Gudoomiyaha Solja oo Soo dhaweeyay Magaabista Wasiirka Warfaafinta Isla Markaana Talooyin u soo Gudbiyay

    Hargaysa 25.June (SDN) Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Xasan Maxamed Yuusuf, ayaa Madaxweynaha Somaliland uga mahad celiyay inuu Wasiirkii ku haboonaa oo suxufi ah u magacaabay Wasaaradda Warfaafinta. Xasan Maxamed Yuusuf waxa uu sidaasi ku bayaamiyay war-saxaafadeed uu maanta soo saaray oo u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha Jamuuryadda Somaliland Mudane Amed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa…

    Read More

      Wasiirkii hore ee Hawlaha Guud oo Furay Hoosada Gaadiidka Dawlada kana hadlay dareenkiisa ku aadan Isku Shaandhayntii Madaxweynuhu sameeyay

      Hargaysa 25.June (SDN) Wasiirkii hore ee Wasaarada Hawlaha Guud iyo Guryaynta Mudane Axmed Cabdi Xaabsade ayaa maanta Xadhiga ka Jaray Hoosada Gaadiidka ee Wasaaradaasi oo dib u dhis balaadhan lagu sameeyay. Munaaasibad kooban oo lagu qabtay Xarunta Wasaaradaasi isla markaana ay ka qayb galeen madax iyo mas’uuliyiin ka tirsan laamaha wasaaradaasi ayaa waxaa Warbixin ka…

      Read More

        Gudoomiyaha Negaad oo Madaxweyne Siilaanyo ku bogaadisay Talaabada uu Haweenka ugu Sad Buriyay

        Hargaysa 25.June (SDN) Gudoomiyaha ururka Haweenka  Qaranka ee  Now Marwo Aniisa Nuur  Cigaal ayaa waxa ay madaxweynaha JSL Md. Axmed maxamed maxamuud  (Siilaanyo) ku  bogaadisay xubnaha  Haweenka ah ee ku soo biiray Golaha wasiirada . Gudoomiyaha  NOW waxa ay sheegtay in iyada oo ka wakiil ah Haweenweynaha heer qaran in ay madaxweynaha uga mahadnaqayaan fursada…

        Read More

          Terror financing fears stop transfers to Somalia

           Mogadishu, Jun 25, 2013 (SDN) –— When a bank transfers money to Somalia, can it be sure it’s not sending money to terrorists? That question is forcing one of Britain’s largest banks to cut ties with the largest cash transfer bank in Somalia, a company that brings in the majority of the country’s $1.2 billion…

          Read More

            IMF to Help Somalia Rebuild Its Economy

            Recent international recognition of the Federal Government of Somalia has paved the way for the IMF to provide technical assistance and policy advice to the war-torn east African nation. After a two decade-long interruption in relations with Somalia, the IMF is striving to arrive at a better understanding of the country’s current economic and institutional…

            Read More

              Somaliland: Who is the Country’s New Foreign Minister?

              Hargeisa, Jun 25, 2013 (SDN) –President Silanyo’s last night cabinet reshuffle saw the former Deputy Joint Special Representative for Operations and Management in the African Union-United Nations Hybrid Operation in Darfur (UNAMID) Mohamed Bihi Yonis as the new minister of foreign affairs. The country’s top diplomat Mohamed Bihi is internationally well known veteran diplomat but…

              Read More

                President Silanyo Reshuffles Cabinet

                Hargeisa, Jun 25, 2013 (SDN) –Somaliland President Ahmed Mohamed Mohaoud “Silanyo” made changes in the Cabinet, naming Shukri Haji Bandare the new Minister for Rural development and Environment, and Mohamed Bihi Yonis, the former Deputy Joint Special Representative for Operations and Management in the African Union-United Nations Hybrid Operation in Darfur (UNAMID) as the minister…

                Read More

                  Taliyaha Ciidanka Qaranka Gobolka Badhan Oo Saaka Talaabo Ka Qaaday Masuuliyiin Puntland Ka Socotay Oo Gobolkaasi Soo Gaadhay Kana Saaray Magaalada Badhan

                  Badhan 25.June (SDN)  Taliyaha ciidamada qaranka ee fadhigoodu yahay gobolka badhan Cornayl Yaasiin Cismaan Saalax ”Guray”ayaa maanta talaabo adag ka qaaday masuuliyiin ka socda maamulka puntland kuwaaso gobolka badhan u yimid sidii ay shaqaale ka shaqeeya doorashada la filayo inay puntland ka dhacdo tababaro iyo siminaaro usiin lahaayeen. Waxana taliyuhu saaka subaxnimadii markii uu ka…

                  Read More

                    Halkan ka akhriso wasaradaha Cusub ee Madaxwanaha Somaliland magacabay iyo wasiirada qabailka ka soo jedaan

                    Hargaysa 25Jun13 (SDN) Madaxweynaha Somaliland Mr Ahmed Siilaanyo ayaa soo saray degreeto madaxwayne oo lagu kordhiyyey wasaarado halkan ka akhriso qabilka ka soo jeedaan. 1. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Maxamed Biixi Yoonis (Sacad Muuse) 2. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Warancade(Garxajis Isaxaaq) 3. Wasiirka Wasaaradda Deegaanka Shugri X. Ismaaciil Baandare (Garxajis Isaxaaq) 4. Wasiirka Wasaaradda…

                    Read More

                      DHEGEYSO Caruurta Xarunta darbi jiifka ee Hargeysa oo ka mudaharaaday Xilka qaadis wasiirka Shaqada iyo Arimaha bulshadu ku sameeyay Luul Xasan Mataan+ luul oo ka hadashay‏

                      Hargaysa 23.June (SDN) Ubadka lagu xanaaneeyo Xarunta darbi jiifka ee mustaqbal ee  Magaalada Hargeysa ayaa maanta Mudaharaad cabasho ah ka dhigay Agagaarka xaruntaasi oo ku taalada degmada maxamed mooge ka dib markii sida ay sheegeen wasiirka shaqada iyo Arimaha bulshada Somaliland Maxamuud Axmed Bare Garaad uu xil ka qaadis ku sameeyay Agaasimaha Xaruntaasi Maamo Luul…

                      Read More

                        War-murtiyeedkii ka soo baxey Shirweynihii ay Beesha Ciise Muse ee qurbo-joogtu ay ku-qabsadeen Caasimada London taariikhdii 22nd -23rd June 2013

                        London June 25,2013(SDN)-Waxaa ka dhacey  Caasimada Ingiriiska ee London, Shir-laba maal-moodle ah oo mug-leh  oo ay ka soo qeyb-galeen bah-weynta qurbe-joogta Ciise Muse ee ku-dhaqan daafaha dunida. gaar-ahaan  North-America iyo Yurub. Shirka waxaa lagu furey Aayadaha quraanka kariimka ah. Shirku wuxuu ku saleysnaa doorka ay horena uga qaateen hadana uga qaadan-karaan qurbe-joogta beeshu horumarinta degaanada…

                        Read More

                          Talibaan oo Madaxtooyada Afgaanistaan weerar ku Qaaday

                          Kabul June 25,2013(SDN)-Kooxda Talibaan ee dagaalka kula jira ciidamada Huwanta NATO iyo kuwa dawlada Afgaanistaan ayaa weerar aad u balaaran ku qaaday madaxtooyada dalkaasi. Weerarkan oo dhacay xili halkaasi ay ku sugnaayeen marti sharaf suxuufiyiin ka mid ahaayeen oo sugayay khudbad lagu waday in uu jeediyo madaxweyne Xamid Karzi. Qaraxyo iyo rasaas culus ayaa laga…

                          Read More

                            Mareykanka oo dedaal Diblomaasiyadeed ugu jira sidii uu Gacanta ugu Dhigi lahaa Edward Snowden

                            Moscow June 25,2013(SDN)-Dawlada Mareykanka ayaa ilaa iyo haatan aan gacanta ku dhigin Edward Snowden oo ah nin hore ugu shaqeynayay heyada sirdoonka ee CIAda iyo Hay’ada amaanka ee NSA oo isla markaana shaaciyay barnaamij sir ahaa oo ay sirdoonka Mareykanku ku basaasi jireen isgaarsiinta. Xukuumada Obama ayaa shaacinta barnaamijkaas kala kulantay fashil iyo caro baaxad…

                            Read More

                              Madaxweynaha Koonfur Africa oo Shacabka Dalkaasi ugu Baaqay in ay u Duceeyaan Nelson Mandela

                              Johansberg June 25,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Konfur Africa Jacob Zuma ayaa shacbiga dalkaasi ugu baaqay in ay u duceeyaan madaxweynihii hore ee dalkaasi Nelson Mandela oo xaaladiisa caafimaad aa looga deyrinayo. Jacob Zuma oo xalay saqdii dhexe ku booqday Mandela cusbitaalka uu ku jiro ayaa sheegay in xaalada madaxweyne Mandela ay haatan tahay khatar. Zuma waxase uu…

                              Read More