Al Qaeda Video Praises American Jihadists in Somalia

    Mogadishu, Aug 9, 2013 (SDN) — AAn al Qaeda-affiliated group in Somalia released a video series this week that celebrates several Americans who died while waging jihad in Africa, according to a watchdog group that monitors terrorist activity. The 39-minute video released by al-Shabaab al-Mujahideen, an al Qaeda-affiliated group in Somalia, celebrates and honors “three…

    Read More

      Wasiirka Difaaca Dalka Jabuuti iyo Wafti uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Baladwayne

      Beledweyne:9-Aug-2013(SDN) waxaa maanta gaadhay Magaalada Baladwayne ee Xarunta Gobalka Hiiraan, Wafdi ka socda Dalka Jabuutioo uu  hogaaminayo Wasiirka Difaaca Dalka Jabuuti Xasan Dharaar Hufane, Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Jabuuti Gen Fatxi Axmed Xusen iyo abaanduulaha Ciidamada Jabuuti Zakariye Sheekh. Wafdigaa waxaa ku soo dhaweeyay Garoonka Ugaas khaliif ee Magalada Baladwayne Wasiirka Difaaca Soomaaliya Cabdi xakiin…

      Read More

        Dowladda Soomaaliya Oo ku Dhawaaqday Guddi Daba-gal ku Samaysa Shilkii Diyaaradeed Ee Maanta Dhacay

        Muqdisho:9-Aug-2013 (SDN) Xukuumada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday Guddi farsamo oo soo baadha shilkii diyaaradeed ee saaka ka dhacay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Air Port sababihii keenay shilkaasi. Afhayeenka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Ridwaan Xaaji Cabdiweli, ayaa sheegay in guddigan xukuumaddu magacowday keeni doonaan xaqiiqada sababta ay   uburburtay diyaaradani oo uu tilmaamay in cilad farsamo ay u…

        Read More

          War Deg Deg:-Diyaarad Lagu Tuhunsan yahay inay Saanad Militari Sidday oo ku Gubanaysa Garoonka Aadan Caddde.

          Mugdisho:Aug 9, 2013 – (SDN)Wararka iminka naga soo gaadhaya garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in diyaarad loo malaynayo inay sidday saanad military  ay ku gubaneyso garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Diyaaraddan oo goor dhaweyd soo fadhiisatay Garoonka, ayaa dab qabsaday, waxana la sheegayaa inay mid ka mid ah baalasheeda dhulka ku dhufatay lamana…

          Read More

            13-Ka Haween ee u Dhaxay Boqorka Swaziland Iyo 100-Ehelakooda Ah Oo Malaayiin Doollar Ku Dalxiisaya Dunida

             Lobamba: 9-Aug-2013 (SDN)Xaasaska boqorka Swaziland King Mswati III, ayaa socdaal dalxiiseed malaayiin doollar ku kacaya ku maraya, waddamo badan oo ka tirsan qaarada Eeshiya, gaar ahaan dalalka Australia iyo Japan. Socdaalka Boqorka waxaa ka wada qayb qaadanaya saddex iyo tobanka xaas ee boqorkaasi qabo, oo ay weheliyaan ugu yaraan boqol qof oo eheladooda iyo shaqaalahooda…

            Read More

              Codsi Hore Loogu soo Diray Soomaalida oo Mar labaad dib Loo soo Cusboonaysiiyey Munaasibaddd Ciidda Awgeed.

              Dakar:Aug -9, 2013 (SDN) Kooxaha budhcad-badeeda Soomaalida, waxaa gacanta ugu jira tiro la haystayaal ah oo  kasoo jeeda qoysas fuqaro ah oo u kala dhashay dalalka Sri Lanka, India iyo Bangladesh.   Maadaama lagu Gudo jiro munaasabadda ciidda oo calaamad u ah jacayl iyo Nabadgelyo walaalaha Muslimiinta u dhexaysa, waxa ay Ehelada la haystayaashu mar…

              Read More

                Yaabka Adduunka: Ninka Adduunka Ugu Buuran oo Gurigiisii La Dumiyey Si Dibadda Loogu Soo Saaro

                Munich: 9-Aug-2013 (SDN)Michael Lehberger oo ah ninka ugu buuran dunida ayaa xanuun dhinaca wadnaha ah oo kusoo booday kadib, waxa uu wacay xarunta Gurmadka caafimaadka deg dega si isbitaal loogu qaado. Mucjisada dhacday, markii ay guriga yimaadeen kooxda Gargaarka Degdegga ahi, ayaa la waayay meel laga soo saaro, maadaama iriddii guriga uu ku sadex jibaarmay…

                Read More

                  Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya Oo Bannaanka soo Dhigay Arrin sharci Darro ah Oo Madaxda Dawladu Ku Dhaqanto

                  Mugdisho:9-Aug-2013 (SDN)Guddoomiyaha maxmakadda sare ee dalka Ceydiid Cabdullaahi Ilka Xanaf, ayaa sharci darro ku tilmaamay in marka uu Madaxweynaha jeediyo Hambalyo ama uu qof dhintay ka tacsiyadeeyo haddana ay Guddoomiyhaha Baarlamaanka iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka Hambalyo taa la mid ah ay u diraan Shacabka, taasoo uu tilmaamay iney hareer marsan tahay qaanuunka Dowliga ah. Ilka…

                  Read More

                    Wasiir Cabdixakiim Fiqi Oo Gaaray Magaalada Baladweyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan

                    Baladweyne 08.Aug (SDN) Wasiirka Gaashaandhiga iyo wafdi uu hogaaminayo oo goor dhaw gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa halkaasi kulamo kula qaadanaya maamulka Gobolka Hiiraan. Wafdiga Wasiirka gaashaandhigga Mudane Cabdixakiin Maxamuud Xaaji Fiqi waxaa ka mid ah Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Cabdirisaaq, waxaana kulanka ay maamulka la qaadanayaan ay tahay sidii…

                    Read More

                      “Maanta kii wax badan filayey iyo kii wax yar filayeyba waa Inaad isku hanaysaan derajooyinkaas” M.Weyne ku Xigeenka S.land {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 08.Aug (SDN)Madaxweyne ku xigeenka Somalilland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa boqolaal qof oo ka mid ah Shacabka ku dhaqan caasimada hargaysa kula Tukaday Masjid Jaamaca weyn ee magaalada hargaysa. Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland waxa uu hadal kooban oo uu halkaasi ka jeediyay ku sheegay inuu ummadda reer Somaliland meel ay joogaanba ku bogaadiyay…

                      Read More

                        “DAAWO Madaxweynaha Somaliland Mawqifka Xukuumadiisa ee Shirka Brussels,Derajo bixinta Ciidamada iyo Qodobo kale”

                        Hargaysa 08.Aug (SDN) “Waxaan jecelahay in aan halkan ka cadeeyo mawqifka dawladda ee ku aadan shirka dunidu noogu baaqday ee Brussels, maadaama ay EU-da iyo Somalia wada marti-gelinayaan (Co-hosting), waxaanu u aragnaa mid dhaawacaya jiritaanka iyo qaranimada Dalkan JSL, kaasoo aan waxba kaga duwanayn shirarkii hore ee aanu diidnay, sidaa darteed kama soo-qayb-gelayno shirkaas” Sidaaa…

                        Read More

                          DAAWO Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Tukashada Salaada Ciidal Fidri ee Saaka

                          Hargaysa 08.Aug (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mduane Axmed Maxamed maxamuud (Silaanyo) ayaa saaka bulshada reer Somaliland kula ciiday Garoonka Xaafada Xawaadle ee kubada cagta halkaas oo uu kula tukaday kumanaan kun oo ka mida shacbiga Macaasimada Hargeysa Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayay Maanta u ahayd Markii 1aad ee Mudadii Sadexda Sanno ee Hogaaminta Qaranka uu hayay…

                          Read More

                            Ra’iisul Wasaaraha Somaliya oo hambalyo ku aaddan Ciidul Fidriga u diray dhamaan shacabka Soomaaliyeed

                            Mugdisho: 8-Aug-2013 (SDN) Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa  Hambalyo kal iyo Laab ah u diray shacabka soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaanba. War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Ra’iisal wasaaraha oo Hambalyo ah, ayaa u dhignaa sidatan: “Anigoo ku hadlaya magacayga iyo kan Xukuumadda, waxaan halkaan Hambalyo ku…

                            Read More

                              Guddoomiyaha Baarlamaanka somaliya oo Shacabka U Diray Hambalyo Ku Aaddan Munaasabadda Ciidul Fidriga… WARSAXAAFADEED

                              Mugdisho:8-Aug-2013 (SDN)Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa shacbiga Soomaaliyeed u diray Hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fidriga.   Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa War-saxaafadeed uu munaasibadda awgeed soo saaray ku yidhi sidan: “ASCWW dhammaan shacbiga Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan waxaan ugu hambalyeeynayaa Ciid Wanaagsan, Ciid Mubaarak, ‘HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO, Alle Subxaanahu Watacaalaa waxaan ka…

                              Read More

                                6 Xildhibaan Oo Dhexda Ku Dhacay Gunnadii Degmada Salaxley Oo Lasii Sidey” Xuseen Xasan Badmaax Ku Simaha Xoghayaha Arr.gudaha Xisbiga Ucid

                                Hargeysa:8-Aug-2013(SDN)Fadeexadii abid ka dhacda dawladaha hoose ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa waxay ka dhacday todobaadkan masalaha magaalada Hargeysa todobaadkan. Mayorka,kuxigeenka iyo xisaabayaha degmada salaxley ayaa gunadii degmada Salaxley ka soo qaaday Baanka dhexe ee Hargeysa.Kadib mayorka iyo kuxigeenku waxay ku hadheen hawlo ay ka lahaayeen caasimadda,waxaana lacagtii qaaday xisaabiyaha degmada Salaxley,marka uu marayo xaafada masalaha ayaa…

                                Read More

                                  Madaxweyne Siilaanyo Waakan Maanta Waqooyiga Hargeysa ku Tukadaye Ma waxa uu Hibanayaa hiirTaanyadii uu ka qaaday Reer A/dhagax Furitaankii Ciyaaraha Gobolada?

                                  Hargeysa: 8-Aug-2013 (SDN)Madaxweynaha Somaliland md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa  maanta salaaddii ciidulul-fidriga iska baal maray shacab badan oo ku sugayey Masjid-jaamaca Hargeysa, isagoo doorbiday inuu shacabka Garoonka Xawaadle oo ku yaalla Dhinaca waqooyi ee Magaalada Hargeysa la tukado salaadda. Madaxweynaha oo intuu madaxnimadda dalka hayey looga  bartay inuu ku Tukado Masjid-jaamaca weyn ee Hargeysa,…

                                  Read More

                                    “Dawlada Federaalka ah ee aan Madaxweynaha ka ahay Cid Somaliyeed oo ay duulimaad ku tahay ma Jirto” M.Weyne Xasan Sh.{DHAGAYSO}

                                    Muqdisho 08.Aug (SDN) Madaxweynaha dawlada federaalka ee Somalia Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa Fariin ku saabsan Munaasibada Ciidal Fidriga waxa uu u jeediyay Shacabka Somaaliyeed . Madaxweynuhu waxa uu xusay in nabad ay ku gaadhi karaan Horumarka ay higsanayaan,Isagoo sheegay inuu fahamsan yahay Xanuunka dad badan oo Soomali ahi ay Goconayaan,Xusuusta Muragada leh ee soo…

                                    Read More