Mr. Siilaanyo…Qaranimaddu Qabyaalad iyo Boob Maaha!

    Madaxweyne Siilaanyo : Daadihi Intaadoo Inta Kale Daadifee oo Dirsooc Maaha Xilka Gudashadiisu. Marka hore waxaan u mahad naqayaa Allaheena weyn ee macbuudka ah. Marka xiga waxaan salaan qiimo badan salaamayaa dhamaan ummada islaamka meel waloo ay ku sugan yiin gaarna waxa aan u sii salaamayaa bahdaydada Somaliyeed ee aanu sinjiga guud wadaagno.. Markalena waxaan…

    Read More

      ‘Dhamaan cida la soo qabto talaabo sharciga waafaqsan baa laga qaadayaa” Taliyaha Booliska Punt land {DHAGAYSO}

      Garowe 08.Aug (SDN) Ciidamada Booliska Puntland ayaa ka bilaabay hawlgalo degaanada Puntland kuwaasi oo la sheegay inay yihiin kuwo lagu sugayo amaanka gobollada iyo degmooyinka maadaama ay soo dhowaatay ciida Soonfur. Shir saxaafadeed ay wadajir ah ugu qabteen magalaada Garowe maanta maasulyiinta wasaarada amniga, Booliska Puntland iyo maamulka degmada Garowe ayay uga warbixyeen hawlgaladan ka…

      Read More

        Cabdi Wali Maxamed Gaas oo Soo Bandhigay Xal uu U hayo Arrimaha Muranka Dhaliyey ee Garoonka Kismaayo

        Garowe:7-Aug-2013 (SDN)Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowladii KMG aheyd C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay arimaha ku saabsan dekada iyo garoonka Magaalada Kismaayo oo dhawaan lagu soo hadal qaaday shirkii ka dhacay Kampala ee ay yeesheen Madaxweynayaasha wadamada Soomaaliya ciidanka ay ka joogaan.   Qodob kamid ah go’aanadii kasoo baxay shirka ayaa sheegaya in Dowladda…

        Read More

          Hargeysa: Qiimaha Timaha lagu xiiro oo kor-u-kac Ballaadhani ku yimi iyo Saamaynta Dhalliyarada

          Hargeysa : 7-Aug-2013 (SDN)Guud ahaanba caalamka islaamka waxa kaabiga ku soo haysa oo si weyn loo sugaya munaasibadda ciidda Barakysan ee Ciid-al-fidriga. Diyaargarawga loogu jiro maalinta ciidda, ayaa waxa ay saamayn weyn ku leedahay Nolosha shacabka Somaliland, gaar ahaan waxa raad weyn kaga yeelatay dhinaca Dhaqaalaha. Dhallinyarada oo  iyadu ah cududa  kaliya ee  sida aadka…

          Read More

            Eng. Yariisow: “ dastuurka markii hore waxaa mas’uuliyadeeda lahaa Saxeexayaashii Puntland horseedka ka aheyd..”

            Mugdisho:7-Aug-2013 (SDN)Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow)  oo wareysi siiyay Idaacada BBD-da laanteeda Afka Soomaaliga, ayaa si kulul uga jawaabay go’aanka Maamulka Puntland uu ku dhawaaqay inuu xidhiidhka ugu jaray dowladda Federaalka Soomaaliya.   Waxa uu  sheegay Yariisow in dowladda Soomaaliya ay ka xun tahay hadalka ka soo yeedhay maamul goboleedka Puntland, waxana…

            Read More

              Dab ka kacay garoonka diyaaradaha ee magaalada Nairobi

              Nairobi:August 7- 2013 – (SDN) Masuuliyiinta garoonka diyaaradaha ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa sheegay in  uu dab xooggani ka kacay Qayb ka mid ah  Garoonka Diyaaraha Ee  Jomo kenyata.   Sidoo kale waxa ay masuuliyiinta Garoonku sheegeen in dadkii rakaabka ahaa laga daad gureeyay garoonka, iyadoo Sawirro lagu daabacay baraha Internetka ayaa muujinaya…

              Read More

                Ciidanka Booliska Puntland oo hawlgalo Nabad Galyo iyo Cashuur ururineed bilaabay

                Garowe 08.Aug (SDN) Ciidamada Booliska Puntland ayaa ka bilaabay hawlgalo degaanada Puntland kuwaasi oo la sheegay inay yihiin kuwo lagu sugayo amaanka gobollada iyo degmooyinka maadaama ay soo dhowaatay ciida Soonfur. Shir saxaafadeed ay wadajir ah ugu qabteen magalaada Garowe maanta maasulyiinta wasaarada amniga, Booliska Puntland iyo maamulka degmada Garowe ayay uga warbixyeen hawlgaladan ka…

                Read More

                  Kenya oo shuruud Adag Ku Xidhay Wareejinta Dekedda Kismayo

                  Kismayo: 7-AUG-2013 (SDN) Dowlada Kenya, ayaa sheegtay  inay diyaar u tahay inay wareejiso ilaalinta Magaalada Dekedda muhiimka leh ee Kismaayo,iyadoo ka digtay in nidaam darrada Kismaayo ay sababi karto in Alshabaab ay ku dhiiradaan weerarka Kismaayo. “Dowlada Kenya waxay diyaar u taay inay iska dhiibto labada dekedood, laakiin waxaa waajib ah inaan ku wareejino qof,…

                  Read More

                    Madaxweyne Siilaanyo oo la Ogaaday sababtii uu Booqashada Kediska ah ugu tegey Garoonka Diyaaraha Hargeysa

                    Hargeysa: 7-Aug-2013(SDN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo maalintii Salaasadii Booqasho kedis ah ku tegay Gegida Diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa, ayaa haatan si cad loo daliishaday sababta ka dambayay booqashadiisaas. Madaxweynaha oo caan ku ah booqashada iyo indho-indhaynta goobaha horumarintu ka socoto ee Dalka, ayaa ay Booqashadiisani ka duwanayd kuwii uu hore ugu tegi jirey…

                    Read More

                      Wasiiro ka Hadlay Baahida loo Qabo sidii Shaqo abuur loogu samayn lahaa dhalinyarada

                      Hargaysa 07.Aug (SDN) Wasiirka Wasaarada Dhallinyarada,Ciyaaraha iyo Dalxiiska ee Somaliland Mudane Cali Siciid Raygal ayaa Shahaadooyin ku Gudoosiiyay Maanta Huteelka Hadhwanaag ee Caasimada Hargaysa 41 arday oo Mudo afar bilood ah ay Tababaro kala duwan siinaysay Hay’ada Horn Peace ee Nabada Geeska. Mashruuca ay ardaydani ka Qallin Jebiyeen oo lagu Magacaabo Dib u Habaynta dhallinyarada…

                      Read More

                        Huge fire forces Nairobi airport shutdown

                        Nairobi, Aug 7, 2013 (SDN) — A “massive” fire has broken out at Nairobi’s Jomo Kenyatta International airport, forcing one of East Africa’s largest transport hubs to shut down, officials say. “There is a serious fire at JKIA [airport], but we are doing everything possible to avert a crisis,” Mutea Iringo, a senior official at Kenya’s…

                        Read More

                          Hogaamiyihii Hore ee Xisbiga Haya Talada Britain oo ka Sheqeeyay Heshiiska dhexmaray Shirkada Soma Oil and Gas iyo Dawlada Soomaaliya

                          London Aug 08,2013(SDN)-Hogaamiyihii hore ee xisbiga Tory ee haya talada dalka Britain Michael Howard ayaa la sheegay in uu ka shaqeeyay heshiis dhawaan dhex maray shirkad shidaal baadhis ka sameyn doonta Soomaaliya iyo dawlada dhexe ee Soomaaliya. Howard oo dhawaan uu ku biiray shirkadan cusub ayaa durba waxa uu ka noqday madax isla markaana waxa…

                          Read More