Ururka Al-shabaab oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Baaqay Inay ka Dheeraadaan Xarumaha Q/Midoobay iyo Kuwa Ciidamada
Muqdisho:12-Aug-2013 (SDN)War Amar ah oo kasoo baxay Taliska ciidamada Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ayaa shacabka Soomaaliyeed loogu baaqay inay ka fogaadaan goobaha ciidamada AMISOM iyo Xarumaha ay degan yihiin Hay’addaha Qaramada Midoobay. Afhayeenka dhinaca howl-gallada Al-Shabaab Sheekh C/caziiz Abuu Muscab ayaa sheegay in ururka Mujaahidiinta Al-shabaab ay u tudhayaan shacabka Soomaaliyeed oo ah difaacooda isla markaana ay…
