Jaaliyada Somaliland ee Germany oo ka qayb gashay Xaflad aad u balaadhan oo ay ka soo qayb galeenb 120 wadan

    Germany 01.July (SDN) Jaalliyada Somaliland ee Wadanka Jarmalka ayaa Ka qayb galay xaflad aad u balaadhan oo ka dhacday wadankan jarmalka taas oo au ka qayb qaateen ilaa 120 wadan,Iyadoo Wadan kastaaba uu Halkaasi ku soo bandhigay Hidaha,Dhaqanka Astaamaha dalalkaas iyo Horumarada kala duwan ee ay sameeyeen. Gudoomiyaha Jaaliyada Somaliland Germany Mohamed Husein Dhacsi Ayaa…

    Read More

      Wasiir ku Xigeenka Cusub ee Wasaarada Arrimaha Bulshada oo Madal lagu soo dhawaynayay Maanta loo sameeyay

      Hargaysa 01.July (SDN) Madax dhaqameedka Caasimada Somaliland qaarkood iyo waxgarad kale ayaa manta munaasabad maamuus oo soo dhoweyn ah u sameeyey wasiir ku xigeenka Cusub ee wasaaradda Arimaha Bulshada Marwo Shukri Xariir Ismaaciil. Munaasabadan oo lagu qabtay Hotel Crown ee magaalada Hargaysa ayna ka soo qayb galeen Madaxda ururada Haweenka Somaliland, xubno ka tirsan golayaasha…

      Read More

        Agaasimaha Guud ee Wasaarada Boosaha oo dalbaday in loo hawl galo Sidii S.Land u Yeelan lahayd fure u gaar ah {DHAGAYSO}

        Hargaysa 01.July (SDN) Agaasimaha Guud ee Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta Mudane Xasan Cumar Horri ayaa Sheegay in baahi Weyn loo qabo sidii ay Somaliland u Heli lahad Furaha Dal ku Galka Telefoonada oo u Gaar ah . Hadalkan ayaa Agaasimaha Guud waxa uu ka jeediyay Munaasibad ay Xilka Wasaaradaasi kula kala Wareegayeen Wasiirkii Hore ee…

        Read More

          Wasiirkii Hore ee Boosaha oo Ka Warbixiyay arrimihii ugu layaabka badnaa ee Wasaaradaas ku Soo Maray {DHAGAYSO}

          Hargaysa 01.July (SDN) Wasiirkii Hore ee Wasaaraada Boosaha iyo Isgaadhsiinta ee Somaliland Mudane Cali Cilmi Geele oo si rasmi ah Xilkii Wasaaradaasi ugu Wareejiyay Maanta Wasiirka Cusub ee Wasaaradaas Mudane Maxamed Jaamac Abgaal ayaa Wasiirkii hore waxa uu ka waramay Duruufihii uu ka dhaxlay Wasaaradan uu Maanta Xilkeeda Wareejiyay. Cali Cilmi Geele waxa uu Wasiirka…

          Read More

            Madaxweyne Siilaanyo oo Furay Xafiis loogu magacaabay Shaqo doon kana hadlay Afada Tahriibta {DHAGAYSO}

            Hargaysa 01.July (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta furay Shirweyne Qaran oo lagaga hadlayo Shaqo abuurka dhalinyarada Somaliland kaas oo Mudo laba Cisho ah ka socon doona Huteel Maansoor ee Magaalada Hargaysa isla markaana ay ku Lamaanayd Carwo ku saabsan Shaqo abuurka  . Shirkan oo ay soo qaban qaabiyeen Wasaaradaha…

            Read More

              Hadalkii Wasiirka Qorshaynta Qaranka ee Barnaamijka Shaqo abuurka {DHAGAYSO}

              Hargaysa 01.July (SDN) Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire Ayaa maanta Ka hadlay Shirweyne Qaran ee lagaga hadlayo Shaqo abuurka dhalinyarada Somalilandoo Waxaanu Wasiirku  ka waramay Muhiimada uu Shirweynahan qarani ugu fadhiyo dhallinyarada Somaliland waxaanu intaas ku daray in Shirweynahan ay ka rajaynayaan inuu ka soo baxo fikrad wax lagaga qabto tahriibta isla…

              Read More

                Ciidamada Kiinya oo Xoriyadii u soo celiyay Abaanduulihii Ciidamada Soomaaliya ee Jubooyinka

                Kismaayo July 01,2013(SDN)-Ciidamada dalka Kiinya ee qeybta ka ah hawlgalada Africa ee AMISOM ayaa sheegay in ay si daayeen abaanduulihii ciidamada Soomaaliya ee Jubooyinka. Col Cabaas Ibrahim Gurey ayaa ku jiray gacanta ciidamada Kiinya haatan dhawr maalmood ka dib kolkii uu gaaray magaalada Kismaayo. Kisaamyo oo maalmahaasi Colaad foolaneysay ayaa ciidamada Kiinya oo la safan…

                Read More

                  Dawlada hindiya oo u hanqal-taagaysa hawada(Air Traffic) East Africa iyo xograadin ay arintaa ka wado

                  London 1jul13 (SDN) Iyadoo baryahan danbe ay isa soo tarayaan dawladaha aduunka ee raba inay ganacsi ama maalgashi ka hirgaliyaan qaarada Africa, ayaa dhawaan safaarada Hindiya ee dalka jarmalku (Germany) martiqaad u fidiyeen Mr Deepak iyo Mr Hussein Alishaqi oo ah madaxa sanduuqa horumarinta mashaariicda Africa (African Development Fund) ee kooxda DVK Group. Ujeedada martiqaadkan…

                  Read More

                  Mareykanka oo Basaasay Xulafadiisa reer Yurub

                  Berlin July 01,2013(SDN)-Sarkaala sare oo ka tirsan xukuumada Jarmalka ayaa ku eedeeyay xukuumada Obama in ay ula dhaqantay xulafadeede ku eegtay habkii “Dagaalka Qaboow”,ka dib kolkii mid ka mida Jariiradaha dalkaasi uu soo bandhigay xog tibaaxeysa in Sirdoonka Mareykanku basaasay xafiisyada Midawga Yurub. Wasiirka Cadaalada Jarmalka Sabine Leutheusser-Schnarrenberger ayaa ka jawaabayay xog lagu daabacay Jariirada…

                  Read More

                    DAAWO:Axmed Madoobe oo ka Hadlay Dagaaladii Kismaayo iyo Doorka Ciidamada Kiinya ku lahaayeen

                    Nairobi July 01,2013(SDN)-Madaxweynaha MaamulkaJubaland Axmed Madoobe ayaa saxaafada kula hadlay magaalada Nairobi ayaa ka waramay arrimo ay ka mid yihiin dagaaladii Kismaayo,doorka ciidamada Kiinya ku lahaayeen iyo wadahadalo uu Dawlada Soomaaliya kula yeeshay Adis Ababa. Axmed Madoobe ayaa sheegay in magaalada Kismaayo gacantiisa ku jirto,isla markaana ay hayaan sadex ka mid ah ragii xilka madaxweynenimo…

                    Read More

                    Brazil oo Hantidey Fifa Confederation Cup 2013 Markii Ay Spain Ku Sagootisey 3-0 By Jaahuur.

                    Rio-De-janerio-June-30-2013-qurbejoognews-.com-Ottawa-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta  ula qaxaynaa xagaaiyo carigaa Brazil iyo koobkii Fifa Confederation Cup oo lagu kala faataxaystey markii Brazil aay 3-0 ku dubatey Spain. Akhyaarta ciyaartan oo aad u xiisa baneyd waxaa ka soo qeybgaley dadweyne garoonka soo buux dhaafiyey oo kor u dhaafey 70,000 iyo dabcan taageerayaasha labada dhinac ee waraabowga qaba….

                    Read More

                      Somaliland: Public Utilities ministry Launches New Electronic Driving License

                      Hargeisa, 30 June 2013 (SDN) – Somalilanders will soon be carrying new, redesigned, high-tech driver’s licences that will be harder to alter, forge or obtain under different identities than current licences, outgoing minister of public utilities Mohamed Abdi Habsade announced today as part of government’s latest efforts to prevent road accidents. The new driving licence…

                      Read More

                        “Independence day of Somalia: A Question of Socio, Economic and Political Independence”

                        Islamabad, 30 June 2013 (SDN) – Islamabad-based research think-tank MUSLIM Institute organized a round table discussion on “Independence day of Somalia: A Question of Socio, Economic and Political Independence”. Former Ambassador to Kenya Shafqat KakaKhel and Usman Hassan Research Associate MUSLIM Institute, were the Speakers in the Round Table Discussion. Representatives from different Think Tanks,…

                        Read More

                          Shaqalhii ka hawal gali jiray Tvga HCTV ee London oo u wareegay Tvga Cusub ee Startv oo caawa laga furayo London warbixin gaara oo qurbejoog.com ka diyaarisay

                          London 30Jun13(SDN) Waxa dhawaan ku soo badanaya wadankan Uk Telefeeshanada Madaxa banaan ee ay leyahiin Somalilada taas  oo noqday ganacsi xaga bulshada ku dhaqan wadankan ,tvyadan ayaa waxa ka hawl gala dhalinyaro si tabaruca ugu shaqeyo ,Tvyadan soo badanaya ayaa qarkood ay hore uga tirsanayeen tvyadii ka horeyey taas oo dhinaca xisaabaha isku khilaafa.Tvgan cusub…

                          Read More