Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID iyo wefdi uu hogaaminayo oo si weyn loogu soo Dhaweeyay Australia(SAWIRO)

    Melbourne May 16,2013(SDN)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID ee Somaliland iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa gaaray dalka Australia si ay reer Somaliland ugala qeyb galaan debaaldega sanad guurada 22naad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqashadii qaranimada Somaliland. Guddoomiyaha waxaa si weyn halkaa ugu soo dhaweeyay madaxda iyo shacabka reer Somaliland ee isu diyaarinaya…

    Read More

      Baarlamaanka Soomaaliya oo qaaday Dhabihii kuwii KMG ahaa

      Muqdisho May 16,2013(SDN)-Baarlamankaa Soomalaiya oo ah kii u horeeyay ee aan aheyn mid KMG ah ayaa waxa uu bilaabay u dhaqanka sidii hore looga bartay kuwii ka horeeyay ee KMG ahaa ee ay buux dhaafin jireen hogaamiye kooxeedyadu. Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa uu mudo lix bilood ku siman dabadeed shir guddoonka u gudbiyay mooshin ka…

      Read More

        Xukuumada Somaliland oo Furaha Isgaarsiinta Soomaaliya ka doorbiday ka Jabuuti iyo Qatarha ku xeeran

        Hargeysa May 16,2013(SDN)-Wasaarada Boostaha iyo Isgaarsiinta Somaliland ayaa haatan bilowday wada tashiyo ay ku eegeyso sidii looga rari lahaa Somaliland furaha Isgaarsiineed ee Soomaaliya,looguna rari lahaa ka Jabuuti. Kulamo lagu yeeshay xarunta wasaarada Boostaha iyo Isgaarsiinta Somaliland ayaa la iskula eegay suurtogalnimada iyo hirgelinta fure Somaliland ay si gaar ah u yeelato. Kulamada ayaa la…

        Read More

          Xaalada magaalada Kismaayo oo saakay dagan.

          Kismaayo May 16, 2013(SDN)-Wararka ka imaanaya magaala xeebedka Kismaayo ayaa kusoo waramaya in ay saakay dagan tahay kadib doorashooyinkii maalinti shalay ka dhacay gudaha magaaladasi. Wararka ayaa intaa waxa ay ku daraayaan in ay soconayaan wada hadalo ay wadaan wafdi ka socda dowladda Somalia ay la leeyihiin dhinacyada ku wada sugan gudaha magaaladasi. Doorashadii ka…

          Read More

            War saxaafaded Midowga Afrika ay kasoo saartay dhacdooyinki ugu danbeeyay ee Somalia.

            Addis Ababa May 16, 2013(SDN)-Golaha nabadgalyada iyo aamanka ee taabacsan Ururka Midowga Afrika ayaa soo dhaweeyay dhacdooyinki ugu danbeeyay ee dalka Somalia laga hirgaliyay sida talaaboyinka lo qaday xal u helista qodobo ku qoran dastuurka Somalia iyo dadaalada ay xukuumada Somalia ku bixinayso xoojinta xiriirka ay la sameenayso maamul goboledyada wadanka ka jira. War saxafaded…

            Read More

              Labada School ee Boodhinka ah ee Baaxada leh ee dhismahoodu hada ka socdo Gobolka Saaxil Halkeey Marayaan?

              May 16,2013(SDN)-Labada iskuul ee Mataanaha ah ee loogu kala magacdarey Dubur Boarding School iyo Dabeyl-Weyne,Boarding School Waxaa dhismahooda la bilaabey Sanadkii hore Bishiisii Sagaalaad September 2012. Waxaana ay socdeen mudo 10 Bilood ah. Waxaa uu Dugsi-waliba ka kooban yahay, Dusgsi sare iyo mid- Dhexe oo boodhin ah oo Goob-keliya ku-wada yaala. Waxa loogu tala galey…

              Read More

                Ex-Islamist Somali warlord elected ‘president’ of key region

                NAIROBI — Former Islamist warlord Ahmed Madobe has been elected “president” of Somalia’s volatile southern Jubaland region following weeks of tense negotiations between rival factions, officials said Wednesday. The vote in the southern port city of Kismayo was opposed by the central government in the capital Mogadishu, which is keen to stamp its authority on…

                Read More

                Tababarihii Man City oo La Fanashey Maxaase Lagu Suusey? By Jaahuur

                London-May-15-2013-qurbejoognews.com-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu manta ku jaleeceynaa tababarihii Man City Roberto Mancini oo shaqadii laga xayuubiyey,muxuuse galabsadey? Haddaba sababta tababare Mancini shaqada looga eryey ayaa u weyn ciyaartii dhexmartay kooxdiisa Man City iyo kooxdii ugu liidatey kooxaha Ingiriiska xagga dambana kaga jirtey horyaalka Wigan,markii 1-0 ku sagootisey kuna guuleysatey koobkii FA CUP ee finalka ahayd kana dhacdey…

                Read More

                  Casho sharaf loogu sameeyey galbeedka magaalada london murashaxa madaxwaynaha xisbiga ucid Jamaal cali xuseen iyo Marwo Farduus Axmed Warsame

                  London 16May2013 (SDN) Waxaa habeenkii xalay ee ay bishuna ahayd 14/05/13 xaflad casho sharaf loogu sameeyey galbeedka magaalada london ee cariga ingariiska murashaxa madaxwaynaha xisbiga ucid Jamaal cali xuseen iyo  Marwo Farduus Axmed Warsame oo dhawaanahanba ku sugnaa dalkan Boqortoyada Ingiriska ,martina u ahaa jaalliyada reer somaliland ee magaalada London xafladan oo ay  soo abaabuleen ururada ka…

                  Read More

                    Midowga Yurub oo Ciidamada Soomaaliya ku tababaraya Magaalda Muqdisho

                    Muqdisho May 15 2013 (SDN)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxaa uu Soomaaliya ku soo dhaweyay  Tababarka Militariga Yurub (EUTM) oo hadda u soo guuray Soomaaliya si ay qeyb uga noqdaan tababarayaasha Ciidamadda Xooga Dalka. “ Sedexdii sano ee lasoo dhaafay waxeey Midowga Yurub Soomaliya ugu soo tabareen dalka Yugandha 3000 oo…

                    Read More

                      Ra’iisul Wasaaraha oo guddi labada golle ka kooban u magacaabay arrimaha Jubbooyinka

                      Mogadishu May 15 2013 (SDN)– Ra’iisul Wasaarha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdon “Saacid” ayaa maanta wareegto ku soo saaray gudi ka kooban labada gole iyo iyo xiriiriye tiradooduna tahay 16 xubnood loona xilsaaray wada-xaajoodka iyo dib-u heshiisiinta Jubbooyinka. Wafdigu waxay kaloo si hufan ugu gudbin doonaa madaxda dhaqanka iyo kuwa gobolka Jubbada…

                      Read More

                        “Wixii halkaas ka dhacay ee Geerida iyo dhaawacu ba ku yimaadeen waxaanu u aragnaa Khalad inay ahayd, khaladkaasi dhacayna Askarigayaga u xambaarin mayno” Wasiirka Arrimaha Gudaha

                        Burco 15.May (SDN)  Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur oo hawl shaqo ku jooga Magaalada Burco ayaa maanta daboolka ka qaaday inay soo afjareen dhacdadii rabshada wadatay ee Ka dhacday Magaalada Burco,isla markaana ay Xukuumadu dusha u ridatay Mas’uuliyada Wixii Khasaare ah ee Yimid . Wasiirka Wasaarada Arrimaha Guduhu Waxa…

                        Read More