culimaau,diin salaadiin iyo waxgarad kale. Qaadhaan lacageed oo…

              Read More

                Kalfadhigii 22aad ee Golaha Wakiilada Somaliland oo furmay iyo Qodobada Ajandaha

                Hargaysa 18.Aug 2013 (SDN)- Kalfadhigii 22-aad ee Golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta si rasmi ah ugu furmay xildhibaanada golahaasi, Fadhigii maanta oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha Golaha wakiilada Md Cabdiraxmaan Maxamed cabdilaahi (Cirro) ayaa mudanayasha loogu qaybiyey Ajandaha kalfadhiga 22-aad oo ka koobnaan doona labo qaybood oo kala ah: Warbixinta shir gudoonka, Gudida Joogtada ah…

                Read More

                  Qaar ka Mid ah Qoysaskii Mujahidiintii SNM oo Banaanbax cabasho ah la hortay Madaxtooyada, Iyo Ciidamada Booliska oo Xidh Xidhay

                  Hargaysa 18.Aug 2013 (SDN)- Ciidanka Booliska ee Somaliland ayaa Maanta Xabsiga dhigay qaar ka mid ah qoysaskii dhalay mujaahidiintii SNM  ee  ku geeriyooday Xorayntii Dalka. Dadkan Ciidamadu xidh-xidheen  ayaa u badnaa Haween kuwaasi oo ka cabanayey  dhibaatoyin haysta oo la soo darsay oo dhinca Nolosha ah iyaga oo sheegay in Xukumada madaxweyne Siilanyo hore ugu…

                  Read More

                    Wasaaradda caafimaadka Somaliland oo Maanta Jawaab soo Daahday Ka bixinaysa Bixitaankii Hay’adda MSF.

                    Hargeysa:18-Aug-2013-(SDN)-Wasaaradda caafimaadka Somaliland, ayaa lagu wadaa inay Maanta oo Axad ah ay Jawaab ka bixiso  waxa uga meel yaalla wasaarad ahaan Buuxintii Adeeggii caafimaad ee Hay’adda Msf  ay dalka ka hirgelin jirtey oo shacabkii heli jirey haatanba dhakhaatiirta ku tabaalaysan yihiin. Masuuliyiinta caafimaadka Somaliland, ayaa illaa iyo Maalintii khamiistii looga fadhiyey inay shacabkii tabaalaysnaa ee…

                    Read More

                      Mucaaridka Jabuuti oo rejo wanaagsan ka muujiyay in Ooda laga rogayo maxaabiista Siyaasadeed ee Jabuuti

                      Jabuuti Aug 18,2013(SDN)-Mucaaridka dalka Jabuuti ayaa rejo sare ka muujiyay in xukuumada Jabuuti dhawaan ooda ka rogi doonto dhamaan shacabka u xirxiran siyaasada ee dalkaasi. Dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN ayaa taageereyaashooda gaarsiiyay fariin ay ku sheegeen in maalmaha soo socda xabsiyada dalka laga sii deyn doono wadaado maxkamadi ay sanad xarig ah ku riday….

                      Read More

                        indho Sarcaadaka Siilaanyo ee Furitaanka Madaarka Hargeya iyo Baaqashadiisa Xuska Geeridii Senaawi

                        Hargeysa Aug 18,2013(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shalay dib u furay madaarka Hargeysa oo mudo u xirnaa dib u habeyn lagu waday awgeed. Madaarka Hargeysa uu dayactirkiisu qabyo ahaa ayaa furitaankiisan degdega ah lagu sifeeyay dhawr arrimood. Midi waa ta muujineysa musuqmaasuq baahsan oo lagu lunsaday lacagihii malaayiinta ahaa ee dawlada Kuweyt ugu…

                        Read More

                          Labadan war maxaa isku mid ka dhigey:Michael Shanka iyo Safarkiisii Muqdisho

                          Go’aankii ay dhowaan hay’adda MSF ku goosatay inay joojiso hawlgalladeeda Soomaaliya ayaa dharbaaxo weyn ku noqday dadaaladii dawladda Soomalaiya iyo beesha caalamka ku doonayeen in lagu beddelo sawirka laga haysto Soomaaliya. http://www.voasomali.com/content/article/1731578.html __________________________________________________________   SIR CULUS: AFGAMBI KA DHAN AH MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD http://www.qurbejoog.com/2013/08/15/sir-culus-afgambi-ka-dhan-ah-madaxweyne-xasan-sheekh-maxamuud/

                          Read More

                            Ingiriiska Oo Safaaraddiisii Dalka Yemen Maanta Dib u Furay

                            Sanca:18-Aug-2013-(SDN)-Safaarada Ingiriisku ku leeyahay Magaalada Sanca ee Dalka Yemen, ayaa maanta dib loo furay ka dib markii  ay muddo kaw iyo Toban cisho ah u xidhnayd xaalad ammaan. Safiirka dowladda Ingiriiska ee dalka Yemen Jane Marriott ayaa raali gelin ka bixiyay hakadkii ku yimid shaqada safaarada ee dalkaasi Yemen, kadib markii uu qoraal soo dhigay…

                            Read More

                            Taliyihii Ciidamada Badda Somalia 0o La Sheegay Inuu Xilkii Iska Casilay

                            Muqdisho:18-Aug-2013-(SDN)-Warar ka ag Dhaw Ciidamada Badda Soomaaliya, ayaa sheegaya  in Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliya, Faarax Axmed Cumar (Faarax Qarre), isbedel siyaasadeed oo xoogani uu ku yimid, kadib markii xilka ka qaadis lagu sameeyay taliyeyaal ciidan oo dhinacyo kala duwan leh. Wararka ayaa sheegaya in qaar ka mid ah taliyeyaasha ciidanka oo iminka aan la taaban…

                            Read More

                              Guddida Aqoonyahanka Beesha Da’auud Garxajis oo Saxaafada Somaliland uaga been abuurteen in ay Dhaliileen Gollaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka

                              Hargeysa Aug 18,2013(SDN)-Gudida Aqoonyahanka Beesha Da’uud Garxajis ayaa si weyn u canbaareeyay been abuur laga sameeyay oo saxaafada Somaliland qaarkeed soo bandhigeen. Saxaafada Somaliland ayaa shaacisay baaq ay sheegeen in ay soo saareen aqoonyahanka Beesha Ciidegale ku ayideen dawlada Somaliland isla markaana ay ku canbaareeyeen Gollaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka. Qaar ka mida Aqoonyahanka…

                              Read More