Mudane Abdirashiid Hassan Mataan musharaxa madaxweyne ku xigenka xisbiga ucid Waa Halyay ku dayasho mudan !

    (KamapalaSDN) Maqaalkaygan oo aad u kooban waxaan kaga hadlayaa shakhsiyada Mudane Abdirishiid Hasan Mataan oo ah Musharaxa madaxwayne kuxigeenka Xisbiga UCID, Waxaa jirtay maqaal uu qoray Mudane Abdirashiid Hassan 11/06/13 isaga oo la dardaarmaya fariina hawada u marinaya Dawlada, Prof Samatar iyo shacabka S/land. Dardaarankii qiimaha badnaa ayay dadka qaarkii dhibsadeen iyaga oo hadalo aad…

    Read More

      ARDAYDA WAXKABARATA DALKA UGANDHA IYO JALLIYADA DALKAAS OO BOGAADIYEY MUSHARAXA MADAXWEYNE KUXIGENKA XISBIGA UCID Pro C/Rashid Xasan Mataan War-murtiyeedkiisi Xambaarsana Fariimaha badan

      (Kampala SDN)  Waxa mar ay nala soo xidhiidhen qaybaha kala duwan bulshada reer somaliland ee dalka ugandha ay bogaadin iyo hanbalyo uu direen musharaxa madaxweyne kuxigenka xisbiga ucid Pro C/Rashid Xasan Mataan,taas oo sida ay nagu soo gadhsiiyen ku sheegen in si lexjeclo iyo muwaadinimo masuulyaad garasho fog ula hadlay  una kala diray Dardaaran Ku…

      Read More

        Kalfadhiyadii Baarlamaanka Puntland oo dib u bilaabmay

        Garoowe June 15,2013(SDN)-Waxa xarunta Baarlamaanka ee Garoowe maanta dib uga furmay kalfadhiyadii caadiga ahaa ee Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya. Kalfadhiga maanta oo uu goobjoog ku ahaa madaxwene ku-xigeenka Puntland Cabdisamed Cali Shire ayaa khudbad uu halkaa ka jeediyay waxa uu uga waramay xaaladaha maamul goboleedka haatan ka jira. Madaxweyne ku-xigeenku waxa uu…

        Read More

          Ra’iisul Wasaare Saacid ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay R.Wasaarihii hore ee Norway

          Muqdisho, 15, June, 2013(SDN)Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon  (Saacid) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Norway Kjell Magne Bondevik oo hada ah gudoomiyaha Xarunta Oslo ee dimuqraadiyadda iyo xuquuqda aadanaha oo la asaasay sanadkii 2006. Ra’iisal Wasaare Saacid ayaa kulankii uu la qaatay uga warbixiyey xaaladaha…

          Read More

            Borama Community Supports Government Decision to Word the UNSOM Office prohibition

            Borama 15.June (SDN) The civil society actors, NGOs, community cultural leaders, intellectual groups and government officers of Awdal region, released regional press statement on support to the Somaliland president sent decree, that prohibited the UNSOM organization to have any residential offices in Somaliland. The groups expressed their supportive ideas, to their government decision, in which…

            Read More

              Qarax ka Dhacay Makhaayad Ciidamada Dawladu Shaaha ka cabaan

              Walaweyn June 15,2013(SDN)-Magaalada Walaweyn ee gobolka Shabeelada Hoose ayaa maanta qarax lala beegsaday makhaaxi Shaaha laga cabo oo ay ciidamaa dawladuna fadhiistaan. Qaraxa oo aan ilaa iyo haatan cidi sheegan ayaa waxa ku geeriyoodey Todobo ruux oo isugu jira shicib iyo ciidamo ka tirsan Dawlada. Sidoo kale qaruxu waxa uu bartii ku dilay haweeney iyadu…

              Read More

                Ergayga Qaramada Midoobay oo ka jawaabay go’aanka ay Somaliland ku mamnuucday Xafiiskiisa UNSOM, muxuuse ka yidhi dareenkii dawladda?

                Hargeysa June, 15 2013 (SDN)- Ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Danjire Nicholas Kay, ayaa sheegay inuu dulqaad u yeelan doono go’aanka ay dawladda Somaliland ku mamnuucday in xafiiskiisa UNSOM laga furo caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Dawladda Somaliland ayaa danjire Kay, markii uu la kulmay Madaxweyne Siilaanyo…

                Read More

                  Gollaha Degaanka ee Degmeda Saylac oo Markii u horeysay Yeeshay Kalfadhi

                  Saylac 15.June (SDN) Xubnaha 17-ka ah ee Golaha deegaanka Degmada Saylac ayaa maanta yeeshay kalfadhigoodii ugu horeeyey tan iyo intii ay Somaliland ka qabsoontay doorashadii Golaha Deegaanada. Sida uu ku soo waramayo weriyaha qurbejoog ee Gobolka Salal Kalfadhigan maanta oo uu shir gudoominayey badhasaab ku xigeenka Gobolka Salal Md Cali Allaale rayaale ayna soo xaadireen…

                  Read More

                    Hasan Rowhani, moderate cleric, pulls off Iranian election win

                    Tehran, June 15, 2013 (SDN) – Iran’s reformist-backed candidate has won the election to be that country’s next president, the Interior Ministry announced Saturday, triumphing in a race that once appeared solidly in the hands of Tehran’s ruling clerics. Former nuclear negotiator Hasan Rowhani pulled off an outright victory and avoid a two-person runoff by…

                    Read More

                      Marxuun Xildhibaan Axmed Weyne iyo Doorkiisii Hal abuurnimo ee Qarsoonaa {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 15.June (SDN) Ilaahay Naxariistiisa Janno ha Ugu Deeqee Waxaa Maanta lagu aasay Xabaalaha Xeedho Marxuun Xildhibaan Marxuum Axmed Ibraahim Daahir (Axmed Weyne) oo ka tirsanaa golaha wakiilada Somaliland, oo habeenkii xalay ahaa ku geeriyooday magaalada hargaysa. Marxuunku waxa uu ka mid ahaa halgamayaashii Ururkii SNM, Gees kale hadii laga eego waxa uu ahaa Suugaan…

                      Read More

                        Jaamacada Hargaysa oo ugu Deeqay Sideed Kun oo Buug Maktabadaha Hargaysa

                        Hargaysa 15.June (SDN) Jaamacadda Hargeysa ayaa  ugu deeqday sideed kun oo buug qaar kamid ah dugsiyada sare ee dalka   iyo  qaar kamid ah maktabadaha  caasimada Hargeysa. Munaasabada wareejinta deeqdan buugaagta ah oo lagu qabtay xarunta jaamacada Hargaysa  ayaa   hormoodka kulliyada sharciga ee jaamacada Hargaysa Prof. Maxamuud  xuseen Faarax  oo u hadlay jaamacada ayaa sheegay in…

                        Read More

                          Eng Faysal Cali Waraabe oo Xukuumada ku taageeray Go’aankii ay ku diiday in Somaliland laga furo Xafiiska UNSOM {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 15.June (SDN) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa maanta Sheegay inuu ku taageersan yahay Xukuumada Go’aankii ay ku diiday in Somaliland laga furin Xafiiska Siyaasada ee UNSOM . Gudoomiyaha ayaa hadalkan ka Jeediyay Munaasibad loo sameeyay qalin jabinayeen 403 arday oo ka baxay  Kuliyada SIDAM College oo Maanta Lagu…

                          Read More

                            Fadeexadii ugu Xumeed ee Abid soo Marta Xafiiska Wakiilka Somaliland ee UK iyo Ururka SSUK oo Dul Hogeneysa Emailkan eega bal.

                            Waxaanu helney nuqul ka mid ah nuquladii ay isku direyeen wakiilka Somaliland ee uk mudane cali adan cawaale iyo Gudidii abaabuleysey xafladii 18/may/13  iyagoo daaha saraya kharashkii soo xarodey iyo inta la hayo., iyaga oo aan marnaba sheegeyn sida ay lacagtii u baxdey doonayana in duuduub sheekada lagu xidho ,waxaan kale oo aanu soo bandhigeynaa…

                            Read More