Burcad loo qabqabtay Boobkii loo Geystay MeheradO Soomaali ah oo Konfur Africa
King William Town June 22,2013(SDN)-Booliska dalka Konfur Africa ayaa sheegay in ay Burcad u soo qabqateen Boob dhawaan loo geystay qaar ka mida meheradaha ku yaal dalkaasi. Booliiska magaalada King William Town ayaa sheegay in ay Afar ruux ka soo qabteen aag ay ku yaaliin meherado Soomaali ah oo qaar ka mida la dhacay dhawaan….
