Ciidammada Masar oo weeraray fagaarayaasha Ikhwaanka ku sugan yihiin iyo Rabshado xoogan oo Haatan Socda

    Cairo:14-Aug-2013 (SDN)Ciidamada  Militariga Masar ayaa bilaabay subaxnimadii hore ee saaka oo Arbaca ah  inay galaan qaar kamid ah goobaha ay banaanbaxa ku dhigayeen taageerayaasha ikhwaan muslimiinka.   Ciidamada ayaa saaka cagta mariyey fagaaraha Nahda ee deegaanka Giza oo halkaasi oo ay isku urursadeen taageerayaasha ikhwaan muslimiinka ee kasoo horjeeda afgembiga militari ee xilka looga tuuray…

    Read More

      Hargeysa oo Baadhitaanno Aan Hore loo Arag ku Waabariisatay Saaka iyo Sababta Keentay

      Hargeysa: 14Aug-2013 (SDN)Caasimadd Somaliland ee Hargeysa,ayaa saaka laga dareemayaa dhaqdhaqaaqyo waaweyn oo ciidamada Amaanku ka wadaan waddooyinka waaweyn. Ciidamada ayaa gebi ahaan baadhitaanno waaweyn oo aan hore loo arag ku haya Gaadiidka kala duwan ee maraya jidadka waaweyn ee Caasimadda, iyadoo dadka shicibka ah ee Lugaynayana baadhitaanku saameeyey. Baadhitaankan ayaa ka culus kuwii hore loo…

      Read More

        Waxa I xanuunaya Mindhicirrada, waayo waxan liqay Saddex Memori Oo Laba Ka Mid ahi…………” Muwaadin ka warramay Walxo Khasab lagu liqsiiyey.

        Ceel-buur: 14-Aug-2013 (SDN)Muwaadin Soomaaliyeed oo  dhawaan Gaadhay degmada Ceel buur ee Gobolka G/gaduud ayaa waxa uu sheegayaa in Al shabaabka ku sugan halkaasi ay dhibaato xoogan ku hayaan dadka ku dhaqan Ceel buur, islamarkaana ay isaga dhibaato weyni ka soo gaadhay dhacdo ay SHabaabku kula kaceen. Muwaadinkan oo magaciisa qariyey oo u warrama qaar ka…

        Read More

          Isarel oo Soo Riday Gantaal Masar lagaga soo riday

          Jerusalem Aug 14,2013(SDN)-Ciidamada dalka Israel ayaa sheegay in ay soo rideen gantaal kaga soo dhacay dhanka dalka Masar,ciidamadu wax faahfaahin ah oo dheeri ahna kama aaney bixin gantaalkan. Waa markii u horeysay ee gantaalada difaaca ee dalka Israel ay ku guuleystaan in ay soo ridaan gantaal dalkaasi lagu soo tuuray. Koox Islamiyiina oo magacooda la…

          Read More

            Xildhibaan Cago-yare oo Xafiiska Maayarka Caasimadda Dhexdiisa ku Qaraacay Guddoomiyaha Degmada G/libaax

            Hargeysa:14-Aug-2013(SDN)  Xildhibaan Ismaaciil Jaamac Xirsi (Cagayare) oo ah Guddoomiyaha Guddida Nabadgelyadda Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa, ayaa maalintii shalay   Maayarka Caasimadda xafiiskiisa dhexdiisa Feedh iyo Laad ku Hirgisay Guddoomiyaha Degmadda Gacan Libaax Subeer Salaan Maxamed.   Dagaalkan ayaa la sheegay inuu ka dhashay   qof ka shaqeeya guddida Nabadgelyada Degmadda Gacan Libaax taasoo uu doonay in uu…

            Read More

              Dawladda Federalka Oo Warbixin Qabyo ah Ka soo Saartay Shilkii Diyaaradeed ee Dhawaan Muqdisho ka Dhacay

              Muqdisho:Aug-14-2013 (SDN)Guddigii loo xil saaray inay soo baadhaan xog rasmi ahna ka keenaan qaabkii ay ku burburtay diyaarad ka soo degeysay garoonka diyaaraddaha ee Aadan Cabdulle International, ayaa soo saaray warbixin qabyo ah oo aan dhamaystirnayn. Guddigan oo uu Madax u ahaa wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta, ayaa warbixinta ay soo saareen u qornayd sidatan: Dayuuradda oo ahayd…

              Read More

                Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Oo La Sheegay Inuu iska Casilay Xubin-nimadii Xisbiga Hiil-Qaran (Warmurtiyeed)

                London:14-2013-(SDN) Hogaanka sare ee  Xisbiga Hiil-Qaran ayaa  caddeeyay in xisbiga uu iskaga baxay Musharaxoodii xisbiga ugu tartamay Doorashadii Madaxweyne-nimo ee dalka Soomaaliya ka qabsoontay sannadii 2012-kii Prof. Axmed Ismaaciil Samatar. War-murtiyeed kasoo baxay Xafiiska Warfaafinta u qaabilsan Xisbiga Hiil-Qaran, isla markaana uu ku saxeexnaa Guddoomiyaha Guud ee Xisbiga, Dr. Ibrahim Macallim Mursal ayaa lagu cadeeyay…

                Read More

                  Xoghayaha Arimaha Dibadda ee Xisbiga Ucid mduane Yusuf Budle oo la kulmay xubnaha barlamanka ee dalka maraykanka

                  London14Aug13(SDN) Maalintii shalay ahayd ee ay taariikhdu ahayd 12kii August 2013 ayaa waxa uu Xoghayaha Arrimaha Dibedda iyo Xidhiidhka Caalamiga ee Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka ee UCID, Mudane Yusuf Budle uu la kulmay qaar ka mid ah xubnaha ugu awooda badan ee baarlamaanka Maraykanka. Xubnahan oo ka koobnaa afar xildhibaan waxa horkacayay haweenayda caanka ah…

                  Read More

                    “Somaliland will not Participate the New Deal for Somalia Conference in Brussels”-Foreign Minister

                    Hargeisa, Aug 13, 2013 (SDN) — Somaliland’s foreign minister Mohamed Bihi Yonis has today confirmed that the Government of Somaliland will not be participating in the upcoming New Deal Somalia Conference in Brussels on 16th Sep, co-chaired by the European Union (EU) and the Government of Somalia. The country’s top diplomat reaffirmed his government’s commitment to…

                    Read More

                      W/Ganacsiga: Maalgashiga Dalka Ganacstadda Soomaaliyeed Waa u Furan Yahay

                      Muqdisho 13.Aug (SDN) Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya ayaa sheegtay in sharciga maalgashiga Ganacsiga uu yahay mid u furan dhammaan Ganacsatada Soomaaliyeed, iyadoo Wasaaraddu ay faah faahin ka bixisay qorshaha maalgashiga shisheeyaha ee Dalka. La taliyaha Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha  Axmed Maxamed Isaaq oo maanta u waramayay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in ay Wasaaradda…

                      Read More

                        Somalia: Women ‘take weapons’ to beach for protection

                        Mogadishu, Aug 13, 2013 (SDN) — Somali women have taken to carrying weapons to the beach to ward off sexual harassment, it’s reported. They’re plagued by men at the Lido resort, in the capital Mogadishu, according to the Garoweonline website. Describing the beach’s “buzzing and pulsating atmosphere”, the report says many women come with families, while…

                        Read More

                          Wasiirkii Qorshaynta iyo Xidhiidhka Caalamiga ah ee xukuumaddii Rayaale oo soo bandhigay 17 Qodob oo ay ku fashilantay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, akhri waraysi faahfaahsan

                          Geneva 13, August 2013 (SDN)- Wasiirkii qorshaynta iyo xidhiidhka hay’adaha caalamiga ah ee xukuumadii UDUB Md. Cali Ibrahim Maxamed (Cali-sanyare), ayaa xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku dhaliilay musuq oodaha goostay, eex, tabashooyin is biirsadya oon waxba laga qaban, kala-qaybinta qurbejoogta iyo madmadow galay madaxbanaanida Somaliland. Md. Cali-Sanyare, oo isagoo jooga dalka Switzerland xalay u waramay Wargeyska…

                          Read More

                            Kerry oo ka hadlay dhismayaasha cusub ee Israel ay ka Wado Daanta Galbeed iyo Bari ee Quddus

                            Quddus 13.Aug (SDN) Xohayaha arrimaha dibedda dalka Maraykanka, John Kerry ayaa sheegay in uusan u haysan in wadahadalada nabadda bariga dhexe ee qorshaysan todobaadkan ay saamayn doonto ku dhawaaqidda deegaanada cusub ee Daanta galbeed iyo bariga Quddus. Mr Kerry wuxuu sheegay in dhawaqa Israel uu ahaa mid ilaa xad la sii filayay. Wuxuu ku adkaystay…

                            Read More

                            Xiddiga Reer Spain Rafael Nadal Ayaa Ku Guuleystey Rogers Cup. By Jaahuur.

                            Montreal-Aug-13-2013-qurbejoog.com-Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta jaleeceynaa koobkii Rogers Cup oo lagu kala caraabey. Xiddiga  reer Spain Rafael Nadal ayaa ku guuleystey Rogers Cup makii uu kaga badiyey 62-62 xiddiga yar ee u soo hana qaadey Canada Milos Raonic. Robert Bedard oo ka soo jeeda Canada ayaa ku guuleystey koobkan 1955-kii wakhtigaana loo yaqaaney Canadian Open. Haddaba…

                            Read More