Wasaarad Bar Tilmaameed u Noqotay Seefta Madaxweynaha oo Xilkeeda lala kala Wareegay.
Hargaysa 03.July (SDN) Wasiirka Cusub ee Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa maanta si rasmi ah Xilkii Wasaaradaasi ugala Wareegay Wasiirkii isaga ka horeeyay haatana loo bedelay Wasaarada Wershadaha Mudane Abiib Diiriye Nuur “Abiib Timacad”. Munaasibada Xil wareejintan oo lagu qabtay Kaamboolka Wasaarada Warfaafinta waxaa ka soo qayb galay Wasiirada Hawlaha…
