Shabaabka oo Weerar Hubeysan ku qaaday Xarunta UNDP Muqdisho

    Muqdisho June 19,2013(SDN)-Wararka Muqdisho ka imanaya ayaa waxa ay tibaaxayaan in weerar ay dabley hubeysani saaka ku qaaday xarunta UNDP ku leedahay Muqdisho ay ku dhinteen dad. Weerarkan oo noociisa mudooyinkan danbe Muqdisho lagu arag ayaa waxa qaaday kooxda Al Shabaab. Weli ma cada khasaaraha ka dhashay weerarka balse waxa uu walaac ka dhex abuuray…

    Read More

      Xeer Ilaalinta Hargeysa oo Hubaal ku soo oogtay danbiyo

      Hargeysa June 19,2013(SDN)-Xeer ilaalinta guud ee Gobolka Hargeysa ayaa maanta shaacisay dacwado ay ku soo oogtay laba masuul oo ka tirsan Jariirada maalin laha ah ee Hubaal. Jariirada oo hore weerar iyo xanibaad la isugu daray ayaa haatana dacwad lagu soo oogay Gudoomiahaeeda iyo tafatireheeda. Guddoomiye Maxamed Axmed Jaamac iyo Tafatire Xasan Xuseen Cabdilaahi ayaa…

      Read More

        DHEGEYSO:Balaanqaadyadii iyo Cahdiyadii uu Madaxweyne Siilaanyo Qaaday maxaa ka Fulay,Markaad Dhagaysto ka dareen Celi‏

        London June 19,2013(SDN)-Dhegeysteyaal Waxaan halkan aanu idiinku kuugu soo Bandhigeynaa Weedho balan qaadyo ah Oo Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo uu Warbaahinta ka sheegay Xiligii uu ku gudo Jiray Tartankii doorashada Madaxtooyada iyo Doorashadiisii ka dib kuwaas oo marka Maanta laga qiyaas qaato noqonaya Cahdigii Balan Furka. Waxaa Balan qaadyaaa ka Mid ahaa Tahriibka oo ay…

        Read More

          Magaalada Hargeysa oo yeelatayXaafad dumarka lagu ugaadhsado

          Hargeysa June 19,2013(SDN)-Xalay abaaro fiidkii waqtiga geeska Africa ayaa gabadh dhalinyar ah lagu dilay dhanka waqooyi bari ee magaalada Hargeysa aaga Mansoor hotel, taas oo sababta ugu weyn oo loo diley ay ahayd mobile ay sidatey. Arimaha sidan u foosha xun ayaa ku soo badanaya magaalada, halka gabadhan dhaawaceeda loola cararey Cisbitaalka weyn ee Hargeysa…

          Read More

            DAAWO:Madaxwayne ku xigeenka iyo Odayaasha Dhaqanka oo isugu yimi Kulan lagu Mideynayo Dhaqanka iyo Siyaasada reer Awdal

            Boorama June 19,2013(SDN)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa ka qeybgalay kulan lagu mideynayo Dhaqanka iyo Siyaasada Beelweynta Gadabuursi oo ka dhacay Boorama. Kulankan oo ay ka qeybgaleen Ugaaska Beelaha Gadabuursi Ugaas Cabdirashiid Ugaas Doodi iyo Madaxwene Ku-xigeenkii hore ee Somaliland Md Cabdiraxmaan Aw Cali,DAAWO  

            Read More

              Brazil oo isu soo baxyo Rabshada wataahi Ruxeen

              Brasilia June 19,2013(SDN)-Magaalooyinka waaweyn ee dalka Brazil ayaa lagu arkay isu soo baxyadii ugu waa weynaa ee dalkaasi lagu arko mudo dheer. Isu soo baxyadan u danbeeyay ayaa looga cabanayaa Gawaarida shacabka daabula oo qiimahooda sare loo qaaday,Caafimaad,waxbarasha iyo amni xumo. Shacabka reer Brazil ayaa isu soo baxyadii u badnaa dhigay iminka ka hor xili…

              Read More

                DAAWO:Falanqeynta Dhacdooyinka oo lagu eegayo Federalka

                London June 19,2013(SDN)-Barnaamijka Falanqeynta Dhacdooyinka ee ka baxa TVga SomaliChanell ayaa todobaadkan waxa uu Xasan Cade ku eegayaa Doodaha ku xeeran arrimaha Federaalka. Barnaamijka oo xiise gaar ah leh ayaa waxa ka qeybgalaya marti sharaf aqoon u leh mawduuca,sidoo kale waxa lagu guud mari doonaa dhacdooyinkii ugu xiisaha badana todobaadkan,DAAWO,

                Read More

                Xulka Spain oo Ku Guuleystey Horyaalka Yurub (Under 21) Markii Xulka Talyaaniga 4-2 Kaga Findhicisheen.By Jaahuur

                Jeruselam-Israel-June-18-2013-qurbejoognews.com-Ottawa- Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xaagaa iyo Yahuudda Israel iyo Jeruselam oo lagu soo gabagabeeyey horyaakii Yurub UN-21 markii Xulka Spain 4-2 hilfaha uguqaadey xulka Talyaaniga. Haddaba ciyaatan oo kamadambeys ahayd FINAL ayaa la filayey ney noqoto ciyaar xiiso dan,laakiin waxay isu bedeshey ciyaartii uGu caajiska badneyd markii qeybtii hore ee ciyaarta lagu…

                Read More

                  Ururka Ssuk ma lagu Amini karaa Masuuliyad Danbe?

                  Ururka Ssuk ma lagu Amini karaa Masuuliyad Danbe? Hore ayaa loo yidhi halka ay dacado macal uga barato ayeey macaluul ugu bakhtidaa   Marka hore waxaan salaan u dirayaa dhamaan shacabka reer Somaliland gudo iyo dibadba. Mid taasi oo kale la mid ah waxaan hawada u soo marinayaa bahda saxaafada meelkasta oo ay ka joogan…

                  Read More

                    Somaliland Denies Landing Passenger Plane over Mogadishu Issued Permission

                    Hargeisa, June 18, 2013 (SDN) –– Somaliland authorities on Tuesday denied clearance to a passenger Airline to land at the Hargeisa’s  Egal international airport. Civil aviation ministry revealed in a press statement that the plane, carrying passengers, was denied permission to land after the pilot took landing permission from Mogadishu. The press statement also revealed that…

                    Read More

                      Dalada Sonyo oo Xukuumada ugu baaqday Wax ka qabashada Shabakad isku xidha Dhalinta Tahriibaysa oo dalka ku sugan

                      Hargaysa 18.June (SDN) Tahriibka dhalinyarada JSL ayaa noqday masiibo qaran oo haligta dhalinyarada JSL qarnigan 21aad. Dhalinyarada JSL oo war-war ka qaba dihnaanta mustaqbalka, leeleel iyo ladnaan midkuu u sido, iyo waayaha mustaqbalku ku qaabili doono dalkooda hooyo, ayaa raxan raxan maalin walba uga suudala dalka, una badheedha saxare kulayl badan oo baaxad leh iyo…

                      Read More

                        Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Gaadhay Boorama iyo Dil Xariirad ka dhacay {DAAWO}

                        Boorama 18.June (SDN) Wefti balaadhan oo uu  Hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Maanta Gaadhay Magaalada Boorama. Ujeedada Socdaalka Madaxweyne ku xigeenka ayaa Salka ku haysa sidii ay Wax uga qaban lahaayeen Dil ka soo Cusboonaaday Deegaanka Degmada Xariirada,Mudane Saylici waxaa Socdaalkiisan ku Wehelinaya Mujaahid C.raxmaan Aw Cali Faarax. Boorama…

                        Read More

                          Shir lagu darsayo Waxyaabaha laga baran karo dalalka kala Go’a oo Jaamacada Hargaysa lagu soo Gabo gabeeyay

                          Hargaysa 18.June (SDN)  Labo Aqoonyahan oo u dhashay Dalkan JSL ayaa maanta ka hadlay shirkii heer gobo lee ay soo qabanqaabisay kulliyadda xalinta khilaafaadka ee jaamacadda Hargaysa oo manta ku soo gebabeboobay xarunta Somaliland ee Hargaysa kaasoo ku saabsanaa waxyaabaha laga faa’iidi karo dalalka kala go’a. Md Maxamed Cabdi Daa’uud Badhasaabkii hore ee Gobolka Maroodijeex…

                          Read More

                            Wasaaradda Duulista Somaliland oo ka hadashay Diyaarad Rakaab siday oo laga celiyay Madaarka Hargeysa

                            Hargeysa June, 18 2013 (SDN)- Diyaarad rakaab siday oo ka timi magaalada Muqdisho ayaa maanta oo Salaasa ah laga celiyay Madaarka magaalada Hargeysa, kadib markii ay sidaas amreen masuuliyiinta sare ee Wasaaradda Duulista Hawada Somaliland. Tan iyo markii masuuliyiinta Somaliland horaantii bishii hore ay shaaciyeen inay joojiyeen diyaaraddaha Qaramada Midoobay inay soo fadhiistaan, kana duulaan…

                            Read More