Isimada Punt land oo Shacabka u soo Jeediyay Inay Qaybtooda ka qaataan sidii ay Xasilooni ugu dhici lahayd Doorashadu {DHAGAYSO}

    Garowe 16.Dec 2013 (SDN)- Issimada Puntland ayaa shir ku yeeshay maanta magaala madaxda Puntland ee Garowe , waxana ka soo saareen baaq ka dib markii ay ku lafo gureen arrimaha doorashooyinka haatan taagan. Fadhiga isimada oo la sheegay inuu socon doono inta doorashada laga dhamaynayo ayaa waxaa gudoomiye looga dhigay Suldaan Siciid Maxamed Garaase,wuxuna Suldaalka…

    Read More

      isku duwaha arrimaha bini’aadannimo ee Qaramada Midoobay Philippe Lazzarini oo Kismaayo Booqasho ku Tagay

      Kismaayo 16.Dec 2013 (SDN)- Wafdi uu hoggaaminayo isku duwaha arrimaha bini’aadannimo ee Qaramada Midoobay Philippe Lazzarini ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Philippe Lazarini iyo madaxda maamulka KMG ah ee Jubba ayaa ka wada hadlay arrimaha bini’aadannimada iyo sidii dib u dejin loogu sameyn lahaa qaxootiga Soomaalida ee ka laabanaya xeryaha…

      Read More

        Wanqasha Buug ka Waramaya Taariikhda,Nolosha,Iyo Waayo aragnimada Xaaji Cabdi Xuseen Cabdi Waraabe oo lagu daahfuray Jaamacada Hargaysa

        Hargaysa 16.Dec 2013 (SDN)- Munaasibad balaadhan oo lagu daah furayay buugga  Samotalis oo xanbaarsan taariikhda xaaji cabdi kariim xuseen [xaaji cabdi waraabe]  ayaa  lagu qabtay magaalada hargaysa  waxaana kazoo qeyb galay masuuliyiin ay ka mid ahaayeen wasiiradda wasaaradaha  warfaafnta , duulista hawda qorshaynta , xogahayha golaha guurtida , gudoomiyaha xisbiga  ucid , gudoomiyaha jaamacadda hargysa …

        Read More

          “Waa Waajib in Ummadu aayaheeda iyo Masiirkeeda ka Tashato” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid {DHAGAYSO}

          Hargaysa 16.Dec 2013 (SDN)- Eng Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ayaa Maanta Tilmaan ka bixiyaya Xaalada Siyaasadeed iyo Wadciga ku Meersan Qarankan iyo Qorshayaal la rabo in lagu kala dhantaalo. Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Waxa uu Sheegay in la doonayo Sidii la isugu keeni lahaa Somalia oo Shan Maamul Goboleed ah waxaanu xusay in Siyaasiyiinta…

          Read More

            Munaasibad ay ku Midoobeen Toban Shirkadood oo adeega Korontada bixiya oo Hargaysa lagu qabtay

            Hargaysa 16.Dec 2013 (SDN) Wasiirada wasaaradaha  macdanta iyo Tamarta iyo  qorshaynta  qaranka , ayaa  maanta ka qeyb galay munaasibad balaadhan oo ay ku midoobayeen toban shirkadood oo ka mida shirkadaha adeega tamarta korantda ee caasimada hargaysa. Munaasibadan oo ka dhacday  Huteel Guuleed  waxa kasoo qeyb galay  gudoomiyaha rugta ganacsiga Md maxamed Shukri , musharaxa Madaxweynaha…

            Read More

              UCID oo ka hadashay warbixintii Nicholas Kay u gudbiyay Gollaha Amaanka ee QM

              Hargeysa Dec 16,2013(SDN)-Guddoomiye ku-xigeenka sadexaad ee Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Md Cali Ibrahim Gurey ayaa ka waramay warbixintii uu ergeyga gaarka ah ee QM u gudbiyay gollaha amanaka ee QM ee uu uga hadlay xaalada Somaliland,Guddoomiyuhu waxa uu yiri; Muwaadiniinta Somaliland inta ugu badani may jeclaysanin ama waa bay ka xanaaqeen warbixintii uu Golaha…

              Read More

                Saleebaan Gaal:Dawlada Axmed Siilaanyo sabab lagu dhaleeceeyo ma jirto

                Hargeysa Dec 16,2013(SDN)-Guddoomiyaha Gollaha Gurtida Somaliland Md Salabeen Maxamuud Aadan Saleebaan Gaal ayaa saxaafada Somaliland u sheegay in aaney jirin wax lagu mucaarido xukuumada Axmed Siilaanyo. Guddoomiyaha oo saxaafada la hadlay ka dib kulan uu la yeeshay dhigiisa Wakiilada Cabdiraxman Ciro ayaa la weydiiyay sababta aanu uga hadal qaladaadka xukuumada Somaliland. “Xukuumadu hadii khaladaad ay…

                Read More

                  Safiirkii Hore Ee Somalia U Fadhiyi Jire Kenya Oo Xil Muhiim ah Looga Dhiibay Urur-goboleedka IGAD

                  Djibouti:16-Dec-2013(SDN)-Safiirkii hore ee Somalia u fadhiyi jirey dalka Kenay  Maxamed Cabdi Afey ayaa Xil sare looga dhiibay Urur-goboleedka Igad.  Masuuliyiinta Urur goboleedka IGAD ayaa ku dhawaaqay in Maxamed Cabdi Afey uu yahay wakiilka ururka IGAD ee dalka Soomaaliya, kaasi oo loo magacaabay gelinkii dambe ee shalay, sida lagu sheegay war saxaafadeed kasoo baxay urur goboleedkaasi….

                  Read More

                    AMISOM Oo Maanta Hoggaan Cusub Yeelatay

                    Muqdisho:16-Dec-2013(SDN)-Ciidamada Amisom eek u sugan Somalia ayaa maanta yeeshay Hoggaan cusub kadib markii la Beddelay Hoggaankoodii hore.   Taliyahan cusub oo lagu magacaabo gaashanle sare Silas Ntigurirwa una dhashay Dalka Burundi, wuxuu xilka kala wareegayaa Gen. Andrew Gutti oo u dashay dalka Uganda kaasoo hayay bishii May sanadkii 2012.   Waa markii ugu horreysay oo…

                    Read More

                      Madaxweyne Faroole Oo Ka Fal Celiyey Tallaabadii Maamulkiisu Magaalada Ugu Diiday Tiknakadii uu Watay MiD Ka Mid ah Musharixiinta la Tartamaysaa

                      Garoowe:16-Dec-2013(SDN)-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole, ayaa  Ka Fal celiyey Tallaabadii ciidankisu Magaalada Garoowe ugu diideen inuu Tikniko la soo Galo Musharax  Shire Xaaji Faarax Oo ka mid ah ragga u taagan Madaxtinimada Puntland.  Faroole oo ka hadlayay xaflad lagu qabtay xarunta TV-ga Puntland ayaa sheegay in magaalada Garoowe ay tahay amaan, cid kastaana…

                      Read More

                        Hanti-dhawraha Oo Badka Soo Dhigay Fadeexado Musuqmaasuq oo Ku Gedaaman Hay’adda WFP iyo Hay’addaas oo Ka War wareegtay

                        Hargeysa:16-Dec-2013(SDN)-Hanti-dhawrka Guud ee Qaranka Somaliland,  oo in muddo ahba ku maqnaa baadhitaano la xidhiidh Musuq lagu eedeeyey  Mashaariicda Hay’adda WFP Ka waddo Somalilan  ayaa caddaymihiisa u gudbiyey Wasaaradda Qorshaynta. Maxamuud dheere oo muddo ku hawlanaa kala hufidda iyo isku duba ridka hawshan culus, ayaa aakhirkii la sheegay inuu soo Gebogebeeyey Arrintaas, waxana uu shalay Hannaan…

                        Read More

                        Lacago Aan Ujeedaddooda La Caddayn Oo Wasiirka Duulistu Shaqaalihiisa Iyo Diyaaradaha Ku Soo Rogay Oo Muran iyo Is qabqabsi Badan Keenay

                        Hargeysa:16-Dec-2013(SDN)-Amar uu Wasiirka Duulista iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Ku soo Rogay Shaqaalaha Wasaaraddiisa iyo Diyaaradaha isticmaala Garoomada Somaliland ayaa Muran weyn iyo Is qab-qabsi dhaliyey. Waxa uu Wasiir Maxamuud Xaashi amray Shaqaalihiisa ka hawl gala wasaaradda uu madaxda ka yahay in qof waliba iska Jaro lacag dhan $10, iyadoo shaqaaluhuna aad uga biyo diiday tallaabada…

                        Read More

                          LACAG DHAN $ 300,000 OO LAGU MINJAXAABINAAYO GUDDOMIYE CIRO

                          Hargeisa Dec 16,2013(SDN)-Xarunta Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa Shalay laga dareemayey dhaqdhaqaaqyo kala duwan iyo is-weydiimo bulshadu aad u xiisaynaysay inay jawaabo u helaan, kuwaasoo isugu jiray bal sida xaal noqon doono marka ay isa soo barbar fadhiistaan Gudoomiyaha Golaha Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, iyo sidoo kale, labadiisa ku-xigeen Md. Baashe Maxamed Faarax iyo Md. Cali…

                          Read More

                          Andy Murray Ayaa Ku Guuleystey Abaalmarinta BBC Sports Personality Of The Year.(By Jaahuur)

                          London-Arena Leeds Stadium-16-Dec-2013 (SDN) Akhyaaray faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa xiddigga reer Ingiriiska ah Andy Murray oo ku guuleystey Abaamarinta BBC Sports Personality Of The Year. 26-tan jirkan Ingiriiska ah ayaa noqdey ciyaaryahankii ugu horeeyey 77-tan sanno ka bacdi hantiyey Wimbledon Men’s Single Grand Slam ee xagaagii hore kana badiyey Novak Djokovic. Ciyaaryahanada reer Wales,British…

                          Read More

                            IGAD Appointed Ambassador Mohamed Abdi Affey as its Special Envoy to Somalia

                            The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) today announced that Ambassador Mohamed Abdi Affey as its Special Envoy to Somalia. H.E. Ambassador Affey is a veteran parliamentarian and politician who was Kenya’s ambassador to Somalia in 2003, facilitated the Mbagathi Somalia peace process and led the Kenyan delegation that participated the inauguration of the Somali Government…

                            Read More

                              XISBIGA UCID LAANTA UK OO TACSI U DIRAAYA AYAN IDRIS YUSUF OO AABAHEED KU GEERIYOODAY MAGAALADA DIRIDHABA

                              INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN -XISBIGA UCID LAANTA UK OO TACSI U DIRAAYA AYAN IDRIS YUSUF OO AABAHEED KU GEERIYOODAY MAGAALADA DIRIDHABA SAAKA. INNAA LILAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN: Waxaa magaalada Diridhaba saaka oo ay taariikhdu tahay (15/12/2013)  ku geeriyooday Allaha u naxariistee Idris Yusuf oo ah Ayan Idris aabaheed in mudo ahna xanuunsanayay….

                              Read More