Halkan ka Dhagayso 22 Sanno ka hor iyo Maalintii lagu dhawaaqay Madax banaanida Somaliland iyo Khudbadihii Shirkii Burco
Hargaysa 17.May (SDN) Waxaa Buuxsamay Laba Iyo Labaatan Sanno taas oo ah Mudadii ay Jirtay Jamhuuriyada Somaliland,Wakhtigaas dheer oo Wiilkii dhashay uu Maanta Gaashaanqaad yahay . Waa Laba Iyo Labaatan Sanno oo duruufo kala duwan watay,Waa Marxalad laga soo Gudbay habkii Shir beeleedka ee dalkan lagu aasaasay,Waa Sannado uu soo Xidhmay toban sanno oo dalkan…
