DAAWO:Xaruntii Soomaalida ee London lagu gubay

    London June 06,2013(SDN)-Ciidamada la dagaalanka argagixisada ee dalka Britain ayaa baaraya dab la qabadsiiyay Xarun Soomaalidu ku leheyd magaalada London. Ciidamada ayaa baaritaanada bilaabay ka dib kolkii lagu arkay xarunta astaanta EDL oo ay leeyihiin koox xagjiriin Cadaan ah oo dalkaa ku nool.

    Read More

      Muse Biixi… Amaanta Reeraha Lagugu Dooran Maayo! Taariikhduna Maha Waxa Laga Maydho

      “Hadaanadd Samri Karin.. Garaadku Ha Ku Faro Isla Yaabaka” Booqashada qurbaha ee Muuse Biixi, Gudoomiyaha Kulmiye, ma miidaamaa? booqashadaasi waa mid layaab iyo amakaag ku riday mushtmaca reer Somaliland ee qurbajooga ah gaar ahaan ku dhaqan qaarada America. Muse Biixi waxa uu si lama filaana ugu booqday qurbajooga reer somaliland deegaamadda ay kaga noolyiin Mareykanka…

      Read More

        Hanbalyo Hanbalyo Meherka Mr Khadar Mohamed Abdi Khadar Bullo iyo Marwadiisa Bureeqa Hassan Jamac

        Ahmed Hassan Dahir iyo Xaaskiisa Xaliimo sacda Omar Ismacil iyo Caruurtadu waxay  Hanabalyo iyo bagaadin aad u sareysa  Hawada u marinayaan Mr Khadar Mohamed Abdi & Marwadiisa Bureeqa Hassan Jaamac Oo maherkaadu ka qabsoomey Mata oo ah  4/06/2013 kuna qab soomey Casimada S/land Hargeysa Gar ahaan  Scadanivian Hotel  waxaan leeyah  Bara kalahu laka wabaaraka caley…

        Read More

        Maxaa Kala Haysta Fifa Iyo Cunsiriyadda Ka Dhaxaysa Ciyaartooyda? By Jaahuur,

        Fifa-June-05-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula kacaynaa xagaa iyo Fifa oo khaati ka taagan cusuriyadda ay isku hayaaan ciyaartooyada ku fidhidhsan daafa aduunka. Haddaba runtii alaaba haddii la ciyaarayo koobka kubadda cagata ee aduunka,horyaalka Yurub,Cup of Nation,ka Asia iyo qaar kale oo farabadan ayaa waxaa laga soo baahiyaa iney isku tuur-tuuraan aflagaado iyo cusurinimo. Saaxiibayaal doraato…

        Read More

          Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya Oo Ku Heshiiyey Dhowr Arrimood

          Nairobi, 05 June 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud iyo Madaxweynaha dalka Kenya, Hon. Uhuru Kenyatta ayaa muddo labo cisho ah wada hadal ku yeeshey xarunta Madaxtooyada Nagana ee gobolka Nyere ee dalka Kenya. Kulankan labada madaxweyne ayaa daba socdo kulankii ugu danbeeyey ee labada madaxweyne ay ku yeesheen Addis Ababa…

          Read More

            Somaliland joins in celebration of World Environment Day

            Hargeisa, June 5, 2013 (SDN) —Somaliland joins the countries around the globe to celebrate World Environment Day on June 5th with a well-organized ceremony today in Ambassador Hotel, Hargeisa. Hundreds of participants from all walks of life, including ministers, local leaders, UN agencies and university students, attended the ceremony. The director general of Somaliland’s ministry…

            Read More

              Gudi loogu Magac Daray Mihnad layaasha Caafimaadka oo Hargaysa lagaga dhawaaqay

              Hargaysa 05.June (SDN) Madaxweyne ku xigeenka jsl.Md. C/raxmaan C/llaahi Ismaaciil (saylici ) ayaa maanta ka qaybgalay kulan balaadhan oo si rasmi ah  loogaga dhawaaqay hawlgalka gudida qaranka ee mihnadaha caafimaadka . Kalankan oo ay ka soo qayb galeen  Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada  Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax. Xubnaha Gudida Qaranka ee Mihnadaha…

              Read More

                Xildhibaan Waabeeye oo Hadhimo Sharafeed u Sameeyay Xulka Daad Madheedh,Lacag & Diraysna Gudoonsiiyay

                Hargaysa 05.June (SDN) Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Xisbiga Kulmiye Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeye ayaa maanta qado sharafeed u sameeyay Xulka Gobolka Daad Madheedh u Matalaya Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland. Kulankaas waxaa Goob joog ka ahaa Gudoomiyaha Gobolka Daad Madheedh Jamaal Xuseen Hure,Xildhibaano,Ganacsato iyo Qurbejoog. Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeye oo hadal kooban ka jeediyay…

                Read More

                  Shaqaalaha Somaliland oo Beri la fasaxay Xuska Dheelminta Ras’uulkeenii Suubanaa NNKH

                  Hargaysa 05.June (SDN) Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Md.Nuux Sh. Muuse Ducaale ayaa  Hambalyo iyo Bogaadin u diray shaqaale -weynaha Dawladda iyo qoysaskooda   munaasabadda xuska  Dheelmintii Rasuulka (N. N.K.H) Awgeed oo ku beegan  caawa. Gudoomiyaha Haya’da shaqaalaha  Dawladu  war saxaafadeed uu soo saaray maanta oo Nuqul ka mid ahi soo gaadhay  Shabakada Qurbejoog.com ayaa waxa uuu…

                  Read More

                    Xulalka Gobolada Awdal iyo Gebilay oo Min Laba Gool kaga badiyay Gobolada Sool iyo Togdheer

                    Hargaysa 05.June (SDN) Ciyaarihii Kubada Cagta ee Tartanka Gobolada Somaliland oo Maraya Meel Xasaasi ah ayaa waxaa Maanta wada yeeshay Ciyaaro Xulalka Gobolada Awdal iyo Sool oo ay laba Gool ku badiyeen Xulka Gobolka Awdal halka Gobolka Gebilay uu Laba Gool kaga Dul talaabsaday Xulka Gobolka Togdheer. Ciyaarta Hore waxaa Xulka Gobolka Awdal laba Gool…

                    Read More

                      Kulan lagu Gorfaynayay Dardar gelinta Hawlaha Dawladaha Hoose oo Hargaysa lagu qabtay

                      Hargaysa 05.June (SDN) Wasiir ku xigeenka  maamulka Wasaaradda Arimaha Gudaha  Mud, Cismaan Garaad soofi ayaa maanta kulan howled lagaga hadlayo  Hirgelinta Siyaasadda  Ansixinta iyo Kabka Dawladaha Hoose  ee degmooyinka  loo isticmaalo mashaariic horumarineed iyo dardargelinta Hawlaha dawladda Hoose  ka furay Huteel maansoor ee Magaaladda Hargeysa. Kulan-howleedkan oo ay ka soo qayb galeen Xisaabiyaha Guud ee…

                      Read More

                        Al Jazeera Interviews President Ahmed Silanyo of Somaliland

                        Hargeisa, June 5, 2013 (SDN) —Al Jazeera’s Nazanine Moshiri conducts an interview with Ahmed Mahamoud Silanyo, Somaliland president. President Silanyo discusses regional stability, aid, the challenges Somaliland faces and African affairs. Below are the excerpts of the Interview. Nazanine Moshiri: President Silanyo, it has been 22 years since Somaliland declared independence, but you still haven’t…

                        Read More

                          Xuska Maalinta Deegaanka Aaduunka oo Somaliland laga Xusay

                          Hargaysa 05.June (SDN)      Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Deegaanka Adduunka ayaa laga qabtay Huteelka Ambassador ee Caasimada Hargaysa. Xuskan Caalamiga ah waxaa ka qayb galay Wasiirada Wasaaradaha Deegaanka iyo Hawlaha Guud ee Somaliland,Ardayda Jaamacadaha, yo Madax ka tirsan Hay’adaha ka shaqeeya arrimaha deegaanka. Agaasimaha Guud ee Wasaarada Deegaanka Maxamed Faarax Xirsi ayaa tilmaamay dhibaaatada ay…

                          Read More

                            Prof. Samatar Arrived Borama Capital City of Awdal Region

                            Borama 05.June (SDN) The most famous educator and politician, a Somaliland citizen, Prof. Ahmed Samatar received, a very high warm welcoming, from the government and society of Awdal region collectively. Prof. Samatar has been welcomed excitedly, by thousand of Awdal community with hundreds of vehicles, and waving and slogans with the picture of the Prof….

                            Read More