Dawlada Federaalka oo Warbixin Hordhac ah ka soo Saartay Sababta ka danbaysay Burburkii Diyaaradii Ethiopia

    Muqdisho 13.Aug (SDN) Guddigii loo xil saaray inay soo baaraan xog rasmi ahna ka keenaan qaabkii ay ku burburtay diyaarad ka soo degeysay garoonka diyaaraddaha ee Aadan Cabdulle International, waxaana gudigan oo uu madax u ahaa Wasiir kuxigeenka Warfaafinta Cabdishakuur Cali Mire ay soo saareen warbixin horudhac Guddigii loo xil saaray inay soo baaraan xog…

    Read More

      Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Nidar ku Maray inuu Hirgaliyo Wareegtadiisii Dib u Habaynta Bilicda Magaalooyinka

      Hargaysa 13.Aug (SDN) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa Sheegay inuu si rasmi ah u dhaqan geli doono Ololaha dib u habaynta Bilicda Magaalooyinka kaas oo hirgali doona 1 bisha September ee inagu soo foolka leh. Mudane Cali Maxamed Warancade oo maanta ugu waramayay Warbaahinta Xafiiskiisa kadib kulan uu la yeeshay Maayarada…

      Read More

        Iska Hor Imaad ka Dhacay Dhuuso Marreeb oo Qof ku dhintay

        Dhuuso Marreeb 13.Aug (SDN) Hal qof ayaa geeriyooday, mid kalena waa uu dhaawacmay kaddib howlgal lagula dagaallamayay jarista dhirta oo maanta ciidamada maamulka Ahlu Sunna ay ka sameeyeen deegaanno hoos yimaada degmada Dhuusamarreeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Deegaannada ay ciidanka howlgallada ka sameeyeen waxa ay kala yihiin Xananbuure, Miiracad iyo Olol, oo ay ku dhuumalaysanayeen…

        Read More

          Gudoomiyaha Xisbiga Wadani oo Maanta Qaabilay Wefti ka socda Qaadhaan bixiyeyaasha

          Hargaysa 13.Aug (SDN) Gudoomiyaha Golaha wakiilada ee JSL ahna Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Md Cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi (Cirro) oo ay wehelinayeen mas’uuliyiin kala duwan oo xisbiga ka tirsan ayaa maanta xafiiskiisa Xisbiga wadani ku leeyahay Magaalada caasimadda ah ku qaabilay mas’uul ka socday deeq bixiyayaasha caalamiga ah ee taageera doorashooyinka Somaliland. Gudoomiyaha Xisbigu waxa uu sheegay…

          Read More

            6 Qof oo ku dhimatay, iyo 20 ku dhaawacantay dagaal Maanta ka dhacay duleedka Xuddur

            Xuddur 13.Aug (SDN) Lix qof ayaa ku geeriyootay, 20 kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal maanta ka dhacay deegaanka Garasweyne oo 50 km waqooyi galbeed ka xiga degmada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool. Dagaalka ayaa dhex maray ciidamada dowladda federaalka iyo maleeshiyo ka tirsan al-Shabaab oo ku sugneyd deegaanka, waxaana dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay…

            Read More

              Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland oo ku Celiyay inaanay ka qayb galayn Shirka Brussels

              Hargaysa 13.Aug (SDN) Maamulka gobollada Waqooyi ee Somaliland ayaa sheeca ka qaaday inaysan ka qaybgaleen shirka Brussels ee dhaqaalaha loogu aruurinayo Somalia. Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa BBC-da u sheegay inaysan ka qaybgaleen shirka Belgium ee 16 Sep, 2013 dhacaya. Waxa uu raaciyay inay u gudbiyeen saraakiisha EU rabitaanka inay uga…

              Read More

                Wasiir ku Xigeenka Warfaafinta ee Somalia oo Jawaab kulul ka Bixiyay Hadalo ka Soo Yeedhay Cali Geedi {DHAGAYSO}

                Muqdisho 13.Aug (SDN) Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta dawladda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdishakuur Cali mire oo warbaahinta la hadlay ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadallo dhawaan ka soo yeerayey kooxo uu ku Sheegay qas-wadayaal ah kuwaasi oo ka soo horjeeda dawlada federaalka ah ee Soomaaliya. Wasiirku waxaa uu shaaciyey in kooxahaasi ay yihiin…

                Read More

                  “Anagu Waxaanu Hoos tagnaa Wasaarada Arrimaha Gudaha,Wasiirkuse waxay ahayd inuu isa soo sheego” Maayarka Gebilay {DHAGAYSO}

                  Gebilay 13.Aug (SDN) Maayarka Magaalada Gebilay Shucayb Maxamed Muuse ayaa ku tilmaamay Been aan Sal iyo Raad toona lahayn Warar Maanta lagu baahiyay Wargaysyada ka soo baxa Caasimada Hargaysa kuwaas oo Sheegayay in Maayarka Gebilay uu ka Xidhay Hoolkii Shirarka ee Dawlada Hoose ee Gebilay Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Maal gashiga Dr Maxamed C.laahi Cumar…

                  Read More

                    Waa ayaan darro in BOOBE uu yidhaahdo KORNAYL TAANI ayaa cadaalad ahaa oo 40 inan oo reer gabilaya ah u diray LAYLI SARKAAL

                    Waxa la yidhi qabyaaladi kululaa Qoraaga boobe ducaale oo intii wasiirnimada laga qaaday cadho qalinka dhigi waayey ayaa ku leh . waa ayaan darro inaad kornayl taani iyo NIMANKII kale ee reer gabiley ciidanka qaranka eexda iyo qabiilka kala buuxay inaad noo amaanto waa tan boobe oo wajigiisa dhabta ah lasoo baxay; Haa….Immika ayaad mooddaa…

                    Read More

                      Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia Oo La Kulmaya Dhigiisa Wadanka Uganda Maanta Kalana Hadlaya Arrimo Badan

                      Kampala 13.Aug (SDN) Gudoomiyaha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo safar shaqo ku jooga magaalada Kambala ayaa lagu wadaa in uu maanta la kulmo dhiggiisa dalkaasi. Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari gudoomiyaha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo shalay gaaray magaalada Kambala ee dalka Ugandha ayaa kulamo kala duwan la qaadandoona mas’uuliyiinta dalkaasi iyadoo kulanka…

                      Read More

                        Wefti Wasiiro ah oo Laascaanood ku Sugan oo Fooda is daray Isuduwayaasha Laamaha dawlada

                        Laascaanood 13.Aug (SDN) Kulan lagu daraasadaynayey xog ogaal u noqoshada hay’adaha dawladda ee gobolka Sool ee u baahan hagaajinta iyo xog ogaal u noqoshada ayaa maanta ku qabsoomay xarunta gobolkaasi ee magaalada Laascaanood. Kulankan oo ka dhacay xarunta Gobolka ayaa waxaa ka qayb qaatay weftigii wasiirada ahaa ee ku sugnaa gobolka Sool iyo isuduwayaasha heer…

                        Read More

                          Madaxtooyadda oo Xal U Raadinta Tabashooyin Reer Saaxil Tirsanayaan ku xidhay Xaal laga bixiyo Aflagaadooyin Madaxweynuhu Dhegoweyne ka Sheeganyo

                            Hargeysa-13-Aug-2013(SDN)Madaxyooyadda Somaliland oo dhawaan  ballan ku qaaday xallinta tabashooyin beesha Ciise Muuse ka qabtay Digreeto Madaxweyne Siilaanyo ku laalay dhulka u dhaw Dekedda iyo kuwo hore oo Is biirsaday oo loo balansanaa Ramadaan kadib ayaa u muuqda in ay ka hor timid caqabad aanay filanayn. Sida ay  sheegeen qaar ka mid ah  Odayadii ka…

                          Read More

                            Mareynkanka oo Baadhaya Dhallinyarada ka Tegaysa Dalkiisa iyo Lacagaha Loo soo Dirayo Soomaaliya

                            Washington:13-Aug-2013(SDN)Ururka Al-shabaab ee dalka Soomaaliya kula dagaalamaya ciidamada sida wadajirka ah isku gacansiinaya ee AMISOM iyo dowlada Soomaaliya ayaa sii horumarineysa xifaaltanka dhanka Internetka ee ay kula jirto dowladaha reer galbeedka.   Sida lagu qoray wakaalada wararka ee AP,muuqaalka shabaab ay ku baahiyeen Barta Interneka ayaa muujinayay sida dhalinyarada ka imaaneysa dalka Mareykanka ugu bar…

                            Read More

                              Wasiirkii Hore ee Qorshaynta Xukuumaddii Rayaale oo Badka Soo Dhigay 17-qodob oo ay Xallintooda ku Guuldarraysatay Dawladda Siilaanyo

                                Hargeysa: 13-2013(SDN)-Wasiirkii  Hore ee qorshaynta iyo xidhiidhka hay’adaha caalamiga ah ee xukuumadii UDUB Md. Cali Ibrahim Maxamed (Cali-sanyare), ayaa xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku dhaliilay musuq oodaha goostay, eex, tabashooyin is biirsada oon waxba laga qaban, kala qaybinta qurbe joogta iyo madmadow galay madaxbanaanida Somaliland.   Md. Cali-Sanyare, oo isagoo jooga dalka Switzerland xalay u…

                              Read More

                                Madaxweyne Siilaanyo Oo Markale Ka Hadlay Mawqifka Xukuumaddiisa ee Ku Aaddan Shirka Brussels loogu qabanayo Soomaalida

                                Hargeysa: 13Aug-2013 (SDN)Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo ayaa markale ka hadlay Mawqifka Xukuumaddiisa eek u Aaddan shirka   New Deal ee Brussels uga Furmaya Soomaalida 16 Bisha September ee Soo socota. Madaxwayne Silaanyo, ayaa sheegay inay Xukuumaddiisa ka Go’an tahay inaanay ka qaybgelin shirkaas uu Midowga Yurub dabada ka riixayo. Madaxweynaha ayaa sidaas ku caddeeyey…

                                Read More

                                  Guddidii Ka Hortagga Tahriibta iyo Shaqo-abuurka Oo Kulan madhalays ah la Yeeshay Ardayda Dugsiyada Sare Ee Somaliland

                                  Hargesya:13-Aug-2013 (SDN)Guddidii Dhawaan Madaxweyne Siilaanyo U magacaabay Ka hortagga Tahriibka iyo shaqo-abuurka, ayaa habeenkii xalay  Kulana  yeeshay  xarunta wasaaradda Arrimaha Gudaha Ardayada Dugsiyada Sarre ee Somaliland. Kulankan ayaa waxa Goob-joog ka ahaa Guddidii wasiirada ahaa ee kala ahaa wasiiradda wasaaradaha, Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.,  Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska,  Arrimaha Gudaha, Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta,…

                                  Read More

                                    Wasiir Maxamed Cabdilaahi Cumar oo ka Xidhiidh furtay Geeddigii Xukuumadda Siilaanyo, Duufaanno Siyaasadeed oo Lagu Kiciyey, Iyo Talo uu Halleeyey oo Uu Haatan Daba-Guclaynayo

                                    Hargeysa:13-Aug-2013 (SDN)Wasiirka wasaaradda Ganacsida iyo Maal-gashiga caalamiga ah Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa haatan u muuqda mid cidla dhexe heehaabaya oo  ka hadhay hayaanka xukuumadda axmed siilaanyo, iyadoo uu kali socod noqday  tan iyb markii lagu xayuubiyey xilkii uu isa siiyey ee wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland. Wasiir Maxamed oo  maalintii shalay booasho ku tegey  Magaalada uu…

                                    Read More

                                      Madaxtooyadda Somaliland ciidanka RRU ku wareejisay Guryaha Ilma Xashiish ee Dhinaca Bari kaga dhegsan Madaxtooyada

                                      Hargeysa: Aug-13-2013(SDN)  Ciidan  Sida Gaarka u tababaran ee loogu talo galay Argagixisada ee RRU-da iyo SPU-da,  ayaa maalmahanba gaadh ka haya guryaha Ilma xashiish ee u dhaxeeya Madaxtooyadda iyo Aqalka Masaarida ee dhinaca bari kaga dhegsan.   Ilaa iyo Haatan ma jiraan cid si rasmi ah u og waxa ay ciidankani baadhayaan, Balse warar xog-ogaal…

                                      Read More