WAR DEG DEGA:Mucaaridka iyo Xukuumada Jabuuti oo Wadahadalkoodu meel wanaagsan Marayo,Wareysi Siyaasi Xuseen Cadhoole Dhawaan Filo

    Ottawa June 27,2013(SDN)-Siyaasiga reer Jabuuti ee hormuudka u ah mucaaridka Jabuuti ee ku nool woqooyiga America ayaa nooga waramay wadahadaladii u socday Mucaaridka iyo xukuumada Jabuuti in dhawaalaba. Wadahadalada ayuu inoo sheegay in meel wanaagsan marayaan,faahfaahinta warkan waxaad uga bogan doontaan wareysi aanu arrinkan kala yeelanay Siyaasi Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Candhoole. SDN-Ottawa contact@somalidiasporanews.com

    Read More

      Madaxweynaha Somalia oo la Kulmay Wasiirka Horumarinta ee Norwey oo Muqdisho Yimid iyo Heshiis ay kala Saxeexdeen

      Muqdisho 27.June (SDN) Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho kulan kula yeeshay wafdi ka socday dalka Norway oo uu hoggaaminaay wasiirka horumarinta iyo xiriirka Caalamiga ah  ee Norway, Heikki Holmes. Kulankan waxaa goob-joog ka ahaa wasiiradda arrimaha dibadda Somalia, Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan, wasiirka maaliyadda, Maxamud Xasan Suleyman iyo mas’uuliyiin kale. Madaxweynaha iyo…

      Read More

        Baraamij Xiso badan oo aan ka diyaarinay Fananada Amina Cabdilaahi Boqashadii ay ku Timid London iyo Sualahii la waydiyey (Ha waydiinana Dadayda iyo ma jacayl baad kuguursatay)daawasho wacan u gara qurbejoog.com

        London 27Jun13 (SDN)Baraamij Xiso badan oo aan ka diyaarinay Fananada Amina Cabdilaahi Boqashadii ay ku Timid London iyo Sualahii la waydiyey (Ha waydiinana Dadayda iyo ma jacayl baad kuk guursatay )daawasho wacan u gara qurbejoog.com  

        Read More

          Ururka Hablaha Suxufiyiinta Somaliland ee WIJA oo Soo dhaweyay Haweenka Xilalka Wasiir uu Madaxweyne Siilaanyo u Magacaabay

          Hargaysa 27.June (SDN) Ururka Suxufiyiinta Haweenka Somaliland  ee Wija ayaa Madaxweyne Siilaanyo ku Hambalyeeyay inuu kor u soo qaaday Saamigii Haweenku ku lahaayeen Xubnaha Golaha Wasiirada kadib Markii uu isku shaan dhayntii uu soo saaray ku magacaabay laba Xubnood oo Haween ah kana kala dhigay Wasiir iyo Wasiir ku Xigeen. Agaasimaha Ururka Haweenka Suxufiyiinta Marwo…

          Read More

            Midowga Yurub oo dayactiray Cisbitaalka Guud ee Caasimada Hargaysa

            Hargaysa 27.June (SDN) Waxa Maanta uu Midowga Yurub daah-furay mashruuca dayactirka Cisbitaalka Hargeisa (Hargeisa Group Hospital) si loo hagaajiyo galaangalka adeegayada caafimaad ee dadweynaha sida dhaqsida leh u kordhaaya ee Hargeisa. Asaga oo ay la jiraan shurakadiisa, Terre Solidali iyo Xafiiska Qaramada Midowbay ee adeegyada mashruuc (UNPOS) ayaa Midowga Yurub wuxuu kordhin doonaa wax ku-oolnimada,…

            Read More

              Madaaafiic Xalay lagu Garaacay Garoonka Duyuuradaha Kismaayo

              Kismaayo June 27,2013(SDN)-Habeenimadii xalay ayaa la maqlayay madaafiic lala dhacayo gegidada duyuuradaha ee magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose. Gegida Duyuuradaha ee Kismaayo ayaa saldhig u ah ciidamada dalka Kiinya ee ka midka ah kuwa AMISOM. Ilaa iyo haatan ma cada cida ka danbeyay weerarka balase dadka degaanka ayaa sheegay in weerarku ka yimi…

              Read More

                Khudbadihii Xasan Sheekh iyo Axmed Siilaanyo ee munaasibada 26ka June

                Hargeysa June 27,2013(SDN)-Waxa qasriyada Madaxtooyo ee Muqdisho iyo Hargeysa lagu kala qabtay munaasibado lagu weyneynayo sanguuradii 53aad ee maalintii calan Soomalaiyeed laga taago geyigii Soomaalida ee gumeystuhu qeybsaday. Labada Munaasabadood ayaa ku kala duwanaa waxyaabihii looga hadlay,waxaana fariimo siyaasadeed hawada isugu mriyay labada madaxweyne ee Soomaaliya iyo Somaliland. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somailand Md Axmed Maxamed Siilaanyo…

                Read More

                  ‘Isku Shaandhayntii Wasiirada Madaxwaynuhu Lug Ba Meel Buu Dhigay. Muniirna Waxan Leeyahay Xishood” Gudomiyaha Ururka Dhalin Yarada Ee ASAAS Caydiid Sange

                  Hargeysa June 27,2013(SDN)-Gudomiyaha ururka dhalinyarada wadaniga ha ee ASAAS Caydiid Sange Deerigaad ayaa ka hadlay dareenkiisa isku bedelka isku shaandaynta iyo casilaada xubno kamid ah wasiirada xukumada kulmiye Gudomiye Caydiid Sange ayaa sheegay in madaxwaynuhu ku gal gashay magacaabista wasiirada qaar halka qaar ka kalena uu lugba meel dhigay waa sida uu hadalkiisa u dhigay…

                  Read More

                    DAAWO:Barnaamijka Isir Raaca Afka Soomaaliga

                    London June 27,2013(SDN)-Barnaamijka Isir Raaca Afka Soomaaliga waa barnaamij ka baxa TVga Somalichannel isla markaana sida magaciisa ku dheehan lagu lafa guraa Sugaanta iyo marxaladihii kala duwanaa ee ay Luuqadu soo martay. Barnaamijkan oo daadihiyo Cabdi Good ayaa todobaadkan xusayaa dhacdooyin siyaasadeed oo Somaliland Todobaadkan ku soo qaadanayaa,DAAWO.

                    Read More

                      Dagaal Galabnimadii ka bilowday Kismaayo oo la isu gabal dhacsaday

                      Kismaayo June 27,2013(SDN)-Waxa magaalada Kismaayo ka dhacay galabnimadii shalay dagaal u dhexeeya ciidamadamo ka kala qaata Axmed Madoobe iyo iyo Bare Hiiraale oo labadaba sheegta madaxweyneyaasha maamula Jubaland. Dagaalka ayaa ka biloowdey xaafada loo yaqaano Argada ee Kismaayo oo ay marayeen ciidamada Axmed Madoobe oo ay rasaas ku fureen kuwa Bare Hiiraale. Dagaalka ayaa inta…

                      Read More

                        Somalia may get new currency

                        IMF staff met in Kenya with officials of the new government of Somalia and discussed ways to help the country develop a macroeconomic policy. Creating a new currency was one of the issues discussed. Somalia may have a new currency to be created by the government that was empowered in 2012.The possibility was one of…

                        Read More

                          Xarunta Madaxtooyada Somaliland oo caawa laga Xusay 26 June iyo Madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay

                          Hargaysa 26.June (SDN) Munaasibad lagu Weynaynayo 53 Guuradii ka soo Wareegtay Markii ay Jamhuuriyada Somaliland Xoriyadeeda ka qaadatay Gumaystihii Ingiriiska 26kii June 1960 kii ayaa Caawa ka qabsoontay Xarunta Qasriga Madaxtooyada . Munaasibadan Waxaa ay fanaaniinta Qaranku ku soo bandhigeen Masrixiyad ka Turjumaysa halgankii Gobonimo doon iyo is raaci dhex maray Somaliland iyo Somalia kaas…

                          Read More

                            Wefti ka socda J.Somaliland oo Jabuuti u Yimid ka qayb galka Xuska Maalinta Qaranimada J.Jabuti ee 27 June

                            Jabuuti 26.June (SDN) Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro oo uu Weheliyo ku Xigeenkiisa 1aad Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Maanta soo gaadhay Magaalada Jabuuti ee Caasimada Jamhuuriyada Jabuuti . Gudoomiyaha oo Warbaahinta uga Waramayay Ujeedada Socdaalkooda ayaa ku Sheegay inuu la Xidhiidho Marti qaad ay ka heleen Madaxweynaha Jamhuuriyada…

                            Read More