Madaxweynaha Afgaanistaan oo ka biyo Diiday in Mareykanku ka qeybgalo wadahadalada Taalibaanka uu la yeelanayo

    Kabul June 20,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Afgaanistaan Xamid Karzi oo ay talada dalkaasi u dhiibeen xoogagii Mareykanku hogaaminayay ee dalkaasi qabsaday  sanadii 2001dii ayaa ka biyo diiday in Mareykanku ka qeybgalo wadahadalada dhawaan u furmi doona dawladiisa iyo dagaalyahanada Taalibaan. Taalibaan ayaaogolaaday in ay wadahadalo la galaan dawlada Afgaanistaan ka dib kolkii dawladaasi aqbashay in ciidamada NATO…

    Read More

      Diminished Future Generation

      In a recent Scientific Research prepared  by some medical doctors, psychologists, and psychotherapists from WHO, ( World Health Organisation ).  The health committee released a Scientific communiqué referring that the majority of the young generation in Somaliland are suffering from a mental disease called INSOMNIA. The majority of the youth in Somaliland find themselves awake…

      Read More

        Madaxweynaha dalka Ghana oo Marti qaad uu Fidiyey Mudane Hussein AL-ishaqi oo qaabilsan qaybta horumarinta Africa iyo Madaxwaynaha Ghana oo Balan qaday In u Madaxwaynaha Somaliland Boqasho ku Yimado Ghana

          London 20Jun13 (SDN) Shirkadaha horumarinta ee DVK ee u madaxa ka yahay Mudane Deepak oo u wehelinayo Madaxa horumarinta qaybta Mashaariicda Afrika (African Development fund) ee Hussein AL ishaqi ayaa dhawaan ku tagay socdaal shaqo dalka Ghana sidii looga wada hadli lahaa mashaariic horumarineed oo laga hirgalinayo dalka Ghana. Mudane Hussein AL-ishaqi oo qaabilsan…

        Read More

          Xukuumada Somalia oo Si adag u Canbaaraysay Falkii lagu Weeraray Dhismaha Hay’ada UNDP ee Muqdisho

          Muqdisho 19.June (SDN) Inta la Hubo Shan Iyo Toban Qof ayaa Ku Naf waayay Weerar Maanta ay Xarkada Al Shabaab ka fulisay Dhismaha Hay’ada UNDP ee Magaalada Muqdisho,kuwaas oo afar ka mid ahi ay ahaayeen Shaqaalihii Ajaanibka ahaa ee ka hawl galayay Xaruntaas . Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay weerarkaas,…

          Read More

            Wasiirka Cadaalada oo ka Hadlay Ahmiyada loo qabo in la Helo Xeer lagu hago Nootaayooyinka Shareecada {DHAGAYSO}

            Hargaysa 19.June (SDN)  Wasiirka Wasaaada Cadaaladda JSLand Mud,Xuseen Axmed Caydiid,ayaa maanta Hadal ka Jeediyay  kulan lagu Naaqishayay  sidii loo samayn lahaa xeer lagu maamulo  Xafiisyada Nootaa-yooyinka  shareecada  ee dalka ka jira. Wasiirku Waxa uu Sheegay Sida ay Daruuriga u tahay in la Helo Xeer lagu Dhaqo  xafiisada adeeg bulsho haya ee aan la hayn wax…

            Read More

              Gudoomiyaha Gobolka Togdheer oo ka Hadlay Waajibaadka looga baahan yahay Xildhibaanada Golayaasha Deegaanka

              Burco 19.June (SDN)  Machadka Tababarka Shaqaalaha Dawlada ayaa maanta magaalada Burco ku soo gabo gabeeyay aqoon isweydaarsi Mudo laba iyo Toban Maalmood ah u socday Mudanayaasha Golaha deegaanka ee Magaalooyinka  Burco,Laascaanood, Ceerigaabo iyo Caynabo. Munaasibada Xidhitaanka Aqoon Isweydaarsigan ayaa waxaa ka qayb galay Gudoomiyaha Gobolka Togdheer,Agaasimaha Guud ee Machadka Tababarka Shaqaalaha Dawlada, Mas’uuliyiin ka socday…

              Read More

                Wasiirka Cadaalada oo Furay Kulan lagu Darsayo sidii loo Samayn lahaa Xeer lagu Maamulo Nootaayooyinka

                Hargaysa 19.June (SDN) Wasiirka wasaaada cadaaladda JSLand,.Mud,Xuseen Axmed Caydiid,ayaa maanta ka furay Huteel maansoor ee magaalada Hargeysa kulan lagu gorfaynayo  sidii loo samayn lahaa xeer lagu maamulo  Xafiisyada Nootaa-yooyinka  shareecada  ee dalka ka jira. Kulankan oo ay ka soo qayb galeen  Gudoomiyaha ururka Qareenada somaliland, saraakiil ka socday wasaarada maaliyadda,Culima’udiin iyo mulkiilayaasha xafiisyada  Nootaayooyinka Sharciga…

                Read More

                  Wasiirka Arrimaha Dibada oo ka Warbixiyay Diyaarad Maalintii Shalay laga Celiyay Hawada Somaliland

                  Hargaysa 19.June (SDN) Wasiirka wasaarada arimaha dibadda JSLand Mud, Maxamed C/llahi Cumar, ayaa maanta   xog-waran  ka bixiyey dayuuradii ay xukuumadda Somaliland ka  celisay  Hawadeeda maalintii shalay , loona diiday inay ku soo degto Garoonka  Dayuuradaha ee Cigaal international airport ee caasimada Hargeysa,ka dib markii ay howl-wadeenada  Wasaarada duulista  ee Hagista  Duulimaadyada dayuuradaha ay u cadaatay…

                  Read More

                    Ban ‘shocked’ over UN office attack in Somalia

                    Mogadishu, June 19, 2013 (SDN) — United Nations Secretary-General Ban Ki-moon is “shocked” at the news of an attack on a UN compound in Somalia on Wednesday, his spokesman said.  “The Secretary-General is aware of the attack against the United Nations in Somalia, and he is shocked by it,” Martin Nesirky, the spokesman, said in…

                    Read More

                      Xidhibaano ka Socda Afar Gole Deegaan oo Magaalada Burco tababar loogu soo gabo gabeeyay {DAAWO}

                      Burco 19.June (SDN) Machadka Tababarka Shaqaalaha Dawlada ayaa maanta magaalada Burco ku soo gabo gabeeyay aqoon isweydaarsi Mudo laba iyo Toban Maalmood ah u socday Mudanayaasha Golaha deegaanka ee Magaalooyinka  Burco,Laascaanood, Ceerigaabo iyo Caynabo. Aqoon Isweydaarsigan ayaa hore looga soo fuliyay Gobolada Galbeedka Somaliland waxaana Xidhitaankiisii ka hadlay Agaasimaha Machadka Tababarka Shaqaalaha Dawlada Prof Maxamed…

                      Read More