Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo ka Jeediyay Garoonka Xawaadle {DHAGAYSO}
Hargaysa 08.Aug (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland waxaa Wehelinayay Xubno ka Tirsan Golayaasha Qaranka,Madax ka Tirsan Xisbiyada qaranka iyo Mas’uuliyiin kale . Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo khudbad Kooban halkaasi ka Jeediyay ayaa hambalyo u diray Guud ahaan Shucuubta Islaamka gaar ahaan Ummada Somaliland. Madaxweynuhu wuxuu ilaahay ka baryay in Ciidan Ciideeda ay ku gaadhaan bash bash…
