Al Shebab claim deadly Kenya-Somalia border attack

    Nairobi, May 26 2013 (SDN) — Gunmen have killed five people including two police officers in an attack along Kenya’s volatile border with war-torn Somalia, with Islamist insurgents making a rare claim of responsibility. Somalia’s Islamist Shebab insurgents said they carried out the attack, in which gunmen fired on a police post near the border…

    Read More

      Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Siihayaha Safaaradda Yemen ee Muqdisho oo kulmay

      Muqdisho May 26 2013 (SDN)– Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Eng. Maxamed Aadan Axmed ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Siihayaha Safaaradda Yemen ee Muqdisho Danjire Fuad Mohamed        Al-zurqah , iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo fududeynta qaabka maraakiibta Soomaaliya ee fadhida dekadda Cadan loogu soo kaxeyn lahaa dhanka Caasimadda Muqdisho . Wasiir kuxigeenku ,…

      Read More

        Banaabax Lagu taageerayay Axmed Madoobe loogana soo horjeeday dowladda oo ka dhacay Kismaayo

        Kismaayo May 26 2013 (SDN)— Banaabax lagu taageerayay Maamulka Jubaland ee garabka Axmed Madoobe islamarkaana looga soo horjeeday siyaasada dowladda ee Jubooyinka ayaa maanta waxa uu ka dhacay Magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose. Banaabaxa ayaa waxaa ka qeyb qaadanayay boqolaar ruux kuwaasi oo isugu jiray Arday, ganacsato, haweyn iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku…

        Read More

          Wafdi Wasiiro ku jiraan oo ka socda dowladda Soomaaliya oo ku xayiran Garoonka Kismaayo

          Kismayo May 26 2013 (SDN)— Wararka maanta ka imaanaya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in wafdi wasiiro ah oo ka socda dowladda Soomaaliya ay ku xayiranyihiin Garoonka Magaaladaasi. Xubno ka tirsan wafdiga dowladda ee gaaray Garoonka Kismaayo oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in wafdiga uu wali ku sugan yahay Garoonka Kismaayo, madaama ay ciidamada Kenya…

          Read More

          Bayren Munich oo 2-1 Ku Muquunisey Dormond Champion League Final (By Jaahuur)

          Wembley-London-May-25-2013-qurbejoognews,com-Ottawa-Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku furdaamineyna xagaa iyo cariga Ingriiska iyo ciyaartii kama dambeysta ahayd ee dhexmartey Bayren iyo Dormond kana dhacdey garoonka weyn ee Wembley (Champion League) Haddaba saaxiibayaal ciyaatan oo lawada sugaayey ayaa runtii aad u xiisa badneyd,waana laba naadi oo ka soo wada jeeda hal wadan waana Germany,waxaana ka soo qeybgaley dadweyne…

          Read More

            Wasiirka Maaliyada Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale oo bilabay olalahii Dorashada Murashaxa Madaxwaynaha Somaliland ee Xisbiga Kulmiye (Daawasho Wacan)

            London 26May13(SDN)Wasiirka Maaliyada Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale ooka bilabay olalahii Dorashada Murshaxa Madaxwaynaha Somaliland ee Xisbiga Kulmiye kana  bilabay Magalada Biristol oo tageerayashiisa Xisbiga Kulmiye kula hadlayey  Daawasho Wacan   Qurbejoog.com Biristol      

            Read More

              Diplomatic dilemma as Kenya mulls over Somalia exit strategy

              Kenya’s exit strategy from Somalia has hit a major diplomatic wall after Mogadishu developed hostility towards the new leadership of a newly formed autonomous region in southern Somalia. The Standard on Sunday has also learnt the reluctance by Somalia’s federal government under President Hassan Sheikh Mohamud to warm up to Sheikh Ahmed Madobe’s leadership at…

              Read More

                Dood ka dhalatay Heshiiskii Somaliland ay kula wareegtay Maxaabiistii Burcad Badeeda aheyd

                Hargeysa May 26,2013(SDN)-Dawlada Somaliland ayaa sheegtay in QM aaney fulinin heshiiskii ay kula wareegtay Burcad badeed Soomaali ah oo haatan ku jira xabsiyo ku yaal Somaliland. Burcad badeed tiradeedu tahay 34 ayaa haatan ku jira xabsiga Dhexe ee magaalada Hargeysa. Maxaabiistan oo lagu qabqabtay badda ayaa lagu helay burcad badeednimo ka dib kolkii lagu maxkamadeeyay…

                Read More

                  Ganacsato Kiinya uga Digtay Taageerada Jubaland

                  Nairobi May 26,2013(SDN)-Ganacsato ku nool dalka Kiinya ayaa dawlada Kiinya uga digay in ay taageerto maamlka Jubaland ee dhawaan Kismaayo looga dhawaaqay. Ganacsatadan reer Kiinya ayaa sheegay in khalkhalka ka dhashay doodaha ku xeeran maamulka Jubaland uu carqaladeyn doono amniga Kiinya. “Hadadaa waxa woqooyiga dalkeena ka jira amaan daro la xiriirta qalalaasaha ka aloosan Koonfurta…

                  Read More

                    Madaxweynaha Soomaaliya oo IGAD uga digay taageerada Kooxaha iyo Maamulada,xili Kenya ay taageertay Jubaland,Itoobiyana Somaliland

                    Adis Ababa May 26,2013(SDN)-Khudbad uu Madaxweynaha Soomaaliya ka Jeediyay shir ay isugu yimaadeen Madaxda Urur Goboleedka IGAD ayaa waxa uu uga hadlay xiriirka ka dhexeeyay dalalka ururkaa ku bahoobay iyo dhinacyada Soomaalida u dhexeeya. Madaxweynaha oo ayaa mar uu ka waramayay sida uu uga soo horjeedo sida loo maamulay shir dawlad goboleed loogu sameeyay gobolada…

                    Read More