Ciidamada Amaanka oo Hawl gal ka sameeyay Huteelada Magaalada Baladweyn iyo dad ay soo qabqabteen

    Baladweyn 23.June (SDN) Saraakiisha nabad-galyada maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay iska dhaga-mariyeen maamulka hoteellada magaalada Baladweyne amar hore loogu siiyay in ay soo gudbiyaan liiska dadka macaamiisha ah ee seexda hoteellada, taasoo qeyb ka ah sida ay sheegeen howlgalada lagu sugayo amniga magaalada Baladweyne. Ciidamada maamulka gobolka Hiiraan ayaa howlgal ayaa saacihii ugu…

    Read More

      Dibad baxyo Balaadhan oo Ka Dhacay Caasimada Talyaaniga ee Roma iyo Nuxurka ay daaran yihiin

      Roma 23.June (SDN) Magaalada Roma caasimada dalka Talyaaniga ayaa ka dhacay banaanbax ballaaran oo loogaga soo horjeedo falalka foosha xun ee ka dhacay S. Africa, kaasoo kasoo qeybgaleen dadweyne aad u tiro badan isla markaana muujiyay dareenkooda ku aadan arxan darada iyo falalka aan bini’aadamnimada aheyn ee shacabka Dalka Koonfurta Africa kula dhaqaaqayaan umadda Soomaaliyeed…

      Read More

        Wasiirka Duulista Somaliland oo Kulan Addis ababa kula yeeshay Wasiirul dawlaha Gaadiidka Itoobiya

        Addis Ababa 23.June (SDN) Wasiirka Duulista hawadda Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa magaaladda Addis-ababa kulamo kula yeeshay masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan dawladda dalkaasi oo uu ka mid ahaa Wasiirul dawladaha Wasaaradda Gaadiidka iyo isgaadhsiinta Md. Gitaju Migiste. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray madaxa Baratakoolka Wasaaradda Duulista Cabdilaahi Axmed Caarshe,…

        Read More

          Warbixinta Gudoomiyaha Gudida Xakamaynta AIDS-ku ka Jeediyay Golaha Wakiilada {DHAGAYSO}

          Hargaysa 23.June (SDN) Gudmiyahay Gudiga fulinta Xakamaynta  xanuunka Aydhiska Maxamed Daahir  Khayre ayaa Maanta Warbixin dheer oo dhinacyo badan taabanaysa ka siiyay Mudanayaasha Golaha Wakiilada Heerka Fiditaanka Xanuunkan ee Somaliland,   hawl qabadka  Commession-ka   AIDS-ka. Gudoomiyuhu waxa uu Tilmaamay in Komiishankoodan uu  Gudoomiye ka yahay madaxweynaha Somaliland isla markaana ay Xubno ka  yihiin Lix wasaaradood, waxaana uu…

          Read More

            Dawlada Hoose oo Laascaanood oo Hawl gal lagu Banaynayo Wadooyinka ka Fulisay Magaaladaas

            Laascaanood 23.June (SDN) Maamulka Dawladda Hoose ee  Degmada Laascaanood ayaa maanta ka fuliyay qaybo ka mid ah magaaladaas hawlgal lagu banaynayo wadooyinka, laguna hagaajinayo bilicda degaankaas. Hawlgalkan oo ay horkacayeen maayarka magaalada laascanood md. C/qaadir Jaamac Saalax iyo xoghayaha Degmada Cabdi khayre Dirir  wax aka qayb qaatay hawlwadeenada D/Hoose ee magaalda oo kaashanaya ciidanka Booliska…

            Read More

              Golaha Wakiilada oo Warbixin ka Dhagaystay Gudoomiyaha Komiishanka H.I.V/AIDS

              Hargaysa 23.June (SDN) Fadhigii maanta ee Golaha wakiilada  oo uu  Gudoominayey  Gudoomiyaha Golahaasi Mud, C/raxman maxamed Cabdillahi, ayay mudanayaashu war-bixin kaga dhegaysteen Gudoomiyaha Gudiga fulinta Xakamaynta  AIDS-ka ee Qaranka  Mud, Maxamed Daahir  Khayre. Gudmiyahay Gudiga fulinta Xakamaynta  xanuunka Aydhiska  waxa uu  mudanayaasha faah faahin ka  ka siiyey  hawl qabadka  Commession-ka   AIDS-ka, kaasi oo uu  sheegay…

              Read More

                Britain builds £14m prison in Somalia

                Mogadishu, Jun 23, 2013 (SDN) – Britain is spending £14million on a jail to lock up terrorists and pirates — in Somalia.  Taxpayers’ money will also go to fund mobile criminal courts in lawless states currently plagued by al-Qaeda.  The prison in Mogadishu will ensure dangerous warlords are kept behind bars.   It will also…

                Read More

                Brazil oo 4-2 Ku Edbisey Italy Iyo Mexico oo 3-1 Ku Amusiiisey Japan. By Jaahuur.

                Brazil-June-23-2013-qurbejoognews.com-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha   waxaynu manta aadeynaa xagaa iyo carigaa Brazil oo uu si habsami ah uga socdo koobka lagu magacaabo Fifa Confederations Cup. Haddaba ciyaar ka tirsaneyd koobkan ayaa waxaa manta foodda isla galey Brazil iyo Italy,ciyaartan oo aad u xiisa badneyd waxaa qeybtii hore ee ciyaarta iska maamulanayey dabcan Brazil. Ciyaartan oo aad u…

                Read More

                  Muqdisho oo ay ku soo Badanayaan Haweenka Gawaarida wata

                  Muqdisho June 23,2013(SDN)-Wadooyinka caasimada Soomaaliya oo sanado door ah haatan aan lagu arag Dumar wata gawaari ayaa maalmihii u danbeeyay waxa dhabeyaasha Muqdisho lagu arkayay Haween wata Gaarida noocyadooda kala duwan. Arintan ayaa loo aaneyay ka dib kolkii magaalada iyo nawaaxigeeda laga saaray kooxda Al Shabaab,iyo xaalada amaan oo soo hagaageysay bilihii ina dhaafay. Haweenka…

                  Read More

                    Maayarka Hargeysa Oo Ballan-qaadyo Mushaharkiisu Ku Jiro Ugu Deeqay Jidka Hargeysa-Sallaxlay

                    Hargaysa 23Jun13 (SDN)Duqa Caasimadda Hargeysa C/Raxmaan Maxamuud Caydiid (SOLTELCO) ayaa ku dhawaaqay inay dawlad hoose ahaan diyaar u yihiin ka qayb-qaadashada tabarucaadka waddada Hargeysa iyo Sallaxlay dhanka agabka, dhaqaalaha iyo adeegyada kale ee looga baahdo, waxaanu sidaas ku caddeeyay mar uu maanta ka hadlayay bilawga sees-dhigga wejiga labaad ee laamida isku xidhaysa Hargeysa-Sallaxley-Ina Guuxaa oo…

                    Read More

                      Gudigii Ra’iisul W. Saacid u Magacaabay Qaban-qaabada Munaasabadaha 26-Juun iyo 1-Luuliyo oo maanta kulmay

                      Muqdisho, 22, Jun, 2013(SDN)Gudiga qaban qaabada munaasabadaha 26-juun iyo 1-Luuliyo ayaa maanta shir isugu yimid ay kaga hadlayaan qaabkii loo wajihi lahaa weynaynta maalmaha saldhiga u ah qaranimada Soomaaliya. Gudigaan ayaa maanta waxaa shirkooda ku wehliyey Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Maxamud Axmed Nuur Tarsan ayaa markuu soo idlaaday kulankooda waxaa saxaafada…

                      Read More