Eng Maxamed Xaashi oo Dhaliilo,Iyo Talooyin kala duwan u soo Jeediyay Madaxweyne Siilaanyo {DHAGAYSO}
Hargaysa 20.June (SDN) Wasiirkii hore ee Wasaarada Maaliyada Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa Sheegay in Madaxwaynaha Somaliland uu Maanta yahay Bilaa Ehel,isla markaana aanay Waxba u tarayn Sida uu Yidhi Xubnaha Qabiilka ah ee Ku Xeeran. Waxa uu Eng Maxamed Xaashi Cilmi xusay in kuwii la soo halgamay ee nasteexa u ahaa uu aaminsan yahay…
