Xulka Gobolka Daad Madheedh oo 2 Gool iyo Hal ugu Awood Sheegtay Xulka Gobolka Saaxil
Hargaysa 04.June (SDN) Ciyaar aad u adag ayay fooda isku dareen Xulalka Gobolada Saaxil iyo Daad Madheedh taas oo hadaa Si Toos ah uga Socota Garoonka Hargaysa Stadium,Ciyaartan ayaa ku dhamaatay 2 Gool oo ay Guushu ku raacday Xulka Gobolka Daad Madheedh iyo Hal Gool o ay la Yimaadeen Xulka Gobolka Saaxil Xulka Gobolka Daad…
