Ciidamada Masar oo sheegay in ay Farogelin Siyaasadeed Sameynayaan Hadii Xukuumadu la fariisan Mucaaridka

    Qahira July 02,2013(SDN)-Ciidamada Masar ayaa madaxweynaha dalkaas Maxamed Morsi siiyay 48 sacadood in uu kula kulmo mucaaridka dalbanaya in uu xilka ka dego. Ciidamda ayaa sheegay hadii taa aaney dhicin in ay dalka ku soo rogi doonaan nidaam ay dalka ku hagayaan. Masar ayaa sanadii 2011kii ciidamadu ay talada dalkaasi la wareegeen kolkii mucaaridkii Xusni…

    Read More

      Midawga Yurub:Dagaaladii Kismaayo waxa ku Nafwaayay dad Rayid ah

      Brussels July 02,2013(SDN)-Midawga Yurub ayaa qoraal ka soo saaray dagaalo dhawaan ka dhacay magaalada Kismaayo oo u dhexeeyay laba hogaamiye oo wada sheegtay hogaaminta Jubaland. Qoraalkan oo ay ku saxeexnaa Afhayeenka Xoghayaha arrimaha dibedda ee Midawga Yurun Kathrine Ashton ayaa lagu sheegay in “Dagaaldii Kismaayo ay ku geeriyoodeen dad shicib ahaa oon waxba Galabsan”. Midawga…

      Read More

        (DHEGEYSO)Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo si dadban ugu Jawaabay Dalabka siideynta Xasan Daahir Aweys

        Muqdishp July 02,2013(SDN)-Madaxweynaha dawlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu jeediyay uga jawaabay dalabaad ka soo yeerayay taageereyaasha Sheekh Xasan Daahir Aweys oo dawladu Xabsiga dhigtay dhawaan. Xasan Daahir Aweys oo ergo beeshiisa ahi oo dawlada ka tirsani heshiis ay kula soo gashay Cadaado ayaa kolkuu Xamar soo gaaray xabsiga loo dhaadhiciyay,DAAWO.

        Read More

          Somali government regrets Kismayo violence and calls for the replacement of AMISOM Section Two forces to a more neutral force

          Mogadishu July 01, 2013… His Excellency, Deputy Minister for Information, Telecommunication and Postal Services Abdishakur Ali Mire today stated that the Somali Federal Government regrets the national loss of the three days fighting in Kismayo and called for the replacement of AMISOM Section Two forces to what the minister described “a more neutral African Union…

          Read More

            Ra’iisul Wasaaraha ayaa hambalyo ku aadan 1-da Luuliyo u diraya dhamaan shacabka Soomaaliyeed

            Muqdisho, 01, Luuliyo, 2013….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliye mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa hambalyo ku aadan sanad guuradii ka soo wareegtay 1-da Luuliyo 1960 u diray dhamaan shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dibada iyo gudaha dalka.   “Anigoo ku hadlya magacayga, kan Xukuumadda iyo kan shacabka Soomaaliyeed waxaan hambalyo hawada u marinayaa…

            Read More

              Xukuumada oo ku baaqday in ciidamada AMISOM Sector 2 ee Kismaayo lagu badalo kuwo dhex-dhexaad ah

              Muqdisho July 01, 2013—-Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay ciidamada nabad illaalinta ee AMISOM Section 2 ama taliska labaad, saldhigooda Kismaayo inay ku xadgudbeen hawshii loo idmaday ee nabad illaalinta Soomaaliya.   Shir jaraa’id oo uu galabta qabtay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta mudane Cabdishakuur Cali Mire ayuu ku sheegay in ciidamada AMISOM…

              Read More

                Maxaad ka taqaan faa’iidooyinka Dhaqaale iyo Bulsho ee duulimaadyada rayidku u leeyihiin Somaliland?

                Warbixin la soo saaray sanadkii 2010kii, waxa lagu sheegay in duulimaadyada diyaaradaha ganacsiga ee aduunku (Commercial Aviation) ay abuureen ku dhowaad 57 Million oo shaqo (si toos ah iyo si dadbanba), waxaana la saadaalinayaa in sanadka 2030ka ay tirada shaqooyinkaasi gaadhi doonaan 82 Million. Hadii aynu si gooni gooni ah u eegno, Qaarada Africa 6.7…

                Read More

                  In Xukuumadda Somaliland wax-qabadka ku xajiimooto waxa caddayn u ah XIL-KA-QAADISTA WASIIRKII CAAFIMAADKA DR. XUSEEN-XOOG

                  Todobaadkii hore wuxuu Madaxweynaha Somaliland isku-bedel, xil-ka-qaadis iyo magacaabis ku sameeyay golihiisa wasiirada, iyadoo uu xubno miisaan leh, bulshada waxqabad u muujiyay meesha ka saaray. Si gaara, waxay bulshadu uga hadashay, ugana xumaatay xil-ka-qaadista wasiirkii Caafimaadka Dr. Xuseen Muxumed Maxamed (Xoog), iyadoo aynu hore ula soconay sidii looga hadlay xil-ka-qaadistii Wasiirkii hore ee Maaliyadda Eng….

                  Read More

                    Somalia marks 53 years of independence

                    Mogadishu, 01 July 2013 (SDN) – The African Union Special Representative for Somalia (SRCC) Ambassador Mahatma Saleh Annadif has lauded Somalia as the Horn of Africa nation celebrates 53 years of independence. “On this day, 53 years ago, proud Somalis stood side by side as they witnessed the historic birth of their nation built on…

                    Read More

                      Colaadda Biyaha Niilka (Nile) iyo Saamaynta Geeska Afrika (Baadhitaan Saxaafadeed)

                      Qaybta 4aad. Ethiopia, Masar, iyo Loollanka Biyaha Niilka Xog-Ururin, Qalinkii Xassan Cumar Hoorri Xidhiidhka Ethiopia iyo Masar waxaa saameeyay markii Boqorka Ethiopia, Ezana uu ku biiray Diinta Masiixiga sannadka 330 (Nebi Ciise ka dib). Muddo 16 qarni ah Wadaadka Kiniisadda Ethiopia waxaa soo magacaabi jiray Aabaha Kiniisadda Alexandria ee Masar, waxaana lug iyo talo ku…

                      Read More

                        Khudbadihii iyo Heesihii Maalinta Xornimada Somalia ee 1 July iyo Xarunta Madaxtooyada ee Garowe {DHAGAYSO}

                        Garowe 01.July (SDN) Xarunta madaxtoyada Puntland ee magaalada Garowe ayaa  lagu qabtay munaasibad balaaran oo lagu xusayay sanadguurada 53-aad ee ka soo wareegtay xoriyada gobollada Koonfureed ee dalka iyo midowgii labada qaybood. Madaxweyne ku xigeenka Puntland ,wasiiro ,xildhibaano ,saraakiisha ciidamada ,culimo ,aqoonyahano ,haween ,dhalinyaro iyo marti sharaf kale ayaa ka soo qaybgalay. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/1LUULYOGA.mp3″]…

                        Read More

                          Magaalada Garoowe oo Si balaadhan looga Xusay Maalinta 1 Luulyo

                          Garowe 01.July (SDN) Xarunta madaxtoyada Puntland ee magaalada Garowe ayaa caawa lagu qabtay munaasibad balaaran oo lagu xusayay sanadguurada 53-aad ee ka soo wareegtay xoriyada gobollada Koonfureed ee dalka iyo midowgii labada qaybood. Madaxweyne ku xigeenka Puntland ,wasiiro ,xildhibaano ,saraakiisha ciidamada ,culimo ,aqoonyahano ,haween ,dhalinyaro iyo marti sharaf kale ayaa ka soo qaybgalay. Kooxda Waabari…

                          Read More

                            “Magacii dowladnimadii iyo shafartii Soomaaliya inaan dib u soo celinno ayaa maanta u taagannahay”Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Xuska 1 Luulyo

                            Muqdisho 01.July (SDN) Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta ka hadlayay munaasabad lagu xusayay 01-da Luuliyo oo ka dhacday garoonka kubadda cagta ee Koonis Istaadiyum ee magaalada Muqdisho ayaa amaanay horumarka iyo nabadda ay ku taallabsadeen maamullada Somaliland iyo Puntland, isagoo sheegay in loo baahan yahay in looga daydo. Xasan Sheekh ayaa sheegay in gobolladaas ay wax…

                            Read More

                              Weedhihii Bashiir Cabdi Xariir iyo Wasiirka Cusub ee Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 01.July (SDN) Wasiirka cusub ee wasaarada xidhiidhka Golayaasha,cilmi baadhista iyo tignoolajiyada  ayaa maanta xilkii kala wareegay  Agaasimihii hore ee  xafiiska Siyaasada ,Xidhiidhka Golayaasha iyo Madaxtooyada ee Somaliland, haatana ah wasiir ku xigeenka cusub ee wasaarada Ganacsiga iyo maal gashiga Mud, Bashiir Cabdi xariir. Wasiir ku xigeenka Ganacsiga  Mud, Bashiir Cabdi xariir oo xil-wareejintaa ka…

                              Read More