A Globalised Somali, A Tolerant Somali

    For the past 7 years or so that I have been involved in youth activism I have tried to comprehend how we could best resurrect our Somali nation. I’ve sat down and debated with those who call themselves or hold the views of liberals, religious, sectionists, nationalists, Marxists and more. I have attempted to understand…

    Read More

      Qormadii 54-aad Somaliland iyo Maanta, Xogta iyo Xaqiiqda dhabtaah, Allow sahal Amuuraha

      Waxaa dastuurka Somaliland uu muwaadinkasta oo Somalilander ah uu u-damaanad qaadayaa oo uu xaq-u-siinayaa in uu aragtida fikirkiisa, dhiibashada rayigiisa, cabirista maskaxdiisa, hilaadinta indheer-garad-nimadiisa, abaabulka dhigiisa, sheegista iyo meel-marinta taladiisa, edeeynta iyo toosinta xukuumadiisa in uu intaba uu xor u-yahay ,xaqna u-leeyahay isaga oo dhawraaya oo aan ku-talax tegeyn milgaha, karaamada iyo xuquuqda muwaadin-kasta  uu…

      Read More

        Police raid and shut down paper in Somaliland

        Nairobi, December 17, 2013 (SDN) — Police in the semi-autonomous republic of Somaliland on December 13 raided the Hargeisa offices of the critical independent daily Hubaal, arrested two staff members, and ordered the publication to be shut down, according to news reports. This is the third time the paper has been targeted this year. Police…

        Read More

          Nuxurka Khudbadii ay Marwada Madaxweynuhu ka Jeedisay Degmada Sallaxley {DHAGAYSO}

          Hargaysa 17.Dec 2013 (SDN)- Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde iyo wefti balaadhan oo ay hogaaminayso ayaa maanta waxa ay ka qaybgaleen xaflad balaadhan oo ka dhacday degmada salaxlay. Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Waxa ay Sheegtay inay ku faraxsan tahay Socdaalka ay ku Timid Magaalada Sallaxley Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso…

          Read More

            “Madaxweynuhu wuu fuliyay Balanqaadkii uu degmada Sallaxley u sameeyay oo waa kaas” Wasiirka Warfaafinta {DHAGAYSO}

            Hargaysa 17.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa sheegay in Xukuumada Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ay ka Go’an tahay Sidii ay Horumar dhinacyo badan leh uga hirgaliso Degmada Sallaxley isagoo intaas ku daray in Madaxweynuhu fuliyay balanqaad uu degmada u sameeyay kaas oo dhismihiisii qandaraas lagu…

            Read More

              Marwada Madaxweynaha oo Gaadhi Ambulance ku Wareejisay Cisbitaalka Degmada Sallaxley Daawo

              Hargaysa 17.Dec 2013 (SDN)- Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde iyo wefti balaadhan oo ay hogaaminayso ayaa maanta waxa ay ka qaybgaleen xaflad balaadhan oo ka dhacday degmada salaxlay. Xafladan oo ujeedadeedu ahayd sidii kor loogu qaadi lahaa tayada dhakhtarka salaxlay iyo Dugsiga Boodhinka ah ee Degmada Salaxlay halkaas oo maanta ay…

              Read More

                Kulankii u dhexeeyay Madaxweynaha Punt land iyo Murashixiinta ka qayb qaadanaya doorashada oo natiijo la’aan ku dhamaaday {DHAGAYSO}

                Garowe 17.Dec 2013 (SDN)-  Kulankii u dhexeeyey musharaxiinta iyo madaxweynaha Puntland oo lagu kala tagey kadib markii qodobo muhiim ah la isku afgaran waayey, Musharaxiinta ayaa soo bandhigey in guddiga khilaafaadka magacaabistiisa dib loogu noqdo halka Madaxweynaha Puntland ahna mushraxa xilka jagada hogaamiyaha Puntland uu sheegey in sharciyadu siineyso magacaabista gudigaan iyadoo hadana shaqadooda ku…

                Read More

                  “Midowga Yurub waxay Somaliland ka Caawinayaan Qalabaynta iyo Tababar Siinta Ciidamada Ilaalada Xeebaha” Taliyaha Ciidanka Difaaca Xeebaha {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 17.Dec 2013 (SDN)- Taliyaha Guud ee Ciidamada Xeebaha Somaliland Admiral Axmed Aw Cisman Abdi ayaa Sheegay in Dawladaha Midawga yurub ay Somaliland ka Caawinayaan Qalabaynta iyo Tababarada Ciidamada Badda ee Somaliland. Taliyaha Ciidanka Difaaca iyo Ilaalada Xeebaha ee Somaliland Waxa uu Hadalkan ka sheegay Mar uu Maanta Warbaahinta ugu waramayay Xafiiskiisa Caasimada Hargaysa ….

                  Read More

                    Bandhig Cilmiyeedka Tamarta oo Hargaysa ka Furmay iyo Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo ka qayb galay

                    Hargaysa 17.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynane ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta Hotel maansoor ee magaalada hargeysa kaga qayb galay munaasabad balaadhan oo ku saabsan bandhig cilmiyeedka tamarta Somaliland Munaasibadan oo si heer sare loosoo qaban qaabiyay ayaa waxa kasoo qeyb galay wasiirada wasaaradaha qorshaynta qaranka , tamarta iyo macdanta ,horumarinta  deegaanka…

                    Read More

                      Hawlihii Dhaqdhaqaaqa Ganacsiga ee Magaalada Juba ee Konfurta Sudan oo Weli albaabadu u laaban yihiin Iyo Dawanka Rasaasta oo Xoog ku socota

                      Juba 17.Dec 2013 (SDN)- Maalintii labaad ayaa waxaa xiran ganacsiga magaalada Juba ee caasimadda dalka Koonfur Sudan kaddib markii mar kale saaka magaalada is-rasaaseyn ay ku dhex martay ciidan taageersan madaxweyne Salva Kiir iyo kuwa ka soo horjeeda. Soomaali badan ayaa ku ganacsata magaalada Juba ee caasimadda iyo magaalooyinka kale ee dalka Koonfur Sudan. Najib…

                      Read More

                        La Taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee Gobolada Bari oo Baaq u diray Xukuumada Somaliland {DAAWO}

                        Laascaanood 17.Dec 2013 (SDN)- La taliyaha Madaxweynaha ee Gobolada Bari ee Somaliland Mudane Fu’aad Aadan Cade oo ku Sugan Magaalada Laascaanood ayaa  ka warbixiyay Socdaal uu in mudo ah ku joogay Degmada Xudun ee Gobolka Sool,oo uu ka dhacay fal iska Hor imaad,Sidoo kale waxa uu Xukuumada ugu baaqay inay Ciidanka Booliska Gayso Degmadaas oo…

                        Read More

                          Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista iyo Hawada Somaliland oo ka Waramay Mashaariicda Madaarada dalka Gaar ahaan ka Caasimada

                          Hargaysa 17.Dec 2013 (SDN)- Agaasimaha guud ee wasaarada duulista  hawada iyo gaadiidka cirka  jsl Md Cumer Cabdilaahi Aaden ayaa  ka war bixiyay qorshihii waxqabad  ee sanadka sii dhamaanaya  ee 2013 ee wasaaradaasi. Agaasimaha guud  isagoo  ka waramaya madaarka casimada hargaysa ee Egal International Airport  waxa  uu tilmaamay in  la dhisay  1959 kii kaas  oo aan…

                          Read More

                            Shirarkii Maamul u Samaynta Gobolada Koonfureed ee Somalia oo Gunaanad ku dhow iyo Hanka Murashixiinta

                            Baydhabo 17.Dec 2013 (SDN)- Shirarka loogu arinsanyo maamul usameynta goboladakoonfureed ee dalka soomaaliya ayaa maraya haatan heer gabo gabo iydoona musharixii ugu horeeyayna uu isa soo taagay xilkaasi. Waxaana soo baxay murashaxiin u tartamaya xilkaasi tartamaya ee isu soo taagaya , Gudoomiyahii hore maamulka Gobolka Baay c/fitaax geesey ayaa ku dhawaaqay in uu u tagan…

                            Read More

                              Dagaalo Hor leh oo Saaka ka bilowday Mar kale Caasimada K.Sudan ee Juba

                              Juba 17.Dec 2013 (SDN)- Waxaa saaka markale uu dagaal ka bilowdaymagaalada Juba ee casasimada Sudaanta Koonfureed. Dagaalkan ayaa xoogiisa ka socda nawaaxiga Xeryaha ciidamada dowlada oo ku yaal meel 2 km u jirta bartamaha magaalada Juba. Madaxweynaha Sudaanta Koonfureed, Salfakiir ayaa shalay bandow kusoo rogay magaalada wuxuuna sheegay in ciidamo ka amar qaata Kuxigeenkiisii hore…

                              Read More

                                Madaxweynaha Somalia Oo Si Kulul Uga Hadlay Colaadda iyo Dagaalada Ka Socda Deegaano ka Mid ah Somalia

                                Muqdisho:17-Dec-2013(SDN)-Madaxweynaha Dawladda Federalka Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka markii ugu horraysay kaga hadlay Colaadda lagu hoobtay ee Beelaha walaalaha ah ku dhex maraysa Deegaano ku yaalla Shabeelaha Hoose. Madaxweynaha oo ay wajigiisa ka muuqatay cadho aad u faro badani xilligii uu hadlayey, ayaa ugu horrayn tacsiyeeyey dadkii Halkaas ku dhintay, waxana uu ku baaqay…

                                Read More

                                  Xeer Ilaaliyayaal Iyo Madax Ka Tirsan Maxmadaha Puntland Oo Qarax Lagula Eegtay Boosaaso iyo Khasaare Nafeed Oo Ka Dhashay

                                  Boosaaso:17-Dec-2013(SDN)- Weerar loo Adeegsaday Waxyaabaha Qarxa ayaa  Xalay Ka Dhacay Hutel ku yaalla Magaalada Bosaso,halkaas oo ay ku sugnaayeen Xeer ilaaliyayaal iyo madax kale oo ka tirsan maxkamadaha Puntland. Weerarkan  oo dhimasho iyo dhaawac keenay, ayaa la sheegayaa inay Haweenay  u dhaxday mid ka mid ah xeer ilaaliyayaashu ay ku dhimatay, iyadoo dad kale oo…

                                  Read More

                                    Illinkii ugu Weynaa Ee Soomaalidu Yurub ka Geli Jirtey Oo Xidhmay iyo Niyadjabka Ka Dhalan kara

                                    Ankara:17-Dec-2013(SDN)-Illinkii ugu weynaa ee Somalida Yurub ku qulqulaysaa sii mari jireen ayaa u muuqda mid guud ahaanba xidhmay oo aanay dhici doonin in mar dambe laga sii gudbaa kadib markii ay Dawladda Turkiga iyo Dawladaha Yurub Heshiis Rasmi ah kala saxeexdeen. Heshiiskan oo ay labada Dhinac ku kala Saxeexdeen Waddanka Turkiga maalintii shalay, ayaa dhigaya…

                                    Read More

                                      Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Oo Baaq U Jeediyey Labada Dhinac Ee Ku Dagaalamaya Shabeelaha Hoose

                                      Buffalo:17-Dec-2013(SDN)-Ra’isul wasaarihii loogu jeclaa taariikhda Soomaalida Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, ayaa Baaq ka Soo Saaray Dagaalada lagu Hoobtay oo maalmihii ugu dambeeyey Gobolka Shabeelaha Hoose ku dhex maraya Soomaalida Halkaas wada Degta. Maxamed Cabdilaahi farmajo waxa uu ugu baaqay labada Dhinac inay Nabad qaataan oo dagaalka Joojiyaan, “Deegaannada qaar ee Wadanka waxa ka socda colaado aan…

                                      Read More