“Madax Weynuhu wuxuu u balan qaaday Umadda Reer Somaliland hadduu ku Guulaysto inuu dhiso Dawlada yar oo Tayo leh” G.Xigeenka WADDANI

    Hargaysa 26.June (SDN) Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Axmed Muumin Seed ayaa Isku shaandhaynta Madaxwayne Silaanyo ku sameeyay Golihiisa wasiirada ku tilaamay mid aan Macno badan lahayn islamarkaana ah Balan fur madaxwayne Silaanyo ku Balan furay Balanqaadkiisii ahaa inuu dhisayo Dawlad kooban oo tayo leh oo ku tiraabi jiray wakhtigii Ololaha uu…

    Read More

      “Shirkan Brussels ka dhacaya 16-ka September 2013, waa mid dowladdu ay la hor-tageyso qorsheyaasheeda dib-u-dhiska dalka” Madaxweynaha Somalia

      Muqdisho 26.June (SDN) Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud oo maanta xarunta madaxtooyada Soomaaliya kula kulmay wafdi ka socday Midowga Yurub ayaa sheegay in shirka Brussels lagu qaban doono 16-ka bisha September ee sannadkan 2013 uu muhiimad weyn u leeyahay Soomaaliya. Kulan uu madaxweynuhu uu la yeeshay wafdi ka socday Midowga Yurub oo ay hoggaaminayeen ergayga…

      Read More

        Madaxweyne Siilaanyo oo Magacaabistiisii ka daba Keenay Wasiirul dawle Cusub oo Wasaarada Xoolaha

        Hargaysa 26.June (SDN) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Magacaabay Wasiirul dawle cusub oo loo sameeyay Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha Somaliland. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyadda Md. Axmed Saleebaan Dhuxul, waxaanu u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-1854/062013…

        Read More

          Hal Qabsigii Siilaanyo ee Dawlad Tiro Yar, Waxaa Bedelay Dawlad Tiro badan oo Tamar yar {FAALO}.

          Hargaysa 26.June (SDN) Waa Sadex Sanno oo buuro ah Markii Maantoo kale ay Shacabka Somaliland u dareereen Goobihii Codbixinta Doorashadii Madaxtooyada ee Qabsoontay 26 June 2010-kii,Taas oo ay ku Loolamayeen Madaxweynihii wakhtigaas talada dalka hayay kana soo Jeeday Xisbigii Udub Daahir Rayaale Kaahin,Gudoomiyihiii Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Madaxweynaha haatan Axmed Maxamed Maxamud…

          Read More

            Top Federal Govt Leaders Address the Somaliland Talks

            Mogadishu, Jun 26, 2013 (SDN) – the president of the federal republic of Somalia, prime minister and the speaker all addressed the Somali and Somaliland talks during the celebration marking the 53rd anniversary that ended the British rule in northern Somalia. The president of the federal republic of Somalia admitted that atrocities occurred during the…

            Read More

              Khudbadii Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ee 26ka June

              Muqdisho June 26,2013(SDN)-Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa khudbad munaasibada 26ka Juune ah oo uu jeediyay ku xusay arrimo kala duwan oo ka hadlayaa maalintaas ayaan waxa ay u dhigneyd sidan; Mudane Madaxweyne, Mudane Ra’iisul Wasaare; Mudane Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna Guddoomiyaha Golaha Adeegga Garsoorka; Mudanyaalka Golaha Shacabka iyo Xubnaha Golaha Wasiirada; Madaxda Maamulka iyo Maaraynta Hay’adaha…

              Read More

                Prof Samatar:“Somaliland Inay Noqonayso Wadan Geeska Afrika laga yaqaano Waxay ka Muuqataa Dhalinyarada Jaamacadaha”

                Hargeysa June 26,2013(SDN)-Prof Axmed Ismaciil Samatar ayaa ka waramay Booqashadiisii Somaliland mar uu Tvga Qaranka Somaliland waxa uu ka waramay arrimo dhawr ah ay ka mid yihiin madax banaanida Somaliland,soodheweyntii uu la kulamay iyo abaal celintiisa. “Jaamacadaha Somaliland intooda badana waan ka hadlay aad ayaanu u wada doodnay ardayda iyo su’aalihii la iswaydiinayay, mustaqbalka Somaliland…

                Read More

                  Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo si xirfadeysan isugu dhuftay madaxdii sar sare ee Ururkii Xaqsoor ee wadahadaladu u socdeen

                  Hargeysa June 26,2013(SDN)-Guddoomiyihii Ururkii Xaqsoor ee ku haray tartankii Golleyaasha degaanka Mujj Xasan Ciise Jaamac ayaa shaaca ka qaaday in wadahadaladii u dhexeeyay Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo in ay burbureen. “Shicibka Somaliland waxaan u sheegaynaa in ururka xaqsoor daacadnimo ku galay wadahadaladaas.  Waxaan ogolaanay inaanu la hadalo xukumada ka dib markii ay iyagu ku taliyeen…

                  Read More

                    WasiirkaCusub ee Warfaafinta Oo ka hadlay Dareenkiisa xilka loo magacaabay “Waxaanku faraxsan nahay in xil, xilkii kaculusna la ii dhiibay” “IntiiAwoodayda ah Inaan ku dedaaloGacan-qabashadda iyo korinta saxaafadda ayaa iga go’an”

                    HARGEYSA (SDN)- Wasiirka cusub ee WasaaraddaWarfaafinta, dhaqanka iyo wacyi-gelinta Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir, ayaaka hadlay  cilaaqaadka uu la yeelan doonosaxaafadda madaxa banaan ee dalka. Wasiirka Warfaafinta oo galabta u waramayay Somaliland.Org,waxa uu ka hadlay dareenkiisa ku wajahan xilka Wasiirnimo ee looga dhigaywasaaradii uu Wasiir Ku xigeenka ka ahaa, isagoo arrintaasi ka hadlayayna waxauu yidhi  “Walaahay…

                    Read More

                      Marag-ma-doon: Madaxbannaani iyo Midnimo Somaaliyeed

                      Maalmaha madaxbannaanida Soomaalida. (26.6 Somaliland, 27.6 Jabuuti, 1.7 Somalia) 1. Somaliya iyo Jabuuti diyaar ma u yihiin dhaqan ahaan iyo niyad ahaan ? 2. Soomaaliya iyo Jabuuti ma aqoonsan karaan Somaliland ? Maanta waxaa ku suntan markii u horeysay ee Calan Soomaaliyeed laga taago dhul Soomaaliyeed oo xor ah, lagana rogay kii gumeysiga Ingiriiska.Waxaana astaantaas…

                      Read More

                        Fursada Ugu Jirta Baanka Dhexe ee Somaliland Goaanka Bangiyada Mareykanku ku xanibeen Xawaaladaha

                        Minneapolis June 26,2013(SDN)-Bangiyada Waaweyn ee dalka Mareykanka khaasatan magaalada ugu Soomaalida badan ee Minneapolis ayaa xanibaad ku soo rogay qabashada lacagaha Xawaaladuhu ka soo ururiyaan Qurbejooga ehelkooda Masruufa. Arintan ayaa fursad u ah Banka dhexe ee Somaliland una noqon karta xukuumada il dhaqaale oo muhiim u ah horu kaca dalka. Somaliland Bakeedu waxa uu meesha…

                        Read More

                          Al-Shabaab abducting children from central Somalia

                          Mogadishu, Jun 26, 2013 (SDN) –Al-Shabaab in recent weeks has kidnapped hundreds of children from the militant-controlled town of El Bur in Galgadud, residents say, expressing fear that the al-Qaeda-affiliated group is forcibly recruiting them as child soldiers. Since early May, more than 350 children under the age of 16 have been taken from Qur’an…

                          Read More

                            NINKII MAYDKU KA DHACAY WAXA LAGA REEBAY HADUUU SII GO’AY. Faallo Isku Shaandhaynta M/weyne Siilaanyo//Qalinkii Abwaan Mohamed Xasharo

                            BISMILAAH=Waxa aan caawa mudaba ku dhex jiray oo aan dhex mushaaxaayay 1-shabakadaha wararka 2-facebook iyo waliba dhagta oo aan maalaayay in muddo ah dal iyo dibadba.waxaanan hoosta iska idhi QALINBAA HADHSANAAYE, ISKA MIYAY QUDAANSHEEN, WAAKAN QAYLINAAYEE••qoraalada aan akhrinaayay iyo hadalada aan maqlaayay ayaa ahaa qaar aad is odhanayso loomaba meel dayin,ka bilaw afhayeenkii madaxtooyada,ku xigsii…

                            Read More

                              Collegiate Churches Supports SAACID to Build Malnutrition Treatment Facility in Somalia

                              New York, Jun 25, 2013 (SDN) –The Collegiate Churches of New York has funded SAACID International to build a children’s health facility that will provide inpatient care for severely malnourished children and their resulting medical complications. It will be the first indigenous construction in 22 years in south and central Somalia. The Inpatient Malnutrition Stabilization…

                              Read More

                              Chicago Blackhawks oo Ku Guuleysatey Stanley Cup Markii 3-2 Ay Ku Naas Nuujisey Boston Burins.By Jaahuur.

                              Boston-june-25-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ula qaxaynaa xagaaiyo Mareykanka iyo Chicago Blackhawks oo ku guuleysatey koobka waqooyiga Ameerika  caanka ka ah ee Stanley Cup,Markii ay 3-2 ku khaarijisey Boston Burins. Haddaba ciyaartan oo aad u xiisa badneyd ayaa labadn kooxood isla soo gaadheen kulankii lixaad (Game-6) oo aalaba kooxdii badisa afar jeer ku guuleysato ama…

                              Read More