Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja oo Si adag u Naqdiyay Talaabada ay Xukuumadu ku Xayirtay Wargayska Hubaal {DHAGAYSO}

    Hargaysa 16.June (SDN) Ururka Suxufiyiinta ee Solja ayaa maanta Si adag u Canbaareeyay Falkii lagu Xayiray Wargayska Hubaal oo ka mid ahaa Warsidayaasha Madaxa Banaan ee ka Soo baxa Caasimada dalka ee Hargaysa . Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Xasan Maxamed Yuusuf oo Shir jaraa’id ku qabtay Caasimada Hargaysa ayaa Sheegay in talaabada lagu…

    Read More

      Xulalka Daad Madheedh,iyo Hawd oo Afka Ciida u Daray Badhan iyo Salal una Gudbay Wareega Afarta Kooxood

      Hargaysa 16.June (SDN) Xulalka Gobolada Hawd iyo Daad Madheedh ayaa u soo baxay Wareega afarta Kooxood ee Isugu Soo hadhay Tartanka Gobolada Somaliland kadib markii ay u Awood Sheegteen Xulalka Gobolada Badhan, iyo Salal. Ciyaarta Hore ayaa dhex martay Xulalka Gobolada Hawd iyo Badhan,labada Xul ayaa soo bandhigay qaab Ciyaareed Hufan oo ku dhisan Weerar…

      Read More

        Marwada Madaxweynaha Somaliland oo ka qayb gashay Xuska Maalinta Caruurta Afrika

        Hargaysa 16.June (SDN)  Xaflad Lagu xusayey maalinta Caruurta afrika ,kana soo qayb galeen Marwada  Madaxweynaha JSLand Marwo Aamina-Weris sh.Maxamed Jirde, Wasiirka Wasaarada shaqada iyo arimaha Bulshadav  Mud,Maxamud Bare Garaad,iyo masuuliyiin ka kala socday  Hay’ada Wadaniga ah iyo Kuwa caalamiga ah ayaa maanta Lagu qabtay Huteel Maansoor ee Magaalada Hargeysa. Marwada   Madaxweynaha Marwo Aamina-weris sh.maxamed Jirde …

        Read More

          Muxuu Wasiirka Arrimaha Dibadu ka Yidhi Shirkii uu kaga Qayb galay Nayroobi,Qaadacadii Xafiiskii UNSOM {DHAGAYSO}

          Hargaysa 16.June (SDN) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada ee Somaliland Dr Maxamed C.laahi Cumar ayaa Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Somaliland waxa uu Warbixin ka siiyay Siyaasada Arrimaha Dibada . Wasiirku warbixintaas waxa uu ku xusay go’aankii xukuumada somaliland hore uga qaadatay duulimaadyada dayuuradaha Qaramada midoobay kaas oouu sheegay in uu weli taaganyahay, waxaana uu tilmaamay in…

          Read More

            Wasiirka Arrimaha Dibada oo Hor tagay Golaha Wakiilada kana Warbixiyay Siyaasada Wasaaradiisa

            Hargaysa 16.June (SDN) Fadhigii Maanta Ee Golaha Wakiilada oo uu shir-gudoominayey Gudoomiyaha Golahaas Md. C/raxmaan Maxamed C/laahi (C/raxmaan Cirro),ayaa warbixin ka dhagaystay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Debada Dr. Maxamed C/laahi Cumar, oo mudanayaasha faah faahin ka siiyay   Hawlaha ay wasaaradiisu uga masuulka tahay qaranka. Wasiirku waxa uu Golaha warbixin ka siiyay socdaaladii u dambeeyay ee madaxweyna…

            Read More

              Tacsi

              Anagoo kala ah Mukhtaar Cabdi Yusuf .Nasir Maxamed Cai.Fuad Cumar yare Xuseen Maxamed Libaxo.Xusen Cumar yare.Khadar Axmed Caras.Maxmud Cusmaan Timacade .Mustafe Idiris. Cabdi Cumar Bare waxay tacsi u dirayaan Ismacil Saalax Yaasiin  iyo ahaladii iyo qarabadjiisii geridii naxdinta lahayd ee ku timid Hooyadii Marxumad Ruun Muuse Warfaa oo saaka ku geeriyootay magaalada Hargaysa ilaahay waxaan…

              Read More

                President Silanyo Wows Deaf Students with Sign Language Response (Pictures)

                Hargeisa, June 16, 2013 (SDN) – Somaliland President H.E Ahmed Mohamed Mohamoud ‘Silanyo’ met on today with deaf student at the presidential palace. The president’s meeting with the deaf students was also attended by the vice president Abdirahman Zaylici, presidency minister Hirsi Haji Ali, education minister Samsam Abdi Adam, Finance minister Abdiaziz Mohamed Samale, minister…

                Read More

                  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay raysul wasaaraha Britain David Cameron

                  London 16Jun13(SDN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay raysul wasaaraha Britain David Cameron, isagoo sidoo kale ka qeybgalay xafladda dhalashada Boqoradda Ingiriiska, Queen Elizabeth II oo madaxweynaha lagu casuumay. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si gaar ah ugu mahadceliyey raysul wasaaraha Britain David Cameron casuumaadda uu u fidiyay iyo sida…

                  Read More

                    LAACA ARAGTEE LAAGA MA OGTAHEY (Sideebay Somaliland uga badbaadi kartaa Duufaanada Siyaasadeed ee inagu soo foolle? Qalinkii Liibaan Xaaji Fagadhe

                    BAD WAXA MARA BARIGA WAX JIRIYO BUURO DABADOODA IN BOGLIYO IN BAABACO DHIGTIYO BAALKA LAGU DUULO BUSHIMO NOOL ALLAHA QUUDIYOW BOQORKAYOW HEEDHE Murtidii Abwaan (Cabdi Iidaan) Alle naxariistii jano haka waraabiyee Hiirdanka wabiga Niilka hoosaasinta dowladaa Carabta hiilka siyaasadeysan ee Boqortooyada Sucuudiga iyo hurgufka ay rabaan reer Galbeedku halka loo danleeyey ma ciideydeena Hooyaa. Waxa…

                    Read More

                      Nicholas Kay:Waxaan Rumeysanahay in Xafiiska UNSOM uu Faaiido badan u yeelan doono Somaliland

                      Nairobi June 16,2013(SDN)-Ergeyga gaarka ee Qaramada Midoobey Nicholas Kay ayaa si markii u horeysay ka jawaabay goaankii ay Somaliland dhawaan ku diiday in xafiiskiisu ka hawlgalo Somaliland. Ergeygu waxa uu barta Twitterka uu ku leeyahay ku faafiyay fariin uu si taxadar leh u qoray. “Somaliland waxa ay walaac ka muujisay xafiiska UNSOM,waxaase loo baahan yahay…

                      Read More

                        Kay oo la Kulmay Madaxweynaha Jabuuti kana hadlay Maamul u Sameynta Jubooyinka

                        Jabuuti June 16,2013(SDN)-Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan arimaha Soomaaliya Nicolas Kay ayaa maanta booqday dalka Jamhuuriyada Jabuuti lana kulmay madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle. Masuuliyiinta ayaa ka wada hadlay xaalada dalka Soomaaliya iyo sidii loo hirgelin lahaa xafiiska UNSOM ee QM u wakiilatay arimaha Soomaaliya. Labada Masuul ayaa si gaar ah uga wada hadlay sidii gacan…

                        Read More

                          Puntland oo Dawlada Soomaaliya la xiriirisay Al Shabaab

                          Garoowe June 16 2012(SDN)-Maamul goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay dawlada dhexe ee Soomaaliya madaxdeedu in ay xiriir la leeyihiin kooxda Al Shabaab. Madaxweyne ku-xigeenka maamul-goboleedka Puntland Cabdisamed Cali Shire ayaa eedeyntan ka jeediyay furitaankii kalfadhiga baarlamaanka Puntland. Madaxweyne ku-xigeenka ayaa sheegay in loo bahan yahay in la ogaado goorta ay dawladu xiriirka…

                          Read More

                            Dibed-baxayaashii Istanbuul oo laga Saaray Beerta Gezi

                            Istenbul June 16,20139SDN)-Ciidamada amaanka ee dalka Turkiga ayaa xalay gebi ahaan ka sifeeyay dibed-baxayaal 17kii cisho ee u danbeeyay ku sugnaa beerta Gizi ee magaalada Istanbul. Raiisul wasaaraha dalka Turkaga Rejipp Erdogan ayaa maalinimadii shalay u jeediyay digniintii u danbeysay oo uu ugu baaqayo dibed baxayaasha  in ay isaga baxaan beerta. Dibedbaxayaasha ayaa ku adkeystay…

                            Read More