Wasiirrada iyo Xildhibaanada Xukuumadda Kaga Jira Bariga Somaliland Oo Ku Soo Biiray Isu Soo Dhaweyntii Shirguddoonka Wakiillada Laga Dhex Waday iyo Nuxurka Kulan Shalay Albaabada La Isugu Xidhay
Hargeysa:17-Dec-2013(SDN)-Kulankii Guddoomiyaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan iyo Xildhibaan Xaaji Cabdi waraabe ka dhex wadeen Shirguddoonka Golaha wakiillada Somaliland, ayaa wali sii Socda, iyadoo shalayna Kulan Sal Ballaadhan lagu Yeeshay Xarunta Golaha Baarlamaanka. Kulankan dhex dhexaadinta ah ee labadan masuul laga dhex wado, ayaa shalay ahaa mid Guddoomiye Saleebaan iyo Xaaji Cabdi waraabe u talo…
