Madaxtooyada Soomaaliya oo markale Hoobiyeyaal lagu garaacay xalay
Muqdisho June 17,2013(SDN)-Xarunta madaxtooyada Soomaliya ee Villa Somalia ayaa xalay la maqlayay tiyoo lala beegsaday madaafiic markii labaad mudo dhawr todobaad ah. Tirada Gantaalada ku dhacay xarunta Villa Somalia ayaa lagu sheegey in ay ahaayeen ilaa lix gantaal oo nuuca hoobiyaha loo yaqaano ah. Gantaalada lagu tuuray Madaxtooyada ayaa intaa ka badnaa balse waxa la…
