Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Dibu Dajinta Somaliland Oo Deeq Raashin Iyo Dhar Iskugu Jirta Soo Gaadhsiiyay Dhakhtarka Dhimirka Boorama
Boorama 11.Aug (SDN) Agaasimaha guud ee wasaarada dibu dajinta Somaliland Mudane Xaaji Maxamuud Jibriil Yoonis ayaa maanta dhakhtarka Dhimirka Boorama soo gaadhsiiyay deeq Timir,Buskud Iyo Dhar uu soo wakiishay walaalkii Aadam Jibriil Yoonis oo degen Wadanka Demnark. Munaasbadii gudoonsiinta deeqdan oo ka dhacday xarunta dhakhtarka dhimirka ayaa ugu horeyn waxa ka hadlay Agaasime Xaaji Maxamuud…
