Somaliland: President Silanyo Opens Refurbished Egal International Airport

    Hargeisa, Aug 17, 2013 (SDN) —President Ahmed Silanyo officially opened the newly refurbished Hargeisa’s  Egal International Airport and reassured of the Government developing various modes of transport so as to spur economic activities in the country. The president also expressed his delight at the beauty of the newly rehabilitated airport. President Silanyo particularly singled out…

    Read More

      Wasiir Maryama Qaasim oo la Kulantay Haweenaydii ay Kufsadeen Amisom

      Muqdisho 17.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka adeegga bulshada ee xukuumadda Soomaaliya, Dr Maryan Qaasim oo madax u ah guddi ay dowladda u xil-saartay baarista haweenay sheegtay inay kufsadeen ciidamada AMISOM ayaa maanta hoygeeda ku booqatay dhibbanaha. Wasiirka oo hor-kacaysay xubno ka tirsan guddigeeda ayaa sheegay inay xog-wareysi la yeesheen haweeneyda, iyadoo intaa ku dartay in baaritaanku…

      Read More

        Alle Ha U Naxariistee Marxuun Eng Axmed Shariif oo Muqdisho lagu aasay kadib markii ay dablay maanta Toogteen

        Muqdisho 17.Aug 2013 (SDN)-  Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta, howlwadeenada Warbaahinta Qaranka Culumaa’udiin, Ehelada Marxuumka geeriyooday iyo dadweyne kale ayaa maanta ka qayb galay aaska Marxuum Eng. Axmed Shariif Xuseen oo lagu aasay qabuuraha Sheekh Cali Cabdulle. Agaasimaha Radio Muqdisho Cabdirixiin Ciise Caddow oo goobta aaska ka hadlay ayaa sheegay in Eng. Axmed Shariif Xuseen…

        Read More

          Wasiirka Duulista iyo Hawada oo Faahfaahiyay Marxaladihii Dhismaha Madaarka Caasimada {DHAGAYSO}

          Hargaysa 17.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Duulista iyo hawada ee JSL Md maxamuud Xaashi cabdi Ayaa ka xogwaramay marxaladihii ay soo martay hawsha dib u dhiska iyo casriyaynta gegida dayuuradaha ee caasimadda Somaliland. Wasiirka wasaaradda duulistu waxa uu caddeeyey in dib u balaadhinta RUN-WAY-ga ay maalgelintiisa lahayd dawladda Kuweit, xukuumadda Somaliland-na ay ku dartay qaybaha…

          Read More

            Aas Balaadhan oo loo Sameeyay Nabadoon ku Geeriyooday Gebilay iyo M.Weyne Ku xigeenka oo ka Qayb galay {DAAWO}

            Gebilay Aug 17,2013(SDN)-Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo ay Weheliyaan Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada iyo Axsaabta Qaranka ayaa maanta ka qayb galay aas loo sameeyay alle ha u naxariistee MARXUUM Cabdi Aw Cumar Kulmiye Oo ka mid ahaa Nabad-doonada  waa weyn ee Gobolka Gabiley oo lagu aasay Tuulada Botor…

            Read More

              “Madaxweyne Siilaanyo iyo Gudoomiye Muuse Biixi Midkoodna Ma Faragalin karo Shirka Beesha Sacad Muuse” Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye {DHAGAYSO}

              Hargaysa 17.Aug 2013 (SDN)- Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa si kulul u beeniyey in khilaaf uu soo kala dhexgalay iyaga iyo xukumada somaliland, Gaar ahaan Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi kadib markii ay soo baxeen Tuhuno sheegaya inay isku maandhafeen Shir ay Beesha Sacad…

              Read More

                Agabar: shirkii Beesha Sacad Muuse oo Berri Furmaya, Xukuumadda oo Ciidan Xoog leh Dul dhigtay iyo Duruufaha ku Xeeran

                Hargeysa:17-Aug-2013-(SDN)-Shirka Beesha Galbeedka iyo Waqooyiga Hargeysa ee Sacad Muuse ayaa lagu wadaa inuu Berri oo Axad ah inuu ka furmo Deegaanka Agabar  ee Gobolka Gabiley. Xukuumadda ayaa shirkan il gaar ah ku eegaysa, waxana wararka Goobtaas ka imananayaa ay sheegayaan inay Goobta geysay  ciidamo tiro badan gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee…

                Read More

                  “Waxqabadka aanu Qabanay Ugu danbayn mayso tan Madaarku” Madaxweyne Siilaanyo Muxuu ka Yidhi furista Madaarka oo Qabyo ka Muuqato {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 17.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha JSL MD Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dib u furay Garoonka Diyaaradaha ee Egal International Airport ee Magaalada Hargaysa oo dib u casriyayn iyo balaadhin lagu sameeyey. Madaxweynaha JSL Md Axmed maxamed maxamuud Siilaanyo oo munaasabadaa ka hadlaya ayaa ku tilmaamay wax lagu farxo oo lagu faani karo dib…

                  Read More

                    “Hawl Culus ayaa ina Hor taala oo aynu kaga bixi karno inagoo yar iyo Weyn Meel u Wada Jeedna iskana dhaafna Hadalka Marfishyada” Wasiirka A.Dibada {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 17.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa Sheegay in dal ahaan ay ina Hor taalo Waajibaad Culus oo ku qotoma ka Midho dhalinta Himilada uu Qarankani ku Taamayo inuu Gaadho Mustaqbalka soo socda isla markaana ah Sidii ay Jamhuuriyada Somaliland aqoonsi uga Heli lahayd Caalamka. Wasiirka Arrimaha…

                    Read More

                      Halkan ka Akhri Taariikh Nololeed Kooban oo ku Saabsan Allaha u naxriisto Eng. Axmed Shariif Xuseen

                        Muqdisho:17-Aug-2013-(SDN)- Allaha u naxriistee waxaa maanta magaalada Muqdîsho lagu dilay Eng. Axmed Shariif Xuseen oo ahaa Eng. Idaacada yo TV-ga Qaranka Soomaaliyeed, walina lama hayo cid si gaar ah loogu soo qabtay dilka marxuumkaas Aqoonta Durugsan u lahaa cilmiga Tignoolajiyadda. Haddaba waxanu maanta halkan idiinku haynaa Taariikh kooban oo ku saabtan marxuumkan maanta la…

                      Read More

                        “Dadaalka ay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ka Muujisay Madaarka waad Aragtaan” Wasiirka Warfaafinta {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 17.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa ku dooday in Mudadii Xukuumada ka dhalatay Xisbiga Kulmiye ay Hogaaminta Qaranka haysay ay ku Talaabsatay Guulo wax ku ool ah. Wasiirka oo ka Hadlayay Madal uu Madaxweyne Siilaanyo xadhiga kaga Jarayay Madaarka Caasimada Hargaysa ee Cigaal International Airport…

                        Read More

                          Muj. Dhegoweyne oo Xaal Ka bixiyey Hadallo uu Madaxweyne Siilaanyo hore uga sheegay kana Hadlay Mawqifka Golaha Wada-tashigu arrintaas ka taagan yahay

                          Hargeysa:17-Aug-2013-(SDN)- Muj.Ibraahim Cabdillaahi Xuseen (Dhegaweyne) oo ka tirsan Siyaasiyiinta ku dhawaaqay Golaha Wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka Somaliland, islamarkaana saamayn ballaadhan ku leh siyaasadda somaliland, ayaa shaaca ka qaaday inuu xubno Odayaashiisa ka mid ah ka dalbaday inay Madaxweynaha Xaal uga geeyaan Hadal dhiif lahaa oo hore uga soo baxay, waxana uu ku nuux-nuuxsaday inaanu xaalkaasi…

                          Read More

                            UN Says Rape, Gender-Based Violence Rampant In Somalia

                            Geneva, Aug 17, 2013 (SDN) —The United Nations says that rape and sexual abuse is widespread throughout Somalia, though cases remain seriously underreported.  A new report notes during the first half of the year, from January to June, some 800 cases of sexual and gender-based violence were reported in the capital, Mogadishu, alone. Sexual and…

                            Read More

                              Somalia Executes Man Guilty of Killing Journalist

                              Mogadishu, Aug 17, 2013 (SDN) —Somalia’s government on Saturday executed a man who was convicted of murdering a journalist, a military official said, the first such execution in a country where those who kill media workers often evade justice. Aden Sheikh Abdi was killed by firing squad early Saturday in the capital, Mogadishu, according to Col….

                              Read More

                                Waddanka Turkiga oo Xidhiidhkii u Jaray Dowladda Militariga ah ee Masar

                                Ankara:17-Aug-2013-(SDN)-Safiirkii Dalka Turkiga u fadhiyey Dalka Masar ayaa saaka iskaga baxay halkaas xili uu Raysalwasaaraha Turkiga Teyyib erdogan uu sheegay inaan loo dulqaadan doonin xasuuqii Ciidamada Masar geysteen.   Dalka Turkiga ayaa kamid ah wadamada sida weyn u cambaareeyey hawlagaladii dadka badan ku dhinteen ee maalmihii lasoo dhaafay ciidamada Masar bilaabeen.   Waxaa sidoo kale…

                                Read More

                                  Somalia on the Brink

                                  Mogadishu, Aug 17, 2013 (SDN) —Aid groups are leaving because of violent attacks. But the biggest problem is that the West is undermining any progress. Despite the news that Doctors Without Borders is quitting Somalia after 20-plus years in the country, due to an increase in violent attacks, the biggest war waged in Somalia right…

                                  Read More