G/ku-xigeenka Xisbiga Wadani ee Dalka Norway Oo Tilmaamay Qodobo Khatar Ku Ah Amniga Somaliland
Oslo 13.Aug (SDN) G/ku-xigeenka Xisbiga Wadani ee Dalka Norway Mr. Naasir Cali Muxumed (N. Cali Talyaani) ayaa ka hadlay qodobo muhiima oo amniga Somaliland waxyeeli kara . G/Kuxigeenku isagoo arimahaa ka hadlaaya waxa uu yidhi:-“ Asc waxaan ugu horayn halkan ka salamayaa dhamaan bahdda Saxaafada xorta ah, Hadii aan u soo noqdo,arinta igu kaliftey in aan maanta…
