Wasiirka Warfaafinta oo Hargaysa ka furay Kulan lagaga hadlayay baahiyaha haysta Warbaahinta iyo qaabka ay u Shaqeeyaan
Hargaysa 25.May (SDN) Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta Somaliland Abiib Diiriye Nuur ayaa maanta furay kulan balaadhan oo lagu gorfaynaayey Xaaladaha Saxaafada Somaliland ay ku Shaqeeyaan iyo baahiyaha ay rabaan in laga taageero kaas oo lagu qabtay Hotel Maansoor ee Caasimadda Hargaysa. Shirkan oo ay dhex-maray Qaybaha kala duwan ee Warbaahinta Somaliland iyo Hay’ado caalami…
