Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia oo u Jihaystay Caasimada Uganda ee Kampala
Muqdisho 12.Aug (SDN) Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka ka ambabaxay garoonka diyaaradaha Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda magaalada Kambala ee dalka Uganda. Wafdiga uu hoggaaminayo guddoomiyaha Baarlamanka ayaa waxaa ka mid ah gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Barlamanka Mahad Cabdalla Cawad, guddoomiyayaasha guddiyada joogatada ah ee baarlamanka iyo xildhibaano kale. Safarka…
